Muxuu Yahay Rekoodhka Weyn Ee Uu David Silva U Dhigayo Kooxdiisa Manchester City Kulanka Ay Maanta La Ciyaarayso Aston Villa?

0
Saturday October 26, 2019 - 19:50:28 in Wararka by
  • Visits: 796
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Yahay Rekoodhka Weyn Ee Uu David Silva U Dhigayo Kooxdiisa Manchester City Kulanka Ay Maanta La Ciyaarayso Aston Villa?

    Khadka dhexe ee kooxda Manchester City ee David Silva ayaa rekoodh iskugu qoraya taariikhda kooxdiisa kulanka ay haatan la ciyaarayaan kooxda dhawaan horyaalka usoo dalacday ee Manchester City. Ugu horreynba kulankan ayaa ah mid guud ahaan muhiim u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khadka dhexe ee kooxda Manchester City ee David Silva ayaa rekoodh iskugu qoraya taariikhda kooxdiisa kulanka ay haatan la ciyaarayaan kooxda dhawaan horyaalka usoo dalacday ee Manchester City. Ugu horreynba kulankan ayaa ah mid guud ahaan muhiim u ah Citizens oo doonay inay saddexda dhibcood qaataan si ay cadaadiska ugu sii hayaan Liverpool oo hoggaan lix dhibcood ah kaga haysa Premier League haatan. Muhiimada khaaska ah ee uu kulankani u leeyahay Silva ayaa ah inuu noqon doono xiddiga abid ugu safashada badan taariikhda Manchester City isaga oo rekoodhkan kala wareegaya goolhayihii hore ee kooxda ee Joe Hart.
Silva ayaa ciyaaraya kulankiisii 267-aad waxaana uu dhaafayaa Hart oo lahaa 266 waxaana booska saddexaad ku jira kabtankii dhawaan kooxda ka tagay ee Vincent Kompany oo 253 kulan soo matalay City.
 
Advertisements

Booska afraad ayuu ku jiraa Richard Dunne oo 249 kulan usoo ciyaaray Sky Blues kahor wakhtigooda carsiga ah halka uu shanya sarre soo buuxinayo Sergio Aguero oo 216 kulan kusoo qortay magaciisa taariikhda City.

Aguero ayaa haddiiba uu City kusii negaado sanado kale noqon kara xiddiga jabiya rekoodhka David Silva uu maanta dhigayo maadaama Silva uu dhammaadka xilli ciyaareedkan ka dhaqaaqayo Etihad Stadium.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip