Wefdi Heer Sare Ah Oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo

0
Thursday August 15, 2019 - 10:10:06 in Wararka by
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wefdi Heer Sare Ah Oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo

    Magaalada Kismaayo waxaa maanta ku wajahan wefdi ka socda beesha Caalamka kuwas oo kulamo la soo yeelan doona madaxweynaha mamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Wakiilka QM u qaabilsan arrimaha Somalia James Swan iyo wefdi uu hogaami

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Kismaayo waxaa maanta ku wajahan wefdi ka socda beesha Caalamka kuwas oo kulamo la soo yeelan doona madaxweynaha mamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Wakiilka QM u qaabilsan arrimaha Somalia James Swan iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa saacadaha soo socda in ay ka degaan garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo. Waxaa fashil ku soo dhamaaday kulamo saacadihii la soo dhaafay dhex maray saraakiil ka kala socotay sirdoonka Itoobiya Ururu gobaleedka IGAD iyo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Dowladda Somalia ayaa sheedda ka eegeysa arrimaha doorashooyinka Jubbaland iyada oo qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somalia lagu sheegay in aysan aqoonsan doonin natiijo kasta oo baal marsan shuruucda doorashooyinka kana soo baxda doorashada Kismaayo.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip