Sheekh Maxamed Idiris Oo Lagu Amray Inuu Ka Baxo Hargeysa Lagana Joojiyay Muxaadarooyin Uu Ku Qaban Lahaa Somaliland

0
Sunday September 22, 2019 - 19:51:20 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 19
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Maxamed Idiris Oo Lagu Amray Inuu Ka Baxo Hargeysa Lagana Joojiyay Muxaadarooyin Uu Ku Qaban Lahaa Somaliland

    Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa joojisay tababar Cimiyeed ku saabsanaa Arrimaha Guurka iyo Muxaadarooyin Diini oo Magaalada Hargeysa ku qaban lahaa Sheekh Maxamed Idris oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed. Sheekh Maxamed oo maalmihii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa joojisay tababar Cimiyeed ku saabsanaa Arrimaha Guurka iyo Muxaadarooyin Diini oo Magaalada Hargeysa ku qaban lahaa Sheekh Maxamed Idris oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed. Sheekh Maxamed oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Hargeysa ayaa doonayay in halkaas uu ku qabto tababar ku saabsan Arrimaha Guurka,isla markaana goob fagaaro ah dhawaan isugu keenay qaar kamid ah gabdhaha wax ka barta Iskuulada ku yaalla halkaas. Ilaa iyo hada lama oga sababta keentay in Somaliland ay Sheekh Idris ka joojiso tababarka iyo Muxaadarooyin halkaas kuu qaban lahaa.Sidoo kale Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa Sheekh Maxamed Idris ku amartay in Magaalada Hargeysa sida ugu dhaqsiyaha badan uu isaga baxo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip