Askar ka tirsan Ciidanka dowladda oo Muqdisho lagu dilay

0
Saturday September 21, 2019 - 19:06:26 in Wararka by
  • Visits: 224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askar ka tirsan Ciidanka dowladda oo Muqdisho lagu dilay

    Kooxo hubeysan ayaa labo Askari oo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku dilay degaanka Tareedisho sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal. Dilka ayaa yimid ka dib markii Askarta oo la socotay Kolonyo ka tirsan Ciidanka AMISOM islamarkaana W

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo hubeysan ayaa labo Askari oo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku dilay degaanka Tareedisho sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal. Dilka ayaa yimid ka dib markii Askarta oo la socotay Kolonyo ka tirsan Ciidanka AMISOM islamarkaana Watay gaari ay leeyihiin Ciidanka xoogga kooxda hubeysan ay rasaas ku fureen ka dib markii ay wadada ku xiran tahay. Mid ka mid ah Askarta ayaa isla goobta ku geeriyooday, waxaana mid kale uu u dhintay dhaawac soo gaaray. Kooxda dilka geysatay ayaa goobta ka baxsatay waxaana halkaasi hadda howlgallo ka wadda Ciidanka Booliska.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip