Duqa Muqdisho oo Amar siiyay Gudoomiyeyaasha Kaaraan iyo Yaaqshiid

0
Thursday October 17, 2019 - 22:59:38 in Wararka by
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Muqdisho oo Amar siiyay Gudoomiyeyaasha Kaaraan iyo Yaaqshiid

    Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar) ayaa Maanta Kormeeray isgooska fagax oo kala qeybiya Degmooyinka Yaaqshiid iyo karaan halkaas oo ah Meel ay biyaha fadhiistaan xili roobaadka. Duqa Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar) ayaa Maanta Kormeeray isgooska fagax oo kala qeybiya Degmooyinka Yaaqshiid iyo karaan halkaas oo ah Meel ay biyaha fadhiistaan xili roobaadka. Duqa Muqdisho ayaa faray labada Gudoomiye karaan iyo yaaqahiid in wadadaan sida ugu dhaq siyaha badan laga bixiyo biyaha si ay u fududaato isku socodka Bulshada. Shacabka kunool Xaafada Fagax ayaa dhowr jeer baaq u diray maamulka gobolka Banaadir, Maadaama biyaha meesha Fadhiya ay kasoo wajaheen dhibaatooyin. Labada Gudoomiye oo fulinaya Amarka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxaay bilaabeen in ay ka shaqa bilaabaan Wadadaan oo ah wada halboole u ah shacabka iyo Gadiidka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip