Maxaa Looga Hadlay Kulanka Todobaadlaha Ee Maamulka Gobolka Banaadir?

0
Wednesday October 16, 2019 - 21:06:18 in Wararka by
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Looga Hadlay Kulanka Todobaadlaha Ee Maamulka Gobolka Banaadir?

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulanka degmooyinka gobolka Banaadir oo todobaadkii mar la qabto kaas oo looga hadlo xoojinta horumarka Caasimadda iyo islaxis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulanka degmooyinka gobolka Banaadir oo todobaadkii mar la qabto kaas oo looga hadlo xoojinta horumarka Caasimadda iyo islaxisaabtanka waxaana isugu yimaada hogaanka sare ee maamulka gobolka Banaadir iyo madaxda degmooyinka. Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa kula dardarmaay madaxda degmooyinka gobolka Banaadir in bulshada si hufan loogu qidmeeyo iyo sidoo kale xoojinta wadashaqeynta maamulka degmada, laamaha amniga iyo shacabka si loogu guuleysto ka hortaga nabadiidka.Qodabadii shirkani looga hadlay waxaa kamid ahaa Amniga, kor u qaadista kubaca dhaqaalaha, Nadaafada, Sports-ka, canshuuraha iyo hoos u daadajinta adeegyada dowlada hoose Xamar.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip