Toogasho Ka Dhacday Maqaayad Ku Taalla Magaalada Paris

0
Sunday August 18, 2019 - 22:54:04 in Wararka by
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toogasho Ka Dhacday Maqaayad Ku Taalla Magaalada Paris

    Toogashaadaan ayaa waxaa gaystay nin magaalayada soo galay ka dibna a dalbaday ninkii maqaaayada ka shaqaynayay cunno saacado badan oo uu sugi waayay ayaa keentay inuu togto ninkii maqaayada ka shaqaynayay sida uu sheegay taliyaha ciidanka magaalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Toogashaadaan ayaa waxaa gaystay nin magaalayada soo galay ka dibna a dalbaday ninkii maqaaayada ka shaqaynayay cunno saacado badan oo uu sugi waayay ayaa keentay inuu togto ninkii maqaayada ka shaqaynayay sida uu sheegay taliyaha ciidanka magaalada ay toogashada ay a dhacday. Ninka aya la sheegay inuu toogashada uu istcmaay qori uu sitay uu ku dhawaacay shaqaalihii maqaayada laakin dhaawaca soo gaaray ayuu u geriyooday ayuu raaciyay talaiyaha booliska magaaladaa. Waxaana sidoo kale ay booiska ay sheegen inay bilaabayaab baaritaano ku saabsan dilkaa.Booliska ayaa waxaa ay sheegeen inuu dilkaa uu ka dabmeeyay in ninkaan aan dalabkiisa loo soo dadajin taana ay keenta inu toogto isla markaan uu gobta uu ka baxsado.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip