Xaflad soo dhoweyn ah oo Hindiya loogu sameeyay Danjiraha DFS u magacaawday dalkaasi

0
Friday August 16, 2019 - 20:13:45 in Wararka by
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaflad soo dhoweyn ah oo Hindiya loogu sameeyay Danjiraha DFS u magacaawday dalkaasi

    Danjiraha cusub ee soomaaliya u magaacawday dalka Hindia Ambassador Faaduma C/llahi Insaaniya ayaa gaartay magaalada New Delhi ee caasimada dalka Hindia, halkaas oo loogu sameeyay soo dhaweyn diiran. Qaar ka mid ah Madaxda iyo Dibolomaasiyiinta da

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Danjiraha cusub ee soomaaliya u magaacawday dalka Hindia Ambassador Faaduma C/llahi Insaaniya ayaa gaartay magaalada New Delhi ee caasimada dalka Hindia, halkaas oo loogu sameeyay soo dhaweyn diiran. Qaar ka mid ah Madaxda iyo Dibolomaasiyiinta dalka Hindiya ,diblamaasiyiinta safaaradda Soomaalida iyo jaaliyada soomaaliyed ee dalkaasi,ayaa ka qeybgalay soo dhoweynta Safiirka cuub ee dowladda Federaalka ay u magacaawday dalkaasi. Ambassador Faaduma C/llahi Insaaniya oo ka hadashay kulankii soo dhoweynta ka dib ayaa ka mahadcelisay sida qiimaha leh ay u soo dhaweeyeen madaxda dalka Hindiya iyo diblamaasiyiinta iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee ku sugan halkaasi. Siihayaha safaaradda ahna Qunsulka Guud ee safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Hindiya, Axmed Maxamuud Maxamed oo isna kulanka soo dhoweynta ka hadlay ayaa ka warbixiyay howlaha shaqo u qabsoomay safaaradda iyo qorshaha waxqabad ee horyaala

 
SHARE



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip