Saadaasha Mustaqbalka Galmudug iyo Murashixiinta

0
Sunday August 23, 2015 - 09:26:22 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saadaasha Mustaqbalka Galmudug iyo Murashixiinta

    Marka hore ilaahay yaa mahad u sugnaatay nagu galadaystay caqliga saliimka. Ilaahay ayaa qaybka og. Waxaan rabaa inaan Dadwaynaha Somaliyeed iyo inta danaysa arimha galmudug ila wadaagaan aragtidayda ku saabsan Mustaqbala galmudug iyo murashaxiinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka hore ilaahay yaa mahad u sugnaatay nagu galadaystay caqliga saliimka. Ilaahay ayaa qaybka og. Waxaan rabaa inaan Dadwaynaha Somaliyeed iyo inta danaysa arimha galmudug ila wadaagaan aragtidayda ku saabsan Mustaqbala galmudug iyo murashaxiinta ama tartamayaasha.
Waxaan soo qaatay saedexda ugu cad cad tartanka waa lag yabaa in raga kale guulaystaan. Waxaa ku bilaabyaa:Murashax Amasadoor Axamed Macalin Fiqi.  Waxaa hada la safan qaar Murashixiinta ka mid ah oo rajadoodu yartahay  oo u arka inay la shaqaysan karaan maadama uusan Saxiibo badan oo awood leh haysan sida Dawalada dhexe iyo kuwa dariska ah, markuu wadi waayana shaqada si tartiiba  xukunka ugala waregaan sida ku sameeyeen Axmed maxmed Calin Madxawynihii hore ee galmudug.


Maxaa dhacay  haduu guulaysto Murashax Fiqi? Anigu waxaa saadalinayaa Arimha Soo socda:In Xiriirka galmudug Iyo Dawlad Dhexe Xumaado ooo ay Dhabarka u jeediso oo mashaariicdii Horumarka ee gobolka,Dhismihii iyo qalabayntii ciidamdana lug jiido,oo ay ku adkaato bixinta Mushaarka xildhibanda iyo wasiirada madaama uu Fiqi  mar kasta Dhaleecayn iyo aflgaado ku hayey ilaa mudadii laga qaaday Taliyah nabdasugida Qranak.

Guushiisu waxay faaido u tahay Muistqabkla kooxda Alu Sheikh ee Sheikh Shariif Daaha gadshiisa ka hogaamiyo iyagoo ku xisaabtamaya doorashada  2016 inay xukunka ku soo laabtaan Lakiin waa Afar sano ama shan sano  Qasaaro ah oo u soo hoyatay shacabka Galmnudug.

Murashax Amasadoor Axmed C/salaan: waa Nin galagal badan oo saxiib ku leh wadamda dariska sida Ethopia kuna xiran Ahlusuna waljamaca. Axmed ma xuma xiriirka isaga iyo Dawalda dhexe waa lag yabaa in uu sida madaxada jubland iyo putland cudud dhaqaale iyo mid military uu helo uu maamuliiksa ku meel mariyo Caasimda Dhuuso mareeb fariisto. Dad badan waxay ay rumaysanyihiin in taldii galmudug ay  gacanta Ethopia  gashay oo sida madaxda maamul  goboleedyada qarkooda.

Murashax A/kariin Xuseen Guuleed: Waa Nin wadaad ah oo saxiib dhaw la ah Madaxda dawlada dhexe, asago go’doon siyasadeed iyo mid dhaqaale walwal kuma hayaan sababtoo ah mashaariicda Turkiga iyo imaaraadka Gacanta Saxiibkiisa Madxwayne xasan sheikh ayey ku jiraan.

Guusha C/kariin waxay garab  u tahay Dawalda dhexe oo ay caqbado badan ku hayaan jubaland iyo iyo Puntland.waxa kale ay faaido u tahay Shacabka Galmudug iyo deeganadiisa.

Waxaa xildhibaanada galmudug kula talin lahaa In aad aragti fog yeelateen oo Mustqablka Dadkiina iyo dalkiina U doorataan Hogaamiye Daacad ah  oo Diin Iyo Akhlaaq leh Ilaahay waa idinkula xisaabatmi donaa Kitaabka aad ku dhaarteen Bisha ramadaan

Mohamed Warsame  Mwarsame2011@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip