WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO SABTI 20-KA FEBARAAYO 2016-KA

0
Saturday February 20, 2016 - 09:08:17 in Wararka by
  • Visits: 1482
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO SABTI 20-KA FEBARAAYO 2016-KA

    CAYAARTOOYDA DA'YARTA OO HABEEN HO RE LOO SAMEYAY XAFLAD SOO DHAWEYNA Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan dowlada federaalka ah ee Soomaaliya, Gudoomiyaasha Barlamaanada Galmudug, Jubbaland, Koonfurgalbeed, maamulka gobo rayidka iyo marti sharaf

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

CAYAARTOOYDA DA'YARTA OO HABEEN HO RE LOO SAMEYAY XAFLAD SOO DHAWEYNA Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan dowlada federaalka ah ee Soomaaliya, Gudoomiyaasha Barlamaanada Galmudug, Jubbaland, Koonfurgalbeed, maamulka gobo rayidka iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweynay ay cayaartoyda 11 jirada ee ka qeyb gal ayey tartanka Dugsiyada Jaamacada carabta ee ka dhacay dalka Qatar.

 

 

Sugaan ka hadleysa qiimaha ay leedah ay Waddaniyadda ayaa lagu soo bandhig ay munaas abada, iyadoo Guddoomiyaasha Barlamaanada Galmudug, Jubaland,iyo Koonfurgalbeed oo halk aa si ka hadl ay ayaa waxa ay sheegen in xiligan loo baahanyahay in si wada jir ah looga qeyb qaa to dhiiri gelinta ubadka yar, isla mark aana laga wada shaqeeyo horumarka dal ka.

G/Gobalka Banaadir ah na Duqa M /Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcale Madaale ayaa sheegay in uu bilowday kacdoon ka lagu horumarinayo Muqdisho , isagoo intaa ku daray in dowladda Hoose ee Xamar ay u qorsheysay Da’yarta Ciyaartoy da 11 Jirada in laga dhigo cayaartooyda kooxda dowladda Hoose.

Wasiirka dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Xukumada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Nuux ay aa ku booriyay in la taag eero ololaha lagu doonayo in lagu hour mariyo Nabadda iyo isboortiga. Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Dalka ee Dowlada Soomaaliya Eng, Saalax Sh.Cusmaan oo ka mid ah mas’uulinti munaa sabadda ka hadlay ayaa sheegay inda’yarta 11 jirada ay astaan qaran u yihiin Umudda Soomaaliyed.

Cabdirisaaq Maxamed Cabdullaahi iyo Cismaan Salaad Cabdi oo ka mid ah cayaartoyda 11 jira da ee soo jiitay quluubta Ummadda Soomaaliyed ayaa tilmaamay inay aad ugu faraxsan yihiin hab maam uuska qaran ee loo sameeyay.

KULAN XALAY GOLAHA WASIIRADA KU MAGACA ABI LAHAAYEEN ILLAA 12 SAFIIR OO DIB U DHACAY

Kulan aan caadi aheyn oo lagu waday inay xalay yeeshaan Golaha Wasiirada ayaa dib u dhac ku yimid, iyadoo kulankan loogu gol lah aa in lagu magacaabo Illaa 12 Safiir oo dowl adda Sooma aliya u matali lahaa dalal ku ya ala Caalamka.Sida ay sheegayaan warar ay heleyso Jowhar.com Xukuumadda iyo Madax tooyada ayaa maalmihii u dambeeyay waday qorshayaal safiiro loogu mag acaabayo dalal dhowr ah, iyadoo Wasaaradda Arrimaha Diba dda ay soo jeedisay Safaaradaha is bedelada lagu sameynayo iyo xubnaha loo magacaab ayo.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dib u dha ca ku yimid kulankan ay salka ku heyso, is qab qabsi ka jira Safiirada qaar iyo in wali ay u baahan tah ay wada tashi, inkastoo Wa saaradda Arrimaha Dibadda intooda badan safiirada soo gudbisay.Xafiiska Ra’iisul Wasa araha ayaa maalmihii la soo dhaafay ku how lanaa kala bedel lagu sameynayo Safaarada ha qaar iyo safiiro cusub oo la doo nayo in loo magacaabo Safaaradaha dalal ku yaalla Q/Yurub, Asia iyo Africa.

Madaxda dowladda ayaa la sheegay in qu dhooda wali isku fahmi la’yihiin Safiirada qaar iyo dala lka la geynayo, waxaana ka marneyn shaqsi yaad loo kala wado safaaradaha. Wararka ayaa in taa ku daraya in Safaaradaha is bedelka lagu sameynayo ay ka mid yihiin Safaaradda Soomaaliya ee Kuwait, Safaarad da Masar oo dhowaan uu ka geeriyooday Safi irkii joogay, Kuuriyada Koofur eed, Turkiga, Ito obiya iyo kuwo kale oo aan inoo suura gelin inaan maga cyadooda helno. Safaara daha sida deg degta ah is bedelka lagu sameynayo ayaa waxaa ka mid ah Safaaradda Soomaal iya ee Turkiga oo bartamihii sanadkii hore loo magacaabay C/llaahi Maxamed Cali (Sanbalo olshe) oo la sheegay inuu boorsooyinkiisa ka soo xirxirtay Turkiga, isla markaana uu dam ac kale oo siyaa sadeed ku jiro.

Waxaa kaloo lagu wadaa in Safiir cusub loo magacaabo Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Addis Ababa, oo xilkaas sanad ka hor isaga tagay Amb, Axmed Cabdisalaan, waxaana jagada hayay qof Si Haye ah. Sidoo kale waxaa iyana soo baxaya warar sheegaya in Wakiilka Soom aaliya u fadhiya Midowga Af rika loo magacaabi rabo C/fataax Xasan Afrax Guddoomiyihii hore ee Go bolka Hiiraan, iya doo wararkan uu ahaa mid maalmihii la soo dhaafay soo xoogeysanayay.

Lama oga xilliga iyo goorta lagu dhawaaqi doono Safiiradan cusub, iyadoo lagu wado in maanta lagu wado inay dalka ka ambabaxaan Ra’iisul Wasaaraha, xubno Wasiiro ah iyo Mas’uuliyiin kale oo ku wajahan magaalada Istanbul, halkaasoo uu ka furmayo shirka lagu saxiixi doono nooca doo rasho ee sanadkan 2016 ka dhici doono Soomaaliya

MADAXWEYNE XASAN OO DARDAARAN U JEEDIYAY CIYAARTOYDA 11 JIRADA SOMALIYEED

Madaxweynaha JFS Xasan Sh Maxamuud, ayaa waxaa uu Garoonka Aadan Cadde Ee M/Muq disho uu kula kulmay ciyaartoyda 11 jir ada Somaliya, oo ka soo laabtay dalka Qatar.

Ciyaartoydan, ayaa dalkaasi kaga qaybga lay tartanka kubadda cagta ee iskuulada dal alka Jaa macadda Carabta. Saddex kulan oo ay ciyaareyna waxay barbardhac kula galeen ciyaartoyda dala lka Qatar, Sacuudiga iyo Emi rateka Carabta. Laba kulan oo kale oo saxiib tinimo ah oo middi laga badiyay, midka kalana ay badiyeen, ayay la ciyaareen ciyaartoyda Oman iyo Lubnaan.

Md.Xasan Sh. ayaa ciyaartoyda ku ammaa nay inay ka farxiyeen dadka Somaliyeed dal iyo diba dna, aadna loogu riyaaqay wacdarihii ay ka dhigeen tartankii ay kaga qaybgaleen dalkaasi Qatar. Madaxweynaha, ayaa bogaad iyay ciyaartoydan oo laga soo kala xulay isk uulada ku yaala M/Muqdsiho, wuxuuna kula dardaarmay inaanay kala tagin, islamarkaa na ay isku duubnaadaan.

Md.Xasan Sh. ayaa ballanqaaday in Dowlad da Somaliya ay abaalmarin doonto ciyaartoyd an, isa goona xusay inay u dadaaleen Somali ya, Somaliyana ay abaalmarinayso.Wuxuuna ku celceliyay dardaarankiisa ku aadan inaa nay dhalintan kala tagin, oo ay isu duubnaada an, islamarkaana ay sii wadaan tababarada kubadda cagta.

Md. Xasan, ayaa tilmaamay in waxa magaca dalka iyo haybadda ummadaba soo noollee ya, uu u gu horeeyo isboortiga, sidoo kalana uu yahay waxa dadka walaaleeya, sida uu yiri.

RA’IISUL WASAARAHA OO QADO SHARAF U SAME EYAY CIYAARTOYDII 11JIRADII WACDARAHA KA DHIGAY TARTANKII JEEM CUP

R/Wasaaraha XFS Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa shalay Qado sharaf u sam eeyey Ciyaartoydii 11jirada oo ku matalayay Qaranka Soomaaliya Tartankii Jeem Cup ee lagu qabtay dal ka Qadar. Waxana uu Ra’iisul Wasaaruhu boggaadiyey sida ay uga soo dhex muuqdeen ciyaaraha iyo guulihii ay gaa reen mudadii ay ciyaaruhu socdeen.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa mahadcelin u jee diyey Maamulka Iskuulkii ay ka socdeen iyo Waalid iinta dhalay, isagoo xusay in loo baah an yahay ciyaartoydan da’da yar in maalgalin lagu sameeyo si kor loogu qaado xirfadooda. Wuxuna intaa raaciyey in dawladda Qatar uu kala hadlay dhismaha Garoon iyo goobo kale oo lagu ciyaaro qeybaha kala duwan ee Ciya araha.

"Maanta farxad ayay ii tahay in aan qado u sameeyo dhalinyaradii kor u qaaday magaca Sooma aliyeed, waxaad tihiin geesiyaal guul u soo hooyay Soomaaliya. Waxana idiin haynaa qadarin”ayuu yiri R/Wasaare Cumar oo intaas raaciyey in kulamada soo socda uu rajeynayo guul ka ballaaran tan inay gaari doonaan.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay in ardaydan ay beri noqon doonaan mustaqbal ka cayaartooyda Qaranka, ayna dhiiri gelinayaan tallaabooyinka lagu horumarinayo isboor tiga dal ka."Waa fursad fiican oo mu staqbal u noqon karta, jiilkan yar yare e aad arkeysaan, runtii Xuku umaddu way bogaadin eysaa tallaabooy inka lagu dhiiri gelinayo da ’yarta isboorti, oo aan dhihi ka ro inay Sooma aliya u tahay must aqbal fiican”ayuu hadalki isa ku soo gabaga beyey R/Wasaare Cumar.

YOWERI MUSEVENI OO KU HOREEYA DOORASHADA MADAXTINIMADA DALKA UGANDA

Natiijooyin horudhac ah oo laga helayo doorashada madaxtinimada dalka Ugan da ayaa muu jina ya in madaxweynaha xi lka haya Yoweri Museveni uu ku horree yo, xilli degmooyinka qaar ay cod kooda dhiibanayaan maanta ka dib dib u dhac ku yimid dorraad Ayada oo la tiriyey afar meelood meel codadka, ayaa madaxwey ne Yoweri Museveni oo xukunka hayey 30 sano, waxa uu haystaa 60% codadka illaa iyo hadda la tiriyey. Hase yeeshee 36 Goobo codbixinta ah oo ku yaalla ma gaa lada Kampala iyo deg mada Wakiso, oo ay ku xoogan yihiin taa geerayaasha mucaaradka, ayaa codey naya shalay. Bo oliiska ayaa si KMG ah u xiray hogaamiyaha mucaaradka, ahna mu sharaxa madaxweyne, Kizza Besigye ka dib markii uu isku dayey inuu galo xa run uu sheegay in loo adeegsanayey in la gu qiyaamo doorashada. Waxaa la sii daa yey gaar dambe.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dib edda Mareykanka, John Kirby, ayaa cam baareeyey xari ga Besigye, wuxuun sidoo kale sheegay in dowladda Mareykanka ay ka walaacsan tahay dib u dhaca ku yimid cobixinta goobaha qaar.

DAGAAL CIIDAMADA DOWLADDA IYO KUWA ALSHABAAB KU DHEXMARAY DEEGAANO HOOS TAGA GOBOLKA HIIRAAN

Wararka ka imaanaya degaano ka tirs an Degmada Maxaas ee G/Hiiraan ayaa sheegaya in Dag aal uu ku dhexmaray Cii damada DSiyo kuwa AlShabaab Daga alkaasi ayaa la soo sheegayaa in ay gays tay khasaarooyin isugu jira Dhim asho iyo Dhaawac soo kala gaaray laba da Dhinac ee ku Dagaalamay Deregaan adaasi.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowlad da ayaa sheegay in dagaalka ay Guulo ka gaareen isla mar kaana Shabaab ay ku Jabiyeen dagaalkaasi, iyadoo dadka dee gaankaasi ay sheegeen inay Khasaaro dhimasho ah ay soo gaartay dadka Ray idka ah ee lagu kor dagaalamay.

Dhanka kale ma jirto warar ka madax banana 2da dhinac oo cadeynaaya waxa kala gaaray Ciidamada Dowladda iyo Sha baab oo uu dagaalku u dhaxeeyay.

KU DHAWAAD KUN TAHRIIBAYAAL AH OO LAGA BAD BAADSHAY BADDA U DHAXAYSA TURKIGA IYO GIRIIGA.

Ugu yaraan 900 o tahriibayaal ah ayaa la bad baadshay badda u dhaxay sa wad a mada Turk iga iyo Giri iga ka dib markii ay cil adoobeen doon yihii ay la socde en.

Wakaaladda wararka Frontex ayaa ku waramaysa in tahriibayaashaan la bad ba adshay ay doonyo ay la socdeen ay ku cil adoobeen meel u dhaw jaziirada Lasbos la yiraahdo oo Giriiga ku taaLla.

900 Boqol ee qof ee la bad baadshay ayaa ururka Midawga Yurub sheegay in ay ka soo jeed aan wadamada Syria iyo Ci raaq waxaana ay doonayaan inay inta Gir iiga tagaan uga sii gudbaan wada mada kale ee Yurub. Cimilada badda oo xumaa tay ayaa loo sababeeyay ciladaha qabsad ay doon yihiin ay la socdeen.

waaxda amniga gudaha maraykanka ayaa war ay soo saartay waxay ku sheeg tay inay si adag ula soconayso dadka u safra wadamada soomaaliya, yemen iyo libya.

Warbixin ka soo baxday waaxda amn iga gudaha Maraykanka waxaa lagu shee gay in wadamad aan oo ka mid ah dalal ka ugu badan ee ay ku xoogan yihiin wa xa argagaxisada loo yaqaan in aad loola soconayo dhaq dhaqaaya da ay sameyna yaan shaqsiyaadka wata baasaborada Maraykanka ah ee dalalkaan tagay 5,tii sanno ee lasoo dhaafay.

Sidoo kale shaqsiyaadka aan haysan dhalashada Maraykanka ee wadamadaan tagay ayaa aad loo hubin doonaa sharciy adooda iyo dal ku galkooda Maraykanka

oo ay ku dalban doonaan waxa online,ka loo yaqaano ee ah in internetka laga dhex dalbado. Waa xdu waxay sheegtay in sab abta sidaan loo yeelayo ay tahay ayadoo la do onayo in laga bad baado in Marayk anka ka dhacaan weeraro la mid ah kuwii san adkii hore dhamaadkiisii ka dhacay magaa lada Paris oo ay geysteen koox Daa cish ka tirsanaa.

Dawlada Maraykanka waxaa ay sheeg tay in Soomaaliya, Yemen iyo Libya ay ka jiraan xaalado adag aragagixisaduna ku badan tahay sidaas darteed aad loo hubin doono qof kasta oo booqday 5,tii sano ee lasoo dhaafay.

SUXUFIGII UGU CAANSANAA CAALAMKA CARA BTA OO KU GEERIYOODAY M/QAAHIRA EE MASAR

Maxamed Xuseynayn HAYKAL oo ka mid ahaa Suxufiyiinta ugu Caansan Calaamka Carabta u gu Caansaa oo u dhashay dalka Masar ayaa ku geeriyooday Magaalada Qaahira, isagoo da'diisu ahayd 92 jir.

Haykal ayaa wuxuu ahaa nin ay si aad ah isugu dhawaayeen madaxweynhii hore ee dalka Masar, Jamaal C/naasir Sannadihii 1960naadkii, xilligaasoo uu tafaftire ka ahaa wareyska AlAhraam oo ay Xukuumaddii Qaahira lahayd, isagoo diyaarin jiray inta badan fikiradaha hantiwadaagga oo dal kaas uu ku dhaqmi jiray.

Sidoo kale, Wuxuu soo noqday Wasiirkii Warfaafinta Masar, iyadoo sidoo kalena ku hadli jiray afka dowladda, sida inuu yahay wasiirka arrimaha dibadda Masar oo kale.

Markii uu dhintay Jamaal Cabdulnaasir Sannadkii 1970kii ayaa waxaa laga qaaday xilkii uu ha yay, iyadoo sannadkii 1981kii la xiray, ka dib markii uu marar badan dhaleeceeyay xukuumaddii Anwar AlSaadaad oo ahaa madaxweynihii Jamaal ku xiray ee Hoggaamiya Masar.

Waxaa Haylkal xabsiga kasii daayay Maxamed Xusni Mubaarak, ka dib Markii la gaadmo lagu dilay Saadaad dhammaadkii 1981kii. Iyadoo Mubaarak xilka laga qaaday muddo 29sano ah oo uu dalkaas xukumayay, haatanna maxbuus ku ah Qaahira.

Intaas kadib, Maxamed Xuseeneyn Haykal wuxuu ahaa wariye inta badan laga wareysto Dhacdooyinka Caalamka Carabta, Wuxuuna sidoo kale qoray Buugaag uu ka mid ahaa mid uu ugu magacdarayXilligii Naasir.

Geerida Wariye Haykal ayaa la shaaciyay Arbacadii shalay, iyadoo Wargeyska AlAhram uu baahiyay in muddo Saddex Todobaad ah uu la Xanuunsanaa Oofwareeg kaga dhacay sambabada iyo kilyihiisa oo shaqadii joojiyay.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha Dalka Masar, C/fataax AlSisi ayaa wuxuu ku Tilmaamay HA YKAL inuu ahaa udubdhexaadka Saxaafadda Waddamada aCarabta, Wuxuuna sidoo kale ahaa shaqsi ka baahiya telefishinnada Masar iyo kuwa Carabta Warbixinno ku saabsan Taariikhda iyo Siyaasadda Caalamka Carabta

GOLAHA WASIIRADA OO MEEL MARIYAY DIB U HOWLGELINTA ISKAASHATOOYINKA SOOMAALIYEED

G/Wasiirada ee XFS oo Khamiistii yee shay kulankoodii joogtada ahaa, uuna shir guddoomiyay R/Wasaaraha Md.Cum ar Cabdirashiid Cali Sharmarke, iyadoo kulankan Warbixino looga dhgeystay Wa saaraddo kala duwan. ugu horeyn, golaha Wasiirada ayaa cod u qaaday labo xubno od oo u sharaxnaa inay ka mid noqdaan guddiga talada ee Bankiga dhexe ee Soo maaliyeed (Boa rd of the Bank), waxaana xubnahan soo gudbiyay Wasaaradda Ma aliyadda, iyadoo golaha Wasii raduna ay ogolaadeen, ka dib markii ay ku qanceen aqoonta, khibrada iyo shaqsiyadda labad an mas’uul, magacyada 2dan xubnood ay aa kala ahaa C/rashiid Maxamed Siraaj iyo Yuusuf Max amed Cali ah aqoonyaha no dhanka ma amulka iyo maaliyadda ah.

Sidoo kale, Golaha Wasiirada ayaa ka dooday Dib u howlgelinta ururka dhaq dh aqaaqa Iskaa shatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS), waxaana golaha Wasiiradu ay ka doodeen muhiimada ururkan iyo waxq abadkiisa arrimaha horumarinta iskaasha tooyinka iyo wax soo saarka kheyraadka guda ha, waxayna ogolaadeen in dib loo howlgaliyo ururkaasi.Gabagabadii, golaha Wasiirada ayaa tacsi u diray Shacabka dalka Turkiga iyo hogaankoodaba, waxa yna uga tacsiyadeeyeen dhimashadii ka dhalay qaraxii ka dhacay Arbacadii maga alada Caasimadda ah ee Ankara, waxa yna ku tilma ameen mid ka baxsan bani’aa danimada.DHAMMAAD

ISTICMAALKA BARAHA BULSHADA UGANDA OO LA XAYIRAY, INTA AY SOCOTO DOORASHADA

Isticmaalka baraha bulshada ee da dka reer Uganda ayaa laga mamnuucay, inta ay socoto door ashada Madaxtinima da dalkaas, waxaana maalin dheeraad ah lagu daray meelaha dadka ay cod ka ka dhiibanayaan ee la dhigay sanaadiiqda.

Madaxweynaha Uganda Yoweri Muse veni oo rajo ka qaba in dib loo soo doorto ayaa sheegay in sababaha loo mamnuu cay baraha bulshada ay tahay in aysan dadka ay si qaldan u isticm alayaan, isla markaana been sheegaya.

Xukuumadda ayaa mamnuucday istic maalka baraha bulshada sida Facebook iyo Whatsapp, wa xayna tallaabadan loo ga gol leeyahay in aan la jahwareerin dad ka sida doorashada u socoto. Kormeeray aasha Caalamiga ayaa cambaareeyay ha kinta lagu sameeyay baraha bulshada, waxaa na intii ay socdeen ololaha doora shada ay dadku aad u sitcimaalayeen ba raha bulshada ku wada xiriirto.

Dhinaca kale Ciidamada Booliska ay aa muddo kooban xiray Musharaxa muca aradka Kizza Be sigye, ka dib markii uu Is ku dayay inuu galo guri la sheegay inay ka socotay xadida cododka, ha se ahaa tee Booliska ayaa cambaareeyay hadalka as, waxayna dib gurigiisa ugu celiyeen Mr Besigye.

Waa markii 2aad oo la xiro Besigye oo lagu tilmaamo ninka ugu xoogan mucaa radka ee la tarta maya Madaxweynaha tal ada haya.

RA’IISUL WASAARAHA AYAA KA QEYB GALAY MUNAASABADDA SANADGUURADA 46 EE CIIDANKA ASLUUBTA SOOMAALIYEED.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Md.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, xubno ka tir san Golaha Wasiirr ada, Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka iyo Saraakiisha Ciidanka Qalabka Sida, ay aa ka qeyb galay Munaasabadda sanad guura da 46-aad ee aasaaska Ciidanka Asluubta Soomaal iyeed oo dorraad lagu qabtay Xerada Ciidanka Asluubta ee Ex- Control Afgooye.

R/Wasaare Cumar ayaa hambalyo u direy hoggaanka iyo dhammaan Ciidanka Asluubta Soo maaliyeed, wuxuna ku ammaaney, sida ay uga soo dhalaaleen hawsha adag ee loo xilsaarey ee dhinacyada difaaca, dhaqan celinta iyo barbaarinta Maxaabiista, isagoona sidoo kale xariga ka ja ray Mashruuca Is-dhexgalka Caddaaladda iyo Maxaabiista iyo mashruuc kale oo lagu dhisayo Tal iska Ciidanka Asluubta.

"Ciidanka Asluubta waxay qeyb ka yihiin ciidammada qaran ee aan leenahay ee aan ku faanno. Waxay si xilkasnimo ah u ga soo baxeen waajibaadkooda, iyagoon helin taageero ku filan oo ay ha wshooda ku gutaan,isxilqaankooda ayaa keenay in halkan ku soo bandhigaan cutubyo si wanaag san loo tababarey oo diyaar u ah gu dashada waajibaadkooda, iyo weliba inay awoodeen inay dhi staan xarumahoodii.

R/Wasaare Cumar ayaa ugu danbeyn, xariga ka jaray labo mashruuc oo dibloo gu dhisayo Xar un ta Ciidanka Asluubta iy o Xabsiga dhexe, wuxuna mahad celin u jeediyey Taliska Ciidanka Asluub ta Soom aaliyeed iyo cid walba oo gacan ka geysa tay fulinta mashaariicdan. Isagoo dalacsi iyey qaar ka mid ah saraakiishii ugu howl karsanaa ee waajibaadkooda u gutay si daacad ah.DHAMMAAD

YUUSUF DABAGEED "MADAXWEYNAHA IYO UGAAS XASAN WAA ISLA MEEL

DHIGEEN INTA BADAN CABASHADII JIRTAY”

G/Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xa gar (Dabageed) ayaa faah faahin ka bixi yay kulankii dorraad M/ B/Weyn ku dhex maray Madaxweyne Xasan Sh.iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ay wakiisheen be elaha reer Hiiraan, isagoo tilmaamay la Is ku afgartay inta badan waxyaabihii la isku diidanaa ee ku aadanaa dib u bilaabida shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/ Dhexe. Yuusuf Dabageed ayaa rajo ka muuji yay in odayaasha dhaqanka reer Hiiraan ay ka qeyb geli do ona shirka maamul u sameynta, isla markaana dhowaan dib loo bilaabo doono shirka sida uu hadal ka u dhigay. "Sida la socotaan shirka waa tii laga furay Jowhar, waxaa jiray waxoog aa buuq ah oo dhanka reer Hiiraan ka im aanaya, Madaxweynaha wuxuu u yimid Beledweyn in qeylada jirta inuu xaliyo, wa xay kulmeen Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo dadka reer Hiiraan intooda badan ay wakiisheen, inta badna waxyaabihii ay ka wada hadleen waa isku waafaqeen inta badna wixii la isku diidanaa, waxa dhiban dib ayaa laga dhameystiri doonaa waqti dhow, shirkana dib ayaa looga furi doo naa Jowhar, sida wareegtada Madaxwe ynaha ku soo baxday”ayuu yiri Yuusuf Dabageed.

Mar uu ka hadlayay waxyaabaha la is ku mari la’yahay ayuu tilmaamay inay jir aan waxyaabo ay kala jiidanayaan siyaas iyiin dano leh, balse aanay dadka reer Hii raan iyo Sh/Dhexe aanay is nec beyn "Dadka reer Hiiraan iyo Sh/Dhexe isma neceb, caqabadaha jira waa wax qeybs iga, oo siyaas iyiin dano gaar ah leh baa wax kala jiidanaya, guddiga farsamada ha ddii qeylo ka timid waa la saxa yaa, wax kasta oo cusub qeylo waa ka imaaneys aa, waana la saxayaa”ayuu yiri G/G/ Hiir aan.

Hadalkan ka soo yeeray G/G/Hiiraan ayaa ku soo aadaya, iyadoo dorraad Mad axweynaha uu booqasho gaaban ku tag ay M/B/weyn, si uu u xaliyo cabashada be elaha reer Hiiraan ee ku aadan shirka ma amul u sameynta 2da gobol.

MAREYKANKA OO SHEEGAY IN LA BAARAYO DADKA U SAFRAYA SOOMAALIYA,YEMEN IYO LIBYA.SAFRAY

Dowladda Maraykanka ayaa war ay soo saartay waxay ku sheegtay inay si adag u la soconayso dadka u safra wadamada Soomaaliya,Yemen iyo Libya.

Warbixin ka soo baxday waaxda amn iga gudaha Maraykanka ayaa lagu sheeg ay in wadamada an oo ka mid ah dalalka ugu badan ee ay ku xoogan yihiin argaga xisada in si aad ah loola soconayo dhaq dhaqaayada ay sameynayaan shaqsiy aadka wata baasaborrada Maraykanka ah ee dala lkaan tagay 5tii sanno ee la soo dhaafay.

Shaqsiyaadka aan haysan dhalashada Maraykanka ee wadamadaan tagay ayaa aad loo hubin doonaa sharciyadooda iyo dal ku galkooda Maraykanka oo ay ku dal ban doonaan onlineka Inte rnetka laga dhex dalbado.

Sababta sidaan loo yeelayo ayaa lagu sheegay in iyadoo la doonayo in laga bad baado in Maray kanka ka dhacaan weera ro la mid ah kuwii sanadkii hore dhamaad kiisii ka dhacay magaalada Paris oo ay ge ysteen koox Daacish ka tirsanayd.

Dhanka kale Maraykanka ayaa shee gay in wadamada Soomaaliya,Yemen iyo Libya ay ka jiraan xaalado adag aragagixi saduna ku badan tahay sidaas darteeda ad loo hubin doono qof kasta oo booqday 5tii sano ee lasoo dhaafay.

DFS OO LOOGU BAAQAY IN LA QEEXO MAQAAMKA GOBALKA BANAADIR,

LANA DED EJIYO MAAMULGOBALEEDKA SH/DHEXE IYO HIIRAAN

War Saxaafadeed ka soo baxay Xaru nta Dhexe ee Midowga Europe "EU” oo ku taalla caasimadda dalka Belgium ee Brussels ayaa looga hadlay Xaalladda Siy aaso, Nabadgelyo ee Somaliya iyo Miro dhalka Shirkii Tubta Cusub ee Somaliya ee bishii September sannadkii 2013kii la gu qabtay M/Brussels, kaasi oo lagu gorfe eyey Jadwalka Shaqo ee Dib u dhiska Somaliya, wax Warsaxaafadeedka wax ay Ururka Midowga Europe mar kale ku xaqiijinayaan inay taageersan yihi in Hor umarinta iyo Deganaanshaha Somaliya.

Midowga Europe waxay kaloo sheege en inay si dhow ugala shaqeyn doonaan Dowladda Som aliya, QM,Midoqga Afrika, IGAD iyo Jilayaasha kale ee muhiimka ah natiijadda ka soo baxda Shirka 4aad ee Heerka Wasiir ee Iskaashiga Arrimaha So maliya (the forthcoming Ministerial High Level Partnership Forum (HLPF), kaasi oo dabayaaqadda bishan ka furmi doona M/Istanbuul ee dalka Turkiga, kaasi oo lagu qiimeyn doono Tallaabadda xigta ee Iskaashiga Arrimaha Shirka Istanbuul waxaa diirada lagu saari doonaan sidii loo soo gunaanadi lahaa Dadaalka Siyaasa deed, Ammaan ka Somaliya, Soo celinta Maamulka Dowladeed iyo Adeegyadda Bulshadda ee Degmooyinkii lagala ware egay Alshabaab.

Warsaxaafadeedka ka soo baxay Ur urka Midowga Europe waxaa lagu sheeg ay inay soo dhawe ynayaan Nidaamka Maamulgobaleedyadda, waxayna ku baaqeen in la dedejiyo dhamaystirka Maa mulgobaleedka Sh/dhexe iyo Hiiraan iyo in la qeexo Maqaamka Gobalka Banaadir.

Dhinaca kale, Midowga Europe waxay hoosta ka xariiqeen si loo hubiyo xushm adda Waqtiga Ka ma Dambeynta, waa in ay DF ku soo bandhigtaa Shirka Istanbul qorshaha Fulinta ee soo socota, iy adoo aan la oggolaan doonin xilli kordhinta Barl amaanka ee dhaafsiisan xilliga loo idma day.Xigasho: EU ©Radio Dalsan

APPLE OO DIIDAY AMAR MAXKAMADEED {SYED FAROOK IYO XAASKIISA TASHFEEN MALIK AYAA KU DILAY 14 QOF CALIFORNIA}.

Apple ayaa sheegtay inay iskaga difa acayso amar lagu siiyay inay caawiso baa ritaan ay samay nayaan FBI si ay u oga ato xogta ku jirta telefoon uu lahaa Syed Rizwan Farook, oo isaga iyo xaas kiisa ku dilay dad San Bernardino.

Shirkada Apple ayaa lagu amray inay ka caawiso FBI, in la furo iPhoneka Fa rook oo ay FBI sheegtay inay ku jiraan xog muhiim ah. Hadal uu soo saaray mad axa Apple ee Tim Cook ayuu ku sheegay "Dowladda Maraykanka ayaa waydiisatay in Apple ay qaado talaabo aysan horay u samayn oo qatar ku ah ammaanka maca amiisheena" "Waan ka soo horjeednaa amarkan, taa soo saamayn ku yeelanay sa wax ka badan dacwadan hadda soco ta" Tan iyo Septemper 2014, xogta ku ji rta telefoo nada Apple sida fariimaha qora alka iy iyo masa wirada ayaa ayaan qof kale arki karin. Hadii uu qofka telefoonkii sa uu xi rto, qofkaas oo kaliya oo ha ysta furaha telefoonka lagu xiray ayaa arki ka ra oo ka liya.

Haddii la galiyo toban jeer number qal ad ah oo aan ahayn numberka saxda ah ee telefoonka la gu xiray telefoonka ayaa kaligiis is tiraya wixii ku kaydsanaa. Apple ayaa sheegtay shaqaalahooda xataa ma arki karaan waxa ku jira telefoonka tal aabadan ayaa shirkada ay qaadatay ka dib markii ay soo baxday fadeexadii uu soo shaac bixiyay Edward Snowdon oo ku saabsanayd sida ay dowl adda dadka u dhagaysato.

JARMALKA OO MUDDO KORDHIN U SAMEEY AY SARAAKIIL CIIDAN OO SOMALIYA KA JOOGA

Dowladda Jarmalka, ayaa waxa ay muddo kordhin u sameysay Saraakiil ciid an oo kaga sugan M/Muqdisho, kuwaasi oo ka qayb qaata tababarada ciidanka Do wladda lagu siiyo gudaha dalka. Golaha Wasiirada dalkaasi, ayaa kulan ay isugu yimaadeen, waxa ay ku ansixiyeen in muddo san ad ah Saraakiisha ciidan ay sii joogi karaan gudaha Somaliya, si ay u ga qayb qaataan howsha ay Somaliya u joogaan.Hadda Jarmalka Somaliya, wax aa ka jooga 9 Saraakiil ciidan oo tababar ro bix iya, muddo sanad ah ayaana loo sii ogo laaday inay ka howlgeli karaan guda ha dalka Somali ya. Baarlamaanka Jarmal ka ayaa u ogolaanaya ciidamada Jarmal ka in tiro ku eeg ilaa 20 Askari ay ka joogi ka raan Soomaali ya.

Saraakiisha ka socda dalka Jarmalka ee Somaliya ku sugan, ayaa bixiya Tabab arada Midowga Yurub ay siiyaan ciidama da Xooga dalka Somaliya, tababaradaasi oo kolkii hore lagu bixin jiray dal ka Uga nda, balse hada Somaliya loo soo waree jiyay. Dalka Somaliya waxaa ku sugan Saraakiil ciidan oo badan oo ka kala so cda Dowladaha, UK, USA Imaaraadka Ca rabta, Talyaaniga Faransi iska iyo Dowla do kale oo badan, kuwaasi oo tallooyin ka la duwan ku biiriya howlgalka M/Afrika ee gudaha dalka Somaliya.

KENYA OO SHEEGAY INAY MAHAD KARATEY KU DILEEN XERADDA NADARIS EE /J/DHEXE.

Wasaaradda Gaashaandhiga ee dal ka Kenya ayaa faahfaahin ka bixisay duq eyn diyaaradeed oo ay sheegeen inay ku dil een Madaxii Sirdoonka Alshabaab, Ma had Karatey iyo Saraakiil kale.

Sida lagu soo daabacay Wargeyska The Star waxay Taliska Milliteriga Kenya shee geen in ay Mah ad Karatey ku dileen duq eyn maalintii Isniinta ee la soo dhaafay ka dhacday Xeradda Tababarka Al shabaab ee Nadaris oo ku taalla inta u dhexeysa Degmooyinka Bu’aale iyo Saakow ee Gobalka J/dhexe. Hadalka ka soo baxay W/G/dhigga Kenya waxaa lagu xusay in Mahad Kara tey lagu dilay, xilli uu ku soo jeday Xeradaasi oo uu Tababar ugu soo xiri lahaa 80 dagaalyahan oo ka tirs an Waaxda Amniyaadka Alshabaab, kuwaa si oo dhamaystay Tababar, waa sida uu Wargeys ka The Star qoraye. "Waxaa la xaqiijiyey in 42 ka mid ah Al shabaabka tababarka loo soo xiray lagu dilay inta u dhex eysay Saakow iyo Bu’ aale, halka kuwo bandanna dhaawacme en” ayaa lagu yiri hadalka ka soo bax ay Wasaaradda Gaashaandhig ga Kenya. Waxaana intaasi lagu daray inay Milliter iga Kenya rumey san yihiin inuu Mahad Karatey door muhiim ah ka qaatay Weera rkii bishii hore ee Janaayo 15dii la gu qa aday Xeradda Ceelcadde oo lagu dilay Askar badan oo Kenyan ah. Alshabaab waxay sheegeen inay We erarkii Ceelca dde ku dileen 100 ka tirsa naa Askarta Ke nya, halka kuwa kalena ay nolol ku qabte en. Weerarkii Ceelcad de ayaa waxaa As karta Kenya ka soo ga aray khasaarihii u gu xumaa ee ay la kul meen tan iyo mar kii ay Somaliya soo gale en bishii October ee sannadkii 2011kii.Xigasho: The Star

ALSHABAAB OO BEENISAY INAY CIIDDAN KA KENYA DILEEN MADIXII SIRDOONKA

Afhayeenka Hawlgallada ee Alshaba ab, Sh/C/casiis Abu Muscab ayaa gaasha anka ku dhuftay sheegashadaasi, kuna til maamay Borobogaando loogu talagalay in dadka Kenyanka lagu marinha baab iyo. Afhayeenka oo la hadlay Idaacadda Andalus ee ku hadasha Codka Alshabaab ayaa tilm aamay inaysan jirin Saraakiil la gu dilay duqeyn, sida ay sheegteen Mill iteriga Kenya."Warka ka soo baxay Kenya waxba kama jiro, waxayna hadalkaasi do onaya an inay ku niyad dej iyaan qoy sas kii Ask arta Kenyanka ee looga dilay Cee lcadde” ayuu yiri Afhayeenka Hawlgalla da ee Alsha baab.

Afhayeenka waxa uu sheegay inuu no ol yahay Madaxa Sirdoonka ee Alshaba ab, Mahad Karat ay, kaasi oo ay Ciiddan ka Kenya sheegeen inay duqeyn ku dile en isaga iyo Saraakiil kale oo ka tirs an Alshabaab. Hadalka Alshabaab ayaa soo baxay, ka dib, markii ay Wasaaradda Ga ashaan dhigga Kenya dorraad soo saa reen War ay ku sheegeen inay Mahad Ka ratay iyo Saraakiil kale ku dile en weerar dhinaca Cirka oo bishan 8dii ka dhacay inta u dhexeysa Degmooyinka Bu’aale iyo Saa kow ee Gobalka J/dhexe.

Afhayeenka Ciiddanka Kenya, Kolonel David Obonyo ayaa sheegay inay Mahad Karatay ku dil een duqeyn xilli uu ku sii jeeday Xero ku taalla inta u dhexeysa Saakow iyo Bu’aale, si uu tababar u gu soo xiro 80 dagaalyahan oo uu Tababar u soo dhamaaday. Waxa uu intaasi ku daray inuu Mah ad Karatay door muhiim ka qaatay weerarkii ay Alshabaab bishii hore ee Jannaayo ku qaadeen Xer ada Ceelcadde ee G/Gedo, kuna dileen kudhawaad 130 Askari.Dhinaca kale, Waax da Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, ay aa waxay horey abaalmarin laca geed oo dhan 5 Million oo Dollars duldhigtay Madaxa Sirdoonka Alshabaab, Mahad Karatay oo loo yaqaano magaca C/raxmaan Max amed Warsame, kaasi oo ay ku eede eyeen inuu ka dambeeyay weerarkii san nadkii hore lagu qaa day Jaamacadda Gar issa ee W/Bari Kenya, ee lagu dilay 148 qof oo u badnaa Ardayda

{X.Radio Dalsan}

POPE FRANCIS OO SHAKI GELIYAY MASIIXI NIMADA DONALD TRUMP

Pope Francis, Baadariga Madhabta Cath olicgada (Diinta Masiixiga), ayaa waxaa uu dhaleecee yay Siyaasiga Donald Trump ahna Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee ugu cadcad Madaxtinimada Mareykanka.

Donald Trump, ayaa marar badan ku celce liyay inuu dhisi doono derbi kala qaybiya dalal ka Mareykanka iyo Mexico, si uu meesha ka ga saaro qaxootiga reer Mexico ee ku soo qul qulaaya Mareykanka, islamarkaana uu ku ba aqaayo in la celiyo qaxootiga Mexicanka ee sharci darrada ku joogga America.

Baadariga oo Khamiistii weeraray Donald Trump, ayaa sheegay inaanu Masiixi ahayn qofka ka fekeraaya in derbiyo la dhiso, bedel kii uu ku fekeri lahaa in buundooyin la dhiso.

"Qofka ku fekeraaya in derbiyo la dhiso oo keliya, oo aan ku fekerin in buundooyin la dhi so, maaha Masiixi. Tani maaha injiilka ” Ayuu yiri Baadariga Madhabta Catholicgada.

"Waxaan leeyahay oo keliya ninkaasi oo ka le maaha Masiixi, haddii uu yiri in waxaasi oo kale uu ku fekeraayo. Waa inaan aragnaa ha ddii uu yiri in sidaasi uu u fekeraayo. Anna wa xaa siinayaa mac aash uu shaki ku jiro.” Ayuu yiri Pope Francis.

Pope Francis waxaa uu ka gaabsaday inuu ka hadlo, haddii dadka Mareykanka ay u cod ayn laha ayeen Siyaasiga Donald Trump iyo haddii kalaba. Hadalkan, ayuu Popeka jeed iyay xilli uu ka amba baxay dalka Mexico, ku na sii jeeday M/Rome Ee Xarunta Wadanka Talyaaniga.Donald Trump oo mar sii horeysay ammaan isaga sii jeediyay Pope Francis, ay uu yiri "Waxaan dhihi lahaa Daacish adiga ay ay kuu baahan tahay.”

LAYAABKA & BRITAIN OO LAGA DIGAY KALLUUN ILKAHA DADKA OO KALE

LEH OO KHATAR GAAR KU AH RAGGA.

Waa kalluun lagu magacaabo Pach, waxa uu leeyahay Ilkaha dadka oo kale, waxa uu ku nool ya hay Webiyadda dalalka Koonfurta La tin America, waana Kalluun khatartiisa xamb aarsan. Waxaa kalluunkaasi lagu arkay Webi ku yaalla dalka Denmark iyo Webiga the Sei ne river ee caasimadda dalka Faransiiska ee Paris. Wargeyska The Mirror ee ka soo baxa Britain ayaa shalay lagu soo qor ay Maqaal fa ahfaahin ka bixinayo Nooca Kalluunka iyo Khatarta uu ku yahay Aadana ha, gaar aha an Ragga.

Wargeysku wuxuu qoray: "Haddii aad tah ay Lab oo aad doonaysay inaad dabaalato Xill iggan Xaggaabaxa (This Summer), waa ina ad labo jeer taxadir muujisaa si aad uga bad baado Kalluu nkaasi oo la sheegay inuu ku so o fool leeyahay Britain. Waxaa laga cabsi qabaa in Kalluunka noo caasi in lagu soo daadi yo Balliyadda, Webiyadda iyo goobaha kale ee Baraagaha lagu qubeysto.

Kalluunka Pacu waxaa uu leeyahay Ilko iyo Gowso adag, wuxuuna cunaa geedaha iyo miraha soo raaca biyaha Webiyadda. Qof ka sta oo jooga Britain ee doonaya inuu wax ka ogaado Kalluun kaasi waxa uu u baahan ya hay inuu daawado Websaytyadda Kalluun ha yayaasha Khibradda leh, oo iyagu xayeysiin u sameeya dadka doonaya inay iibsadaan.

Kalluunkaasi khatarta ah ayaa la sheegaa inuu dhererkiisu gaaro 26 ilaa 30 hiish (inches), cula yskiisuna waa 18 ilaa 30 kiilo.

Shilal dhimasho oo ka dhacay dalal kale si da Papua New Guniea, waxa uu Kalluunka no oca Pa cu sababay inay geeriyoodaan rag ba dan, ka dib, markii uu Kalluunka ka goostay qeybta Ragga ni madda. Khubaradu waxay sheegeen inuu Kalluunkaasi leeyahay Ilko soofeysan oo si fudud ku ja ri kara qeybaha muhiimka ee ragga.Inta badan Kalluuunkaasi waxaa asal ahaan laga heli jirey Webi yadda ku yaalla Amazon iyo Orin oco ee Koonfurta Amerika iyo Jesiiradda Papua New Guinea. Kall uun Ilko Dad leh 1 kalluun ilo dad leh

Waxaa Turjumay: Axmed Hagi Ugaaska

 

 


 

OGEYSIISYO MUHIIM AH OO AY KUU



HEYSO HEY’ADDA SHARDO

Shabelle Relief and Development 

Organization (SHARDO)

 

 


OGEYSIIS

KA FAA'IIDEYSI XIFRAD WAXBARASHO:

SHARDOwaa urur Soomaaliyeed oo faa'iido doon ahayn, kana shaqeynaayay wadanka mudo ka badan 20 sano. Mashaariicda ururka SHARDO uu u qabto waxaa ka mid ah: Tababarada xifradahashaqo abuurka, Caafimaadka, Nafaqeynta, Waxbarsashada,iyo mashaariic kala duwan.

Ururuka SHARDO wuxuu hadda hayaa fursado cusub oo kala duwan:-

1.Tailoring and tie and dye ( harqaan iyo naqshadeenta dharka)

2.Electric installation ( Koronta xirid)

SHURUUDAHA LAGA RABO SOO CODSADAHA WAA SIDA SOO SOCOTA:

Hadaba haddii aad dooneysid in aad baratid xirfadahaas ama bartid (Bar ama Baro)

Ardaygii rabo barashadaan mid ka mid ah 2 da xirfadood waxaa laga rabaa

·Waa in uu yahay Somali

·Waa in uu da'diisu u dhaxeysa 18 ilaaa 35 jir

·Waan in uu soo codsadaa xirfadaha aan soo sheegnay midood

·Waa in ay ka go'an tahay barashada iyo dhamey sashada xirfada uu soo codsaday

·Waa in uu jir iyo maskaxba caafimaad qabo

·Waan in uusan wax dambi ah ka galin bulshada

·Waa in uu layimadaa qof damiin ah

·Waan inuu ku shaqeeystaa xirfada la baray kadib markuu barto

·Waa in uu yaqaano aqriska iyo qorista afka Soomaliga iyo xisaabta

·Waa in uu degan yahay gobolka Banaadir

FIIRO GAAR AH:

ØBarashada harqaanka iyo naqshadeenta dharka waxaa kaliya soo codsan karaa DUMARKA oo kaliya

ØBarashada xirfada korontada waxaa soo codsan karaa Ragga oo keliya

Qofkii dhameysta barashada xifradaha aan soo sheegnay midood ururka SHARDO wuxuu siin doonaa AGABKII uu ku shaqeysan lahaa iyoSHAHAADO.

Qofkii daneynaayo fursadahaaswaa in uu layimaado 4 xabo oo sawir ah.

SHURUUDAHA BARAHA LOOGA BAAHANYAHAY:

MACALINKA XIRFADAHA AYNU SOO SHEEGNAY WAXAA LAGA DOONAYAAA:

·Waa in uu heesta aqoonsiga Cadeynaya aqoonta uu xirfadaan u leyahay (SHAHAADO)

·Waa inuu qibrad dheer u leeyahay macalinimada muddo aan ka yareen 2 sano

·Waa in uu la yimaadoCV, Warqad codsi, Gal iyo 4 sawir oo testaro ah

Araaajida waxaa lagu soo hagaajin kara xarunta SHARDO ay ku taalo Degmada SHIBIS gaar ahaan xaafada BEYXAANE.

Qabashada araajida waxa ay socon doontaa inta u dhaxeysa 17 ilaa 25 February 2016. Dadka la qabanaayo wey xadidanyihiin ee horay ugaar.

Wixii faah faahin dheeraad ah waxaad kala xiriiri kartaan talefanadaan hoos ku qoran

061 7 020 887/061 5 546 938/061 5 598 993

ama E-mail: shardo95@yahoo.com/shardo@shardo.org:

 

HAY'ADDA SHARDO WAXAA KA BANAAN FURSADO SHAQO KALA AH:

1.Project Manager (Madaxa Mashruuca)

2.Project Accountant ( Xisaabiyaha Mashruuca)

3.Project Mentor ( La taliyaha ardayda)

SKILL TRAINING

(a.)Electric Installation Trainer (Macalin Koronto)

(b.)Tailoring Trainer (Macalin Harqaan)

(c.)Tie & dye Trainer (Naqshadeynta Dharka)

SHURUUDAHA SHAQAALAHA LOOGA BAAHANYAHAY:

CodsadahaShaqada aynu soo sheegnay waxaa laga doonayaaa:

·Waa in uu heesta aqoonsiga Cadeynaya aqoonta uu xirfadaan u leyahay (SHAHAADO)

·Waa inuu qibrad dheer u leeyahay shaqada uu soo codsaday muddo aan ka yareen 3 sano

·Waa in uu la yimaadoCV, Warqad codsi, Gal iyo 4 sawir oo testaro ah

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip