Maxkamadda Sare ee Puntland oo markale u fariisanaysa kiiskii Caaisha Ilyaas

0
Monday August 19, 2019 - 11:14:02 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 33
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Sare ee Puntland oo markale u fariisanaysa kiiskii Caaisha Ilyaas

    Maanta ayaa la filayaa in Maxkamadda sare ee Puntland inay markale u fariisato wajiga labaad ee dacwada la xiriirta falkii Kufsiga iyo dilka ahaa ee Bishii Febaraayo ee sanadkaan Magalada Gaalkacyo loogu geystay Caaisho Ilyaas Aadan. Maxkamada aya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta ayaa la filayaa in Maxkamadda sare ee Puntland inay markale u fariisato wajiga labaad ee dacwada la xiriirta falkii Kufsiga iyo dilka ahaa ee Bishii Febaraayo ee sanadkaan Magalada Gaalkacyo loogu geystay Caaisho Ilyaas Aadan. Maxkamada ayaa markale dhageysan doonta eedeymaha loo jeediyay Xubnaha horay loogu xukumay iyo qareenada u doodaya eedeysanayaasha,waxaana la filayaa in Maxkamada Sare ay Maanta go'aan ka gaarto kiiskaas. Saddexda Nin ee loo feystay falkaas oo lagu kala Magacaabo Cabdifataax Cabdirahman Warsame,Cabdisalaan Cabdirahman Warsame ayaa waxaa horay xukunj dil toogasho ah ugu riday maxkamadaha derejada 1aad iyo rafcaanka gobolka Nugaal,hayeeshee ay racfaan ka qaateen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip