HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 18-KA AGOOSTO 2019-KA

0
Sunday August 18, 2019 - 10:44:04 in Wararka by
  • Visits: 399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 18-KA AGOOSTO 2019-KA

    PUNTLAND OO HAMBALYO U DIRTAY GUDDO ONKA CUSUB EE BAARLAMAANKA JUBBAL AND Maamulka Puntland ayaa hambalyo u diray Guddoonka cusub ee Baarla maan ka 2aad ee Jubbaland ee shalay lagu doortay Magaalada Kism aayo. War Saxaafadeed kas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

PUNTLAND OO HAMBALYO U DIRTAY GUDDO ONKA CUSUB EE BAARLAMAANKA JUBBAL AND Maamulka Puntland ayaa hambalyo u diray Guddoonka cusub ee Baarla maan ka 2aad ee Jubbaland ee shalay lagu doortay Magaalada Kism aayo. War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxto yadda Puntland ayaa hambalyo loogu dir ay Guddoonka cusub ee Jubbaland waxaa na ay sheegeen in ay si wanaagsan ula shaqeyn doonaan.

MILATARIGA IYO MUCAARADKA SUUDAAN OO KALA SAXIIXDAY HESHIIS MUHIIM AH
   Golaha Milatari ee sida KMG ah u haya talada Sudan iyo hogaamiyaasha dibadb axayaasha ayaa shalay magaalada Kha rtoum ku saxiixay heshiis taariikhi ah oo ay awoodda ku qeybsanayaan.


    Heshiiskaan ayaa waddada u xaaraya, in 2da dhinac ay soo dhisaan guddi ka koo ban millatari iyo rayid oo muddo saddex sano ah xakumi doona dalka, kaddibna qa ban doono doorasho xor ah oo lagu soo dhisayo dowlad rayid ah.
      Qodobadda ugu waaweyn heshiiska ayaa waxaa ka mida ah, in millatariga uu talada sii heyn doono muddo sannad ah ka hor inta aysan xilka ku wareejin xukuu mad rayid ah.
      Waxaa kale oo ku jira heshiiska, in Talaadada soo socota oo ku beegan 20ka bishan August in la magacaabo ra’is ulwasaare iyo in golaha wasiiradda lagu dhawaaqo muddo sideed maalmood ah ka dib marka la magacaabo R/lwasaaraha.
    Heshiiskan ayaa yimid kaddib bilooyin ay dalka Sudan ka dhacayeen bannaanba xyo bishii December ee sanadki hore ka soo billowday sicir barar ku dhacay qiima ha shidaalka, kaddibna isu rogay dibad bax ka dhan ah madaxweynihi hore ee dalkaasi Jeneral Cumar Xasan Al Bashir.
Bannaanbaxayada ayaa ugu danbeyntii keenay in milatariga uu talada xoog uga maroojiyo madaxweyne Al Bashir, bishii April ee sannadkaan, taasoo soo gaba gabeysay muddo 30 sano ah oo uu Sudan soo xakumayay Cumar Al Bashir.
SHIRKII DIBUHESHIISIINTA EE SHALAY KA FURMI LAHAA DHUUSAMAREEB OO MAR KALE DIB U DHACAY
   Shalay ayuu qorshuhu ahaa in maga alada DhuusaMareeb ee gobolka Galgu duud uu ka furmo shirka dibuheshi isiinta beela ha Galmu dug, hasse ahaatee shir kaa ayaa dib u dhacay markii 2aad.
   Guddiga doorashada oo maalintii daraad sheegay in dhamaanba soo idlaadeen ho wlihii qaban qaabada shirka iyo Liiska erg ooyinka, ayaa mar kale haddana sheegay in shirkaasi uusan furmi karin shalay sa babo dhinaca farsamada ah oo laakiin aan la faah faahin.
     Beelaha Galmudug qaarkood ayaa wali kasoo horjeedda Shirka dib u heshiisiinta maamulka Galmudug, waxaana Guddiga ay waddeen maalmihii ugu dambeeyay dadaallo kala duwan oo ku aadan qabashadda Shirka.
     Qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo waxgar ad ka beelaha Galmudug ayaa dhaliil xoog leh u jeediya guddiga qabanqaabada shir ka DhuusaMareeb iyaga oo ku eedeeyay deg deg iyo in wax walba lgu soo dhame eyo maalmo kooban, madaama ayeey she egeen dib u heshiisiintu u baahan tahay in waqti la galiyo.
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO MAGACAABAY GUDDIGA KUMEELGAARKA AH EE DOO RASHOOYINKA
    Madaxweynaha Puntland, Siciid C/hi Deni ayaa shalay magacaab ay guddiga KMG ah ee doora shooyin ka Puntland.
Guddiga oo ka koob an 9 xubnood ayaa waxaa soo doorta Ba arlamaanka, ha lka shanta xubnood ee kale uu magacaa bo madaxweynaha Puntland.
   "Markuu garawsaday: baahida looqa bo in la magacaabo Guddiga Doorasho oyinka Puntland, si loo dardargeliyo ge eddi soco dka nidaamka dimuquraadiyayn ta Puntl and." ayaa lagu yiri warsaxaafade ed ka soo baxay xafiiska madaxw eyna ha.
Hoos ka akhri magacyada xubnaha sag aalka ah ee guddiga doorashooyinka;
1. Cabdinuur Shiikh Maxamed Isxaaq
2. Sahra Jaamac Saalax
3. Cali Jaamac Faarax
4. Cabdullaahi Faarax Mire
5. Cabdullaahi Cabdi Duca alle
6. Guulleed Saalax Bare
7. Jaamac Xirsi Faarax
8. Xafso Salaad Maxamed
9. Cadirisaaq Axmed Siciid
NIN QIRTAY KUFSIGA AUN CAASHO ILYAAS
  Maxkamadda sare ee Puntland ayaa shalay u fariista kiiska la xiriira kufsigii iyo dilkii loo geystay Caasho Ilyaas Aadan.
Xukunkii ay horay maxkamadda darajada 1aad iyo maxkamadda racfaanka ku ride en raggii ku eedeysnaa falkaas ayaa laga qabay dood, balse waxaa shalay mar qu ra isbaddalay sida ay wax u socd een,kaddib markii Cabdifataax Cabdirax maan Warsame ayaa sheegay in uu ka qeyb qaatay kufsiga Caasho, hal marna uu u galmooday.
     Sidoo kale wuxuu sheegay in falkaas ay kula jireen nin kale, oo aan wali gacan ta lagu soo dhigin iyo mid shalay maxkam adda lala geeyay.
      "Shalay waxaa kiiska kusoo kordhay in Cabdifataax Cabdiraxmaan Warsame, oo ahaa xukumanaha koowaad uu qiraal ku noqday inuu Caasha kufsaday una ta gay hal mar. horay waa loo sameeyay baa ritaanno badan laakiin qofka bani'aadanka ah qalbigiisa waxa ku jira gacanta loog ama soo saari haro, gacantana intaan afk iisa galino kama soo saari karno waxa ku jira, labadii maxkamadood ee hore wuu in kiray falka, tanna qiraal buu ku ahaa", ay uu yiri Maxamed Xareed oo ah xeer ilaa liye ku xigeenka guud ee Puntland.
Eedeysanaha saddexaad oo isna shalay maxkaadda la hor geeyay ayaa sheegay inuusan wax lug ah ku lahayn falkii lagu kufsaday, laguna dilay Caasho.
     Qareennada u doodayay saddexda eedeysane ayaa soo dhaweeyay go'aanka uu Cabdifataax ku qirtay arrinta, inkastoo ay horay ugu doodayeen in eedda loo jee dinayay aysan waxba ka jirin.
Kiiskan la xiriira kufsiga ayaa soo jitamay ay ku dhawaad 6 bilood, iyadoo dhageysi gii maxkamadda sare ee shalay uu ahaa kii ugu horreeyay ee noociisa ah.
     Maalinta Isniinta ah ayaa dib la isugu soo laaban doonaa dacwaddan, sida ay garsooreyaashu sheegeen.
    Caasho Ilyaas Aadan oo ahayd 12 jir ay aa falka kufsiga iyo dilka ah loogu geystay magaalada Gaalkacyo.
SAFIIRKA SOOMAALIYA U FADHIYA YEMEN OO PUNTLAND KU WAREEJIYAY NIN HOREY DIL U GEYSTAY
     Safiirka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen ,Cabdul lahi Xaashi Shuuriye ayaa xilli dambe oo xa lay ah soo gaaray dek edda magaalada Boo saaso, halkaa oo uu soo gaarsiiyay nin u baxsadey dalka Yemen oo horey dil uga geystay gudaha Puntland.
Eedeysane Maxamed Cabdullaahi ayaa M/ Qardho ku dilay ganacsade caan ah oo lagu magacaabi jiray, allaha u naxaristo Dirir Cabdi Gufure , waxaana dadaallada dalka loogu soo celiyay ninka dilkaa ka da mbeeyay ka qaybqaatay odayaal dhaqa meed ka soo jeedda qoyska ninka dilka geystay.
    Danjire Cabdullahi Xaashi Shuuriye , ay aa sheegay in bulshada Soomaaliyeed loo ga baahanyahay marka ay dhacdooyinkan oo kale ay dhacaan inay la xiriira safaarad aha dibadda ku yaalla ee dalka, ama wa saaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliya.
   Guddoomiyaha gobolka Bari iyo odayaal dhaqameed ku sugnaa dekedda Boos aaso ayaa ku ammaanay safiirka iyo oday aasha dhaqan dadaalka ay ku bixiyeen soo qabashada ninka dilka geystay.
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO WADAHADAL UGU BAAQAY SOOMAALILAND
    Madaxweynaha Puntland, Siciid C/hi Deni ayaa markii ugu horreysay ugu baaq ay Soomaaliland wadahadal, isagoo mar ka hadal ka jeediyay munaasabad lagu soo bandhigay buug ka ha dlaya nabadda Sooma aliya. "Farriinta ugu ho raysa waxaan u dira yaa Soomaaliland, sha atigaaga waa lagugu qabsan karaa, dhulka Puntland ee ay ku soo xadgudubtey , wadahadal iyo nabad inaan ku dhammayno oo ku garnaqsad aan baan ugu baaqaynaa” ayuu yiri mada xweyna Puntland.
       Madaxweynaha Puntland ayaa baaq an u diray Soomaaliland ayaa ku murans an gobollada Sool iyo Sanaag, waxaana 2da maamul labo mar uu dagaal ku dhex maray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kadib markii ciidamada Somalayaai land ay qabsadeen magaalada Tukaraq 8 Janaayo 2018kii.
GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND OO LAALAY HESHIISHKII SADDEXDA XISBI KU HESHIIYEEN
Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa laalay heshiishkii 3 xisbi ku heshiiyeen in komishanka doorashooyinka lagu kordhiyo laba xubnood.
Taliyaha sharciga ee golaha Wakiilada So maliland Garyaqaan Mu stafe Maxamed Daahir ay aa sheegay inuu jabay mooshinkii wax laga bed elay xeerka doorashooyin ka ee lagu kordhiyey laba xubnood guddida door ashooyinka.
      Golaha wakiilada ayaa loo gudbiyey  mooshin wax lagaga bedellayo xeerka doo rashooyinka oo guddida doorashooyinka oo ahaa todoba xubnood laga dhigi lahaa sagaal xubnood, haseyeeshee waxa uu tal iyaha sharcigu sheegay mar hadii laga do oday xeerkaasi aan dib loo soo celin Karin inta lagu guddo jiro kalfadhigaas, sidaas darteed waxay ka dhigan tahay in golaha wakiiladu ka hor yimaadeen wax ka bede lka xeerkaasi iyo heshiishka saddexda xisbi.
      "Waxaa isoo baxay in aan la furi Karin mooshin khuseeya kalfadhigaasi oo gol uhu hore uga dooday, waxaanu u dhigan yahay qodobkaasi lama furi karo mooshin hadii uu arinta uu ka hadlayo ama mooshi nku khuseeyo uu goluhu ka dooday isla kalfadhigaasi, sidaas buu mooshinkaasi ku jabay mana waafaqsana xeer hooasa adka soo jeedin kasta oo ku saabsan wax ka bedelka xeerkan "ayuu yidhi taliyaha ar rimaha sharciga ee golaha Wakiilada Mus tafe maxamed Daahir.
      Sidoo kale, goluhu wuxuu gallay fasaxi isii caadiga ahaa oo dhan 45 cisho, taas ina waxay dib u sii riixaysaa in doorasho wakhtigeedii u dhacdo.
      Dhinaca kale, labada xisbi mucaarad ayaa cambaareeyey talaabooyinka ay qa adeen golaha Wakiilada, waxaanu ku eed eeyeen in xukuumaddu dabada ka riixay so in mooshinkaasi la ogolaado, waxaa nay xuseen inay xukuumada iyo xisbiga KULMIYE ka gaabiyeen inay ka hawlgal aan in heshiishkii saddexda xisbi la an sixiyo.
       Xisbiyada mucaaradka ayaa sheegay in mooshinkan in la hor istaago ay ka dambaysay xukuumaddu,isla markaana gudoomiyaha golaha Wakiiladda lagu ca daadiyey inuu golaha soo xidho si aanu mooshinkaasi usii socon.
CIIDANKA BOOLISKA SOMALILAND OO SHEE GAY IN LABA SAACADOOD KU SOO QABTEEN GACAN KU DHIIGLE NIN KU DILAY MAGAALADA HARGEYSA
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xal ay saacado kooban ku qabtay gacan ku dhiigle Toorey ku dilay nin shicib ah ka dib markii uu baxsaday.
Taliye ciidanka Booliska Gen:C/raxmaan Fooxle ayaa sheegay in muddo kooban gudaheed ku soo qabteen gacan ku dhiigle muwaadin ku dilay magaa ladda Hargeysa, waxaanu u ham balyeeyey ciidankii ku guulaystay soo  qabashada ninkaasi baxsanayey.
     "Habeen hore waxa uu dil ka dhacay xaafada qoob dameereed, dilkaasi oo uu gaystay gacan ku dhiigle Mustafe Sheekh Max amed Faarax oo khaarajiye loo yaqaan, waxaa uu dilay marxuum Yuusuf Cali Wayd Cadaani oo labadaba da’doodu yi hiin konton jiro, waxaana lagu dilay mar xuumka Toorey, waxaanu falkaasi dhacay todobadii iyo badhkii fiidnimo ee xal ay.”ayuu yidhi taliye Fooxle oo ka war bixinayey dilkaasi ka dhacay magaaladda Hargeysa.
    Waxaanu intaas ku daray "Ciidanka Bo olisku waxaa uu gallay hawlgal adag si gacan ku dhiiglaha loo soo qabto isagoo isticmaalay xeelado kala duwan sida jid goyn iyo daba gal, isago wadooyinka uu marayo laga sii xidhay, waxa lagu guu laystay in la qabto sagaalkii iyo badhkii ha beenimo, iyadoo lagu qabtay galbeedka M/ Hargeysa gaar ahaan warshada masaa biirta iyo kaalinta indho birta agteedda, cii danku muddo laba saacadood buu gacan ku dhiiglahaasi ku soo qabtay, iyagoo is ticmaalaya xeelado kala duwan, waana ku hambalyeynaya ciidanka boooliska wakht iga kooban ee ay ku qabteen gacan ku dhiiglaha.”
     Falkan ayaa habeen hore ka dhacay degmada Gacan libaax gaar ahaan xaafada qoob da meeraad oo ah waqooyi bari ee M/ Harg eysa, waxaana lagu soo qabtay gacan ku dhiiglaha degmada Koodbuur ee galbeed ka Magaaladda, gaar ahaan xaafadda jigjiga yar.
ALSHABAAB OO LA WAREEGAY SALDHIG CIIDAN OO KU YAALLA DEYNUUNAAY
      Wararka aan ka heleyno deegaanka Deynuunaay ee duleedka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay shee gayaan in shalayy dagaalyahano ka tirsan Alsha baab ay dag aal kula wa ree geen Saldhig Ciidama da dowladda ay ku leeyihiin dee gaankaas.
   Dadka deegaanka ayaa sheegay in Ci idamo hubeysan oo ka tirsan Alshabaaba ay dhowr jiho ka soo weerareen Saldhiga Ciidanka dowladda ay ku lahaayeen de egaanka Deynuunaay,isla markaana wax aa intaas kadib qarxay dagaal xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa ka la duwan.
      Sidoo kale dadka deegaanka ayaa til maamay in Alshabaab ay la wareegeen gacanta ku heysta Saldhiga Ciidamada, ka dib markii halkaas gebi ahaan ay isaga baxay Ciidamadii ku sugnaa.
     Ciidamadii dowladda ee ka baxay Sal dhiga ayaa weerar kusoo qaaday halkaas, waxaana la sheegayaa inuu dagaal Culus dhexmarayo Ciidamada iyo dagaalamay aasha Alshabaab.
      Weli lama oga Khasaaraha rasmiga ee ka dhashya dagaalka ka socda dee gaanka Deynuunaay ee duleedka Maga alada Baydhabo.


GUDDOONKII HORE EE BAARLAMAANKA JUBBALAND OO DIB LOO WADA DOORTAY
     M/Kismaayo ayaa Shalay waxaa lagu qabtay Doorashada Guddoomiyaha Baarl amaanka dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuxigeenadiisa.
      Xildhibaanada Baarlamaanka Jub baland ayaa Guddo omiyihii hore ee Baar lamaanka Cabdi Maxamed Cabdirax maan u doortay inuu noqdo Guddoomiyaha Cu sub ee Baarla maanka Jubbaland.
Aadan Khaliif Xaaji ayaa loo doortay inuu   noqdo Guddo omiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Jubbaland,halka Cabdi Baaleey Xuseen isna loo doortay Guddoo miye kuxigeenka labaad ee Baarlamanka Jubbaland.Aadan Khaliif ma jirin wax Mu sharax ah oo la tartama y,waxaana Xildhib aanada ku doorteen Cod gacan taag ah, isagoo helay 72 cod.
     Sidoo kale Cabdi Baaleey Xuseen ay aa waxaa tanaasulay Musharaxii la tartami lahaa,sidaasina ayay Xildhibaanada Cod gacan taag ah ku Doorteen,waxaan uu helay 73 Cod.
       Dhammaan Guddoonkii hore ee Baa rlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa si rasmi ah u soo wada noqday, kuw aasi oo Afartii sano ee la soo dhaafay soo shaqeeyay.
      Sidoo kale hoolka ay Doorashada ka dhacday ayaa waxaa ku wada sugnaa, Xildhibaanada Jubaland ee la dhaariyey dhammaantood,Odayaasha dhaqanka, Xil dhibaanada labada aqal ee Baarlamaan ka Soomaaliya iyo martisharaf kale.
Ammaanka goobta doorashadu ka dhac eysay ayaa Shalay siweyn loo adkeey ay,isla markaana waxaa si Wadajir ah u sugaya Ciidamada nabadgalyada dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa Midowa Afrika ee Ciidamada AMISOM.


XUKUUMADDA SOMALIYA OO FARRIIN BOGA ADIN AH U DIRTAY BOQORTOOYADA SACUUDIGA
     Wasiirka Wasaaradda  Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee JFS Md. Sheekh Nuur Maxamed Xasan, ayaa bogaadiyay howla ha iyo adeegyada ay Boqortooyada Sacu udi Carabiya u diyaarisay xujayda San adakaan.
      Wasiirka ayaa tilmaamay horumarka wayn ay Boqortooyada Sacuudiga ka ga artay nidaaminta iyo fududaynta adeegy ada xujayda sanadakan ,kuwaasi oo si he er sare ah loo diyaariyay, islmarkaasna la gu soo kordhiyay adeegyo casri ah.
     Wasiirka Awqaaf iyo Arrimaha Diinta ee Soomaaliya, Md. Sheekh Nuur ayaa si gaar ah ugu mahad celiyay wasaaradda Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi ga sida wanaagsan ay xujayda Soomaliy eed ugu adeegeen, iyagoo u fududeeyay dhammaan adeegyadii ay u baahnaay een,wuxuuna tallaabadaasi ku tilmaamay in ay tahay hiil walaaltinimo.
       Wasaaradda Cumrada iyo Xajka Boq otooyada sacuudiga sanadkan waxa ay ku soo kordhisay adeegyo casri ah iyo Barn aamijyo, kuwaas oo ka qaybqaatay fududa ynta adeegyada xujayda sanadakan.


DAGAAL KA DHAN AH ALSHABAAB OO LOOGA DHAWAAQAY GOBOLKA HIIRAAN
Kulan looga hadlaayay amniga deegaa nada G/Hiiraan ayaa waxaa Magaalada Baladweyne ku yeeshay Guddoomiyaha Gobolkaas Cali Muxumed Ca raale,Saraakiisha Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.
     Kulanka ayaa intii uu socday waxaa la gu gorfeeyay sidii loo xaqiijin ahaa amniga deegaanada Gobolka Hiiraan iyo sidii Alshabaab looga saari lahaa deegaanada ay halkaas kaga sugan yihiin.
      Sidoo kale Guddoomiyaha G/Hiiraan Cali Muxumed Caraale,Saraakiisha Ciidan ka dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa si wada jira ugu dhawaaqay dagaal ka dhan ah Alshabaab,kaasi oo dhawaan laga bila abi doono deegaano ka tirsan Gobolkaas.
Howlgalkaas ayaa Maamulka Gobolka iyo   Saraakiisha Ciidanka waxaa ay ku  doonayan in dagaalamayaasha Alshab aab uga saaraan deegaano ka tirsan Go bolkaas oo ay gacanta ku hayaan.
      Alshabaab ayaa xiliyada qaar waxaa ay weeraro dhabo ah iyo mid toos ah ay ku qaadaan Saldhigyada Ciidanka dowlad da Itoobiya ay ku leeyihiin deegaano ku ya alla Gobolka Hiiraan.


QARAXYO KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Qaraxyo Goordhow ka dhacay Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir,kuwaasi oo ahaa Miinooyinka nooca dhulka lagu aaso ah.
Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay in Jugta qaraxyda siweyn looga maqlay Xaafado ka tirsan degmdaas iyo goobo kale.
Sidoo kale waxaa lagu waramayaa inuu qaraxyada ay ka dhasheen Khasaaro kala duwan,waxaana ku dhaawacmay saddex ruux,isla markaana waxaa loola cararay mid kamid ah Isbitaalada ku yaalla Magaalada Muqdisho.
Qaraxa ugu horeeyay ayaa waxaa uu ku dhacay wadada aada xarunta Maamulka degmada Deyniile,waxaana halkaas gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Degmadaas oo haatan halkaas ka wada
 baaritaano.
WASAARADDA A/GUDAHA OO KU BAAQDAY IN SHIR DIB U HESHIISIIN AH LOO QABTO JUBBALAND
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta ayaa warsaxaafade ed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyin ka Dowlad Goboleedka Jubaland.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka ayaa sheegtay in habraac aan loo marin xulista Liiska Odayaasha dhaq anka ee Xildhibaanada soo xulayay.
Sidoo kale Wasaaradda ayaa tilmaamay in aysan aqoonsaneyn Natiijo kasta oo sharciga baalmarsan ee kaso baxda Doo rashada Jubbaland.
      Ugu dambeyntii Dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqday in la qabto dib u heshi isiin dhab ah oo ay ka qeyb qaatan dha mmaan Bulshada reer Jubbaland,si looga feejignaado qalalaase xasilooni darro ka dhacda dowlad Goboleedka Jubbaland.
   
HAY’ADDA ISLAMIC RELIEF WORLDWIDE OO IN KA BADAN 22,000KUN NEEF KA QEYBIS AY G/BANAADIR, PUNTLAND, SOMALILAND, SH/DHEXE IYO SH/HOOSE
     Islamic Relief oo ah hay’add ka hawlga sha in kabadan afartan (40) wadan oo adu unka ah oo ay Soomaaliya kamid tahay, ayaa hawlo kala duwan oo dhinaca bani ’adinnimada ah fulisa sida; Horumarinta beeraha, Cafimaadka, Waxbarashada, Xa naanada agoonta, Gargaarka deg degga ah, Horumarinta Biyahaya, Fayi dhowrka iyo kuwa kaloo badan.
   Islamic Relief ayaa Soomaaliya ka hawl biloowday sanadii 2006dii iyadoo sanad kasta xilliyada Soonka iyo Xajka qabata la ba mashruuc oo kala ah; mid xoolo qeybin ah iyo mid raashin ah, kuwaasi oo loogu ta lagalay dadka danta yar ee ku nool xer yaha barakacaasha Soomaaliya.
      Sanadkaani 2019, waxaa ay hay’addu qeybisay xoolo kor udhaafaya 22, 000 kun neef oo ari ah kawaasi oo loogu talagalay dadka danyarta ah ee ku dhaqan Sooma aliya. Qamar Sheikh Maxamed oo kamid dadka ku nool ceryaha barakacashaaya Muqdisho ayaa siweyn uga mahad celi ysay Udxiyada ay hay’addu gaarsiiyay wa xaa ayna tiri ", Waxaan aad ugu mahad celinayaa hay’adda Islamic Relief oo noo qeybisay deeq Udxiya ah, waxaan kamid ahay dadka ku dhibateysan xeryahay bara kacayaasha Muqdisho mana awoodi in car uurteydu helaan hilib. Farxad weyn ayay shalay noo tahay hilibkaan deeqda ah”.
    "Waxaan ka codsanayaa hay’adda caa lamiga ah ee Islamic Relief Xafiiskeeda Soomaaliya inay kordhiyaan u gar gaarida dadka tabaleysan ee dalka ku nool”, ayay tiri Qamar Sheikh Maxamed
     Hay’adda Caalamiga ah ee Islamic Rel ief, waxaa marwalba ka go’an sidii loogu gargaari lahaa dadka dhibateysan ee dun ida kunool, iyadoo Soomaaliyana ay ka mid tahay wadamada ay hay’addu inta ba dan xooga saarto sidii loo caawin lahaa dadka la dalaadhacaya duruufaha kala duwan ee dhinaca nolasha ah.


BEESHA CAALAMKA OO SHAACISAY INAY SAN TAAGEERI DOONIN NATIIJADA DOO RASHADA JUBALAND
    Wakiilka QM ee Soomaaliya, James Sw an ayaa qoraal jawaab ah u diray gudd oomiyaha guddiga doorashada Jubaland, Xamza Cabdi Barre taasi oo la xiriirtay go’ aankii guddiga uu shakay ku dhowaaqay ay dib ugu fureen isdiiwaan gelinta mus haraxiinta madaxweynaha, islamarkaana 3maalmood ay dib ugu dhigaan door ashada madaxweynaha.
    Tallaabada guddiga ayaa jawaab u ah ayd codsi ka yimid beesha caalamka, ha se yeeshee wakiilka QM ayaa sheegay inu usan ku qancin tallaabooyinkaas.
James Swan ayaa warqaddiisa ugu shee gay Xamza in isbeddelada guddiisa ay sa meeyeen aysan weli buuxin tallaabooyinkii beesha caalamka ay codsatay in la qaado, si loogu kalsoonaado hannaanka doora shada Jubaland.
      "Warqaddeeni 8da August, ee aan kuu soo diray aniga oo wakil ka ah saaxi ibada Soomaaliya ee caalamka, waxaan ku adkeynay muhiimadda hanaan doora shada oo cad, la isku raacsan yahay, la is ku haleyn karo , islamarkaana heli kara ta ageerada dadka Jubaland oo dhan, hor seedi karana midnimada bulshada Jub aland.” Ayuu yiri Swan.
    Wakiilka QM ayaa sheegay in haddii aan la qaadan tallaabooyinka ay codsatay beesha caalamka aysan taageeri doonin natiijada hanaanka doorashada Jubaland.
"Haddii aan wax laga qaban walaacyada muhiimka ah ee ay qabaan dhinacyada ay quseyso arrintan, waxaa jirta halis ah in natiijada hanaanka doorashada uusan heli doonin taageerada buuxda ee lagama maarmaanka u ah in la joogteeyo xasil oonida iyo nabadda Jubaland. Waa muh iim in hanaanka doorashadu noqdo mid loo dhan yahay, kuna dhaca jawi horseedi kara horumar laga sameeyo arrimaha siy aasadda, amniga, iyo dhaqaalaha” ayuu yiri.
      Swan ayaa ugu baaqay Xamza inuu sameeyo isbeddelo dheeri ah ka hor inta aysan dhicin doorashada, "si waafaqsan waxyaabihii aan ka wadahadalnay, iyo kuwii aan warqadda kugu soo diray.”

Hoos ka aqriso warqadda Swan


ILHAAN CUMAR IYO RASHIDA TLAIB: MAXAA LABADOODABA LOOGU DIIDAY INAY GALAAN ISRAEL?
   Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib waxay taariikh sameeyeen bishii Nof embar ee sanadkii 2018kii, markaas oo ay noqdeen dumarkii ugu hor reeyay ee muslimiin ah oo ku biiray aqalka wakiillada Mareykanka.
2dooduba waxay xubno ka yihiin xisbiga dimuqraaddiga Mareykanka waxayna horumar weyn ka sameeyeen doorkooda siyaasadda.
      Arrimaha kale ee ay ka mideysan yihiin waxaa ka mid ah inay taageeraan xuquuqda dadka isku jin siga ah ee isu galmooda. Intaas waxaa usii dheer in ay cod sare ugu doodaan dadka soo galootiga ah iyo qaxootiga.  Laakiin waxaa jira hal wax oo iyaga khaas u ah ayna uga duwan yihiin cid walba oo ka le, xitaa xubnaha kale ee aqalka wakiillada ay ka tirsan yihiin, waxaasi na waa Israel.


MURANKA KU SAABSAN GO'DOONKA
   Ilhaan iyo Rashida 2duba waxay aad u cambaareeyaan sida ay Isra el ula dhaqanto Falastiiniyiinta, waana 2da siyaasi ee kaliya ee ka tirs an aqalka Congresska ee sida cad u taageera falcelinta falastiiniyiinta ee ku aadan go'do onka ay Israel galiso, iyo waliba dhaqdha qaaqyada lagu bartilmaameedsado Israa'I iliyiinta.
   Arrintan waxay hadda sababtay in Ilha an iyo Rashida ay noqdaan wakiilladii ugu horreeyay ee laga soo doortay Mareykan ka oo abid laga mamnuuco galitaanka Isr ael. Tani waxay layaab ku noqoneysaa 72da xubnood ee ay isku aqalka ka tirsan yihiin, kuwaasoo horraantii bishan qarash u uruurinayay inay booqasho loo wada dhan yahay ku tagaan Israel, si ay uga qeyb galaan munaasabad sanadle ah.
    Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib waxay si wada jir ah u qorsheynay  een inay u duu laan Israel, si ay u tagaan dhulka falastiin iyiinta ee ku ji ra gacanta Israel, kaasoo ah bariga M/Qudus iyo Daanta Galbeed.
     Xaqiiqdii, Rashida waxay safarkaas kusii dari lahayd booqasho ay u gu tagto qoyskeeda. Haweeneydan 42 jirka ah ee baratay cilmiga sharc iga waxay heysataa dhalasho Mareykan ah, balse waxay asal ahaan kasoo jeedda Falastiin.
Ayeeyadeed iyo xubno kale oo ka tirsan qoyskeeda ayaa ku nool Daanta Galbee



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip