Dowladda oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay deegaanka Bariire

0
Monday August 19, 2019 - 11:18:47 in Wararka by
  • Visits: 312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay deegaanka Bariire

    Taliyaha Ciidamada Lugta Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa warbaahinta Dowladda u sheegay in jab xooggan la gaarsiiyay Al-Shabaab markii ay isku dayeen xalay iney weerar ku soo qaadaan saldhig ciidanka Xoogga dalka ku leeyihiin duleedka deegaanka Bar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidamada Lugta Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa warbaahinta Dowladda u sheegay in jab xooggan la gaarsiiyay Al-Shabaab markii ay isku dayeen xalay iney weerar ku soo qaadaan saldhig ciidanka Xoogga dalka ku leeyihiin duleedka deegaanka Bariire,halkaasina looga dilay 20-ka tirsan halka tiro intaasi ka badana looga dhaawacay. Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga dalka ay ka feejignaayeen weerarada kaga imaanaya Al-Shabaab,islamarkaana weerarkaasi ay kala kulmeen khasaro xoogan waa sida uu hadalka u dhigay. Ciidamada Qalabka sida ayaa maalmihii ugu dambeeyay ka waday gobolka Shabeellaha hoose howlgallo, iyadoo howlgalladii u dambeysay ay kula wareegeen degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip