Nin Dil Ka Geystay Qardho Oo Laga Soo Qabtay Yemen

0
Saturday August 17, 2019 - 10:13:37 in Wararka by
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Dil Ka Geystay Qardho Oo Laga Soo Qabtay Yemen

    Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiga dalka YemenCabdullaahi Xaashi Shuuriye ayaa Ninkaas ka dejiyay Magaalda Boosaso,isagoo u gacan geliyay Madax ka tirsan Maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiga dalka YemenCabdullaahi Xaashi Shuuriye ayaa Ninkaas ka dejiyay Magaalda Boosaso,isagoo u gacan geliyay Madax ka tirsan Maamulka Puntland.

Ninka laga soo qabtay dalka Yemen ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamed Cabdullahi,kaasi 20-ka Bishii july ee Sanadkan Qardho ku dilay Allaha u naxariistee Dirir Cabdi Gufuri oo ahaa Ganacsade Caan ah.

Madaxda maamulka Puntland ayaa Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiga dalka YemenCabdullaahi Xaashi Shuuriye uga mahadceliyay sid gacanta loogu soo dhigay Ninka dilay Dirir Cabdi Gufuri.

Sidoo kale Maxamed Cabdullahi ayaa waxaa isla xalay lagu xiray Saldhig ay leeyihiin Ciidamada dowlad Goboleedka Puntland eek u yaalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip