Guddoomiye Tuulax : Waa laga sii war hayay qorshaha dadka maanta la toogtay

0
Friday August 16, 2019 - 18:24:56 in Wararka by
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Tuulax : Waa laga sii war hayay qorshaha dadka maanta la toogtay

    Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay afar ruux toogasho lagu dilay maanta. Wuxuu sheegay in laamaha Amniga ka sii war hayeen qorshaha ay doonayeen in ay ku dilaan agaasime w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay afar ruux toogasho lagu dilay maanta. Wuxuu sheegay in laamaha Amniga ka sii war hayeen qorshaha ay doonayeen in ay ku dilaan agaasime waaxeedka ka tirsanaa Wasaaradda Waxbarashada oo lagu magacaabo Cabdi Garre. '' Qorshahoodu wuxuu ahaa marka laga soo baxo salaada Jimcaha in ay toogasho ku dileen agaasimaha, laakiin ciidamada ayaa goobta ugu sii diyaar-garoobay markii ay ogaadeen in qorshahoodii fashilmay waxaa ay bilaaben in ay dagaalamaan, goobta ayaa lagu toogtay saddexii ragga ahaa qof dumar ah oo caawineysay.'' ayuu yiri Tuulax Goobta uu howlgalka ka dhacay ayaa waxaa gaaray Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolkan Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuux iyo Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip