Caanaha Dameeraha oo qaali ka noqday yurub iyo wadamo kale

0
Thursday August 15, 2019 - 22:47:01 in Wararka by
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caanaha Dameeraha oo qaali ka noqday yurub iyo wadamo kale

    Daraasad ey ku sameeyeen caanaha dameeraha Khubarro iyo xeeyl dheerayaal u dhashay waddamo eey ka mid yihiin Giriiga Biljimka Talyaaniga Faranca Turkiya Iyo waddamo kale oo ku yaaala dunida daafeheeda Caanaha dameeraha ayaaa w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daraasad ey ku sameeyeen caanaha dameeraha Khubarro iyo xeeyl dheerayaal u dhashay waddamo eey ka mid yihiin Giriiga Biljimka Talyaaniga Faranca Turkiya Iyo waddamo kale oo ku yaaala dunida daafeheeda Caanaha dameeraha ayaaa waxaa loo adeegsadaa ka sameeynta Waxyaabaha leysku qurxiyo Saabuunta Iyo indha kuusha

Liitarka caanaha dameeraha ayaaa waxa uu waddamada aan kor ku soo xusnay ka marayaaa 19 $doollar

Dalka Talyaaniga dameeraha si weeyn ayaa  loo lisaa

Ama waa la kobciyaa si hilibkooda loo isticmaalo

Wargeyska Tili Garaaf ayaaa waxa uu sheegay baari taaan ey sameeyeen culimmo iyo qubarro ka tirsan jaamacadda Naabuli ee Dalka Talyaaaniga ayaa lagu ogaaday in caanaha dameeraha ineey muhiim yihiin oo eysana jirin caano kalle oo la mid ah caanaha dameeraha

Sidoo kale waxaa daraasaddaan  lagu sheegay in caanaha dameeraha  ineey yareeyaan kalastaroolka

Iyo jirrada ku dhacda quluubta aadanaha waa sida lagu yiri warbixintee

    Baarayaasha ayaa sidoo kale sheegay in caanaha dameeraha aad  ugu dhow yihiin caanaha Naagaha waxaana suurata gal ah ayey yiraahdeeb in carruuntu ey adeegsadaan caanaha dameeraha ,sida ay hadalka ay u dhigeen  weeyaane

Shirweyne looga hadlayay caanahaan oo ey ka soo qeyb galeen khubarro iyo xeel dheerayaan u dhashay wadda mada reer yurub

 kaa soo lagu qabtay dalka Turkiga ayaaa looga hadlay faa'iddada caanaha dameeraha wexeyna aad u xoojiyaan in si weeyn loo isticmaalo caanaha dameeraha meeshii laga isticmaali lahaay caano lo'aad ayeey yiraahdeen baara-yaasha

Caanaha dameerrada ayaa waxa ey ka heleen aqoonsi weyn waddamada caalamka waxaana ka mida waddamadaaasi

Giriiga

Biljimka

Talyaaniga

Faranca

Turkiya

Iyo waddamo kale

Doowladda Talyaaniga ayaa ah Dowladda ugu adeegsiga badan caanaha dameeraha waxeyna ka sameeysaa waxyaabo farabadan sida

Saabuunta

Buskudka

Waxabaaha leysku qurxiyo

Iyo indha kuusha

Faranca khudeeda waxaa la leeyahay waxey ka sameeysaa waxyaabaha mac-macaaan iyo aalado kala duwan

IntaĆ  ayaaa ku soo koobay  warbixin looga hadlayay caanaha dameerada oo laga adeegsado waddamo fara badan oo ku yaalla caaalamka##




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip