Sawirro:-Wararkii ugu dambeeyey toogasho ka dhacday Mareykanka

0
Thursday August 15, 2019 - 09:02:30 in Wararka by
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Wararkii ugu dambeeyey toogasho ka dhacday Mareykanka

    Faah faahinno dheeri ah ayaa ka soo baxaya toogasho iyo weerar toos ah oo dabley hubeysan shalay, illaa xalay ay ka fulisay magaalada Philadelphia ee dalka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah faahinno dheeri ah ayaa ka soo baxaya toogasho iyo weerar toos ah oo dabley hubeysan shalay, illaa xalay ay ka fulisay magaalada Philadelphia ee dalka Mareykanka.

Weerarka oo socday muddo saacado ah ayaa waxaa xigay iska hor imaad dhexmaray dableydaasi iyo ciidamada Booliska dalkaasi.

Ugu yaraan illaa 6 askari ayaa ku dhaawacmay weerarkan, sida ay baahisay warbaahinta gudaha dalka Mareykanka.

Sidoo kale Booliska ayaa si nabadgalyo ah dad shacab ah uga soo badbaadiyey meesha uu weerarku ka dhacay.Wararka ayaa intaasi ku daraya in goobta la weeraray ay tahay meel mashquul badan, islamarkaana ay ku badan yihiin Arday.

Sanadkan 2019 ayaa waxaa la sheegay in dalka Mareykanka ay ka dhaceen ku dhowaad 5o weerar oo ay ku dhinteen dad u badan rayid aan waxba galabsan.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip