RW Itoobiya & Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga oo wadahadallo yeeshay

0
Monday August 19, 2019 - 20:28:37 in Wararka by
  • Visits: 264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW Itoobiya & Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga oo wadahadallo yeeshay

    Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Carabiy, Maxamed Bin Salmaan, ayaa Maanta waxaa ay wadahadallo ku dhexmareen khadka dhinaca telefoonka Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, Dr Abiy Axmed. Dhaxal sugaha ayaa cabirey sida uu ugu faraxsan yahay kaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Carabiy, Maxamed Bin Salmaan, ayaa Maanta waxaa ay wadahadallo ku dhexmareen khadka dhinaca telefoonka Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, Dr Abiy Axmed. Dhaxal sugaha ayaa cabirey sida uu ugu faraxsan yahay kaalinta uu Ra'iisalwasaaruhu ka ciyaarey dhexdhexaadintii Milatariga iyo Mucaaradka sida ay sheegtey wakaalada wararka ee Sacuudiga Carabiya. Wuxuu intaasi hadalkiisa ku daray in dawladiisu kaalin weyn ka qaadaneyso sidii loo xasilin lahaa wadankaasi suudaan oo dhowrkii bilood ee la soo dhafay ay ka jireen qalalaaso siyaasadeed. Golaha milaatariga ee ku meel gaarka ah iyo xoogaga xurriyada iyo isbadalka ayaa kala saxiixdey heshiis ah inay awooda wadaagaan maalinkii Sabtida ahayd. Labada dhan ayaa heshiiska ku saxiixay Magalada Khartuum oo ah Caasimadda dalka Suudaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip