Britain iyo EU oo heshiis gaaray

0
Saturday February 20, 2016 - 09:58:09 in Wararka by
  • Visits: 717
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Britain iyo EU oo heshiis gaaray

    Madaxda Midowga Yurub ayaa si buuxda isugu raacay qorshe looga gol leeyahay in Britain lagu sii hayo ururkaas 28ka dal ka kooban.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda Midowga Yurub ayaa si buuxda isugu raacay qorshe looga gol leeyahay in Britain lagu sii hayo ururkaas 28ka dal ka kooban.

Ra'iisul wasaaraha Britain David Cameron oo shir jaraa'id qabtay wuxuu soo dhoweeyey talaabadaas, wuxuuse sheegay in dalkiisu uusan isticmaali doonin lacagta Euro.

Hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ayaa heshiiskaas lagu sii haynayo Britain Midowga Yurub ku tilmaantay mid macquul ah.

Heshiiska ayaa yimid ka dib markii madaxda Midowga Yurub iyo Mr David Cameron ay magaalada Brussels ku yeesheen kulamo saacado badan socda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip