Sawirro:-Wafuudii ka qeyb gashay Caleemo-saarkii A/Madoobe oo kulan sagootin ah loo sameeyay

0
Tuesday October 15, 2019 - 17:00:11 in Wararka by
  • Visits: 254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Wafuudii ka qeyb gashay Caleemo-saarkii A/Madoobe oo kulan sagootin ah loo sameeyay

    Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan Guriga martida Jubbaland ayaa xalay waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu sagootinayo Madaxdii ka qeyb gashay Caleemo saarka Madaxweynaha dowla Goboleedka Jubbaland. Munaasabadda ayaa waxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan Guriga martida Jubbaland ayaa xalay waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu sagootinayo Madaxdii ka qeyb gashay Caleemo saarka Madaxweynaha dowla Goboleedka Jubbaland. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sh Axmed,Guddoomiye ku-xigeenka Aqalka Sare ee dalka.Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Sidoo kale Munaasabaddan uu soo qaban-qaabisay maamulka Jubbaland ayaa waxaa joog ka ahaa Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka,Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir,Madaxweyneyaashii hore ee Galmudug iyo Koonfur Galbeed iyo Marti sharaf kale oo lagu Casuumay Xafladii lagu Caleemo-saaray Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Dhinaca kale Madaxweynaha Jubbaland ayaa u mahadceliyay Madaxda iyo Siyaasiint ka qeyb gashay Munaasabada Caleemo saarkiisa,isagoo kula dardaarmay midnimada iyo wadajirka ummada Soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip