Dowladdo Maamulka Hir-Shabeelle taageero u balan qaaday

0
Thursday October 17, 2019 - 09:39:25 in Wararka by
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladdo Maamulka Hir-Shabeelle taageero u balan qaaday

    Wasiir Kuxigeenka Wasaraadda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hir-Shabelle Xildhibaan Maxamed Bashir Qasim Daqare oo kusugan Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa waxaa uu kulan la qaatay Ganacsato isugu Jirta Talyaani Soomaali Iyo Holand. Kulanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Kuxigeenka Wasaraadda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hir-Shabelle Xildhibaan Maxamed Bashir Qasim Daqare oo kusugan Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa waxaa uu kulan la qaatay Ganacsato isugu Jirta Talyaani Soomaali Iyo Holand. Kulanka ayaa waxaa ay uga wada hadleen arrimaha ganacsiga, beeraha, xoolaha iyo kalluumeysiga gaar ahaan arrimaha wax soo saarka beeraha. Ganacsaatda ka socotay dalalka Talyaaniga iyo Holand ayaa Wasiirka waxaa ay u balan qaadeen inay taageero Maamulka Hir-Shabeelle ka siin doonaan horumarinta dhinaca Beeraha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip