HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAAMTA OO AH KHAMIIS 15-KA AGOOSTO 2019-KA

0
Thursday August 15, 2019 - 08:55:23 in Wararka by
  • Visits: 376
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAAMTA OO AH KHAMIIS 15-KA AGOOSTO 2019-KA

    MAAMULKA G/BANAADIR OO DAMAANAD QA ADAY BIXINTA MUSHAARKA AGOONTA DADKII KU DHINTAY QARAXII GOBOLKA Maamulka gobolka Banaadir ayaa da mmaanad qaaday in aan la joojin doonin mushaaraadkii ay qaadan jireen dadkii ku dhintay qaraxii ka dhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MAAMULKA G/BANAADIR OO DAMAANAD QA ADAY BIXINTA MUSHAARKA AGOONTA DADKII KU DHINTAY QARAXII GOBOLKA Maamulka gobolka Banaadir ayaa da mmaanad qaaday in aan la joojin doonin mushaaraadkii ay qaadan jireen dadkii ku dhintay qaraxii ka dhacay aqalka dowlad da Hoose, si loogu daryeelo agoontii ay ka tageen. Siihayaha guddoomiyaha gobolka Ba naadir ahna guddoomiye ku xigeen maam ulka Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim Dheere) oo kulankaan ga rab istaagga ah u sameeyey agoontii ay ka tageen dadkii ku shahiiday Qaraxii arg agixiso ee 24kii July ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir, ujeedada kulanka ayaa aheyd in lagu muujiyo sida maamulka Gobolka ay uga go'an tahay sii wadidda taageerada iyo dareelka agoont aas.


ibrahim dheere

Sii hayaha guddoomiyaha gobolka Ban aadir ayaa xog wareysi uu ugu kuurgal ayey xaaladda agoonta mid mid ula yee shay carruurta kulanka loo sameeyey, Md. Ibraahim Dheere ayaamar kale uga tac siyaddeeyey agoonta in waalidiintooda ay ku dhinteen iyagoo u adeegaya ummaddo oda, taasna ay sharaf iyo cisi u tahay iya ga iyo caa’illadooduba.

Guddoomiye Ibraahim Dheere ayaa sheegay in inta uu joogo xafiiska uu dada al xooggan ku bixin doona joogteynta dar yeelka Agoonta, isla markaana ay si wadi doonaan bixinta mushaaraadkii ay qadan jireen waalidiinta Agoontan.

Tallaabadan ayaa ah mid ugub ah, tan oo masuuliyad gaar ah saareysa dhamma an masuuliyiin kala duwan ee dowladda gaar ahaan maamulka gobolka Banaadir.

Agoonta kulanka ka soo qeybgashay ayaa soo dhoweeyey tallaabadan kuna til maamay mid muu jine ysa beni’aadannimo danqasho, loonabaa han yahay in cid wal ba oo masuul ah ay sidaas oo kale u qaad do tallaabooyin lagu daryeelayo ubadkii ay ka tageen dadkii mudada dheer u adeega yey shacabka caasimadda.

WAKAALADDA IMTIXAANAADKA DALKA ITOOB IYA OO DIB U EEGIS KU SAMAYNAYSA NATII JADA IMTIXAANKA FASALKA 12AAD

ADUCATION ITOBIYAWakaaladda Imtixaanaadka dalka Itoobiya ayaa goor dha wa yd sheegtay in dib loo eegayo natiijadii Imti xaanaadka he er qaran ee fasalka 12aad. Arrint an ayaa ka dambaysay ka dib markii cabashooyinbadan Wa kaaladda uga yimaadeen dhan ka ardayda iyo waali diintooda, oo dhakaf aar ku no qotay natii jada ay wakaaladdu shaacisay maalini madii shalay.

Haddaba Wakaaladda Imtixaanaadka heer qaran ayaa ardayda ka codsatay inay dulqaad muujiyaan intay dib u eegayaan natiijada oo ay sheegeen in maamlo gud ahood ku eegi doonaan. Wakaaladda ay aa maalinimadii shalay ba ahisay natiijada imtixaanka fasalka 12aad, taas oo inta ba dan ardaydu ku qan ci waa yeen.

SHEEKH ZAKIR NAIK OO XIISAD KA ABUURAY MALAYSIA

Golaha wasiirada Malaysia ayaa ma anta ka wadahadlay waxa laga yeelayo degenaanshaha joogtada ah ee uu dalka as ku leeyahay Sheekha u dhashay India ee Zakir Naik, ayada oo saddex wa siir ay dalbadeen in dalka laga cayriyo sab abo la xiriira eedeymo ku saabsan inuu jeediyey hadallo jinsiyeed xasaasi ah.

heekh-Zakir-Naik Sheekh Zakir Naik, oo Malaysia ku noolaa saddexdii sano ee tagay, ayaa dal ka India ku wajahaya dacwado la xiriira be en xalalaeyn lacageed iyo inuu jeediyey hadallo naceyb ah.

Waxa uu dhowaan jeediyey hadal aad looga dhalleeceeyey Malaysia, oo ah in dadka Hinduska ah ee ku nool dalkaas ku yaalla Koonfur Bari Asia ay "100 mar ka xuquuq badan yihiin” Muslimiinta laga tira da badan yahay ee India.

Ka hadalka arrimaha jinsiga iyo diinta ayaa xasaasi ka ah Malaysia, oo ah dal Muslimiinta ay yihiin 60% ee 32ka milyan ee ku nool. Inta soo hartay ayaa badanko od ah Shiinees iyo Hindi badankood ah Hi ndus. wasiirada Malaysia ayaa sheegay in hadalka Zakir laga yaabo in looga dan lah aa in xiisad looga dhex abuuro Muslimiin ta iyo kuwa aan Muslimka ahayn ee Ma laysia. Sheekh Zakir waa uu beeniyey eed eymahaas.

"Waxaan caddeenay mowqifkeena, wa ana in tallaabo la qaadaa, oo Zakir Naik aan loo ogolaan inuu sii joogo Malaysia” Waxaa sidaas bayaan uu soo saaray ku yiri wasiirka isgaarsiinta Malaysia Gobind Singh Deo. "Ra’iisul wasaaraha waa uu dhageystay walaaceena. Isaga ayey u taal laa inuu mowqif qaato oo sida ugu dhaqs iyaha badan go’aan uga gaaro waxa lagu xalin lahaa dhibaatadan” ayuu yiri.

Wasiirka shaqada iyo shaqaaleynta M. Kulasegaran iyo wasiirka biyaha, macdan ta iyo kheyraadka dabiiciga ah Xavier Jay akumar, ayaa iyagana ka dalbaday ra’iisul wasaare Mahathir Mohamad in la eryo Sheekh Zakir Naik.

"Ammaantii aan dowladda Malaysia u gu jeediyey sida Islaamiga ah ee wanaag san ee ay ula dhaqanto dadka Hinduska ee laga tirada badan yahay ayaa si kale loo beddelay ayada oo dan siyaasadeed laga leeyahay” ayuu Sheekh Zakir ku yiri bayaan uu soo saaray.

Wakaaladda warraka Malaysia ee Ber nama ayaa kasoo xigatay ra’iisul wasaare Mahathir inuu sheegay in Zakir aan dib loo gu celin karin Malaysia sababo al xiriira amnigiisa. "Haddii dal kale uu doonayo in uu martgeliyo, waan soo dhoweeneynaa” ayuu yiri Mahathir. VOA

WARARKII UGU DAMBEEYAY WEERARKII KA DHACAY D/WDHEEGLE EE G/SH/HOSE

AW-DHEEGLE1 Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa kaas oo lala eeg tay saldhig ciidamada dowladdu ay kulee yihiin D/Awdheegle ee G/Sh/hoose.

Qaraxaas waxaa xigay rasaas toos ah oo dhex martay debleydii weerarka soo qaadday iyo ciidamadii Milatariga ahaa ee u sugnaa saldhigga la weeraray,iyada oo daqiiqado kadib intii ay socotay rasaasna qarax labaad uu dhacay.

Saraakil ka tirsan dowladda oo ku sug an deegaanka Awdheegle ee gobolka Sha beellaha hoose ayaa u sheegay dalsan in qarxay gaari isla markaana ay ka hor tage en werar la damacsanaa xerada.

Warar hor dhac ah oo laga helayo khas aaraha ka dhashay qaraxaas ayaa sheeg ay in ay jirto waxyeelo soo gaartay ciidam adii ku sugnaa saldhiga oo dhawaan ay ka sameyteen Awdheegle sidoo kalana dad ka ku dhintay qaraxaas waxaa ka mid ah Allaha u naxariistee Gacal Cabdalla Gacal oo ahaa muuqaal duube ka shaqeynayay Idacada codka ciidamada qalabka sida.

Alshabaab ayaa sheegatay masuu liyadda weerarkaan waxaana ay sheege en in weerar ismiidaamin ah ay ku qaade en saldhig milatariga Somaliya ay ku leeyi hiin Awdheegle kuna dileen tobaneeyo ka tirsan askartii ku sugneed halkaas sida ay hadalka u dhigeen.


MUWAADIN SOOMAALI OO GO’AANSADAY INUU WAX BARO CARRUURTA SOOMAALIDA EE QAXOOTIGA KU AH MALAYSIA

bbbMaxamed Cali Buuwe waxa uu 3 san no ka hor ka cararay dagaalladda iyo dilal ka ka socda gudaha Somalia, waxa uu ga aray Xeebaha da lka Malaysia, isagoo rajo weyn ka qaba inuu Nolol cusub ka bilaabo halka asi.

Maxamed oo haatan 24jir ah waa Aabe iyo Hoggaamiyaha Jaalliyadda Qaxo otiga Soomaalida ku nool caasimadda dal ka Malaysia ee Kuwala Lambuur waxa uu sheegay in isaga Kaqaxooti ahaan inay soo wajaheen caqabado ku adaan helita anka shaqo iyo Tashiilaadka Tacliinta, iya doo ay dhibaatadaasi u dheer tahay dhala shadda wiilkiisa.

Maxamed Cali Buuwe oo si fiican ugu hadli kara Luqadda Englishka waxa uu Wareysi ku sheegay inay xilligan hardam ayaan, balse u uisaga og yahay inay jiri do onto maalin aad u wanaagsan oo soo iftiimi doonta. "Nolosha wey adkaat ay,ma na ah mid sahlan dhamaanteeda. Laakiin, mar kasta waxaan ku shukriyaa Ilaa hay, waayo Kaqaxooti ahaan, waxaana xaqiiq saday inay Mujtamaceenna ka samaysan yihiin dad heli kara xalinta dhibaatooyin ko oda” ayuu yiri Maxamed Cali Buuwe oo la hadlay Warbahinta FMTee dalka Malaysia.

Waxa uu haatan maareeyaa Tacliinta iyo Dhaqdhaqaaqa Dhallinyarada Jaalliy adda Soomaalida, isagoo Agaasimaha Ma arayn ta ka ah Dugsiga Jaalliyadda Qax ootiga Soomaalida ee uu ka bilaabay Deg madda Gombak ee Gobalka Selangor ee dalkaasi.

Asaaska Dusgigaasi waxa uu Maxam ed Cali Buuwe awooday inuu Waxbarasho siiyo kudhawaad 100 Arday Soomaali ah, iyadoo dhanka kale ay Kudhawaad 200 oo Carruur Qaxooti Soomaali oo ku nool dalka Malaysia weli haysanin wax Waxba rasha, Dugsiyadda kale ee ku yaallaa De egaankaasi waxaa xadidan Tirada Carruur ta la qaadanayo, waxayna taasi la micno tahay inay jiraan Arday badan oo Sooma ali ah oo ku qoran Liiska Sugitaanka ee Dusgiyadda.

Tiradda Guud ee Qaxootiga Soomaa li da ku nool dalka Malaysia waxaa lagu qiy aasaa in ka badan 3,000 oo qof, kuwaasi oo dhamaantooda ah Magang elyodoon sugaya inay Dibudejin ka hel aan Wadd an 3aad oo ka mid ah dalalka Reer Gal beedka ee soo dhaweeya Qaxootig iyo Mu haajiriinta ka soo cararay dalal kooda hoo yo.

MAXAA KA JIRA SARAAKIIL SIRDOON OO KA SOCOTA ITOOBIYA IN AY GAAREEN KISMAAYO?

wWaxaa si weyn isha loogu hayaa door ashada madaxtinimo ee maamulka Jubbal and taas oo la filayo maalmaha soo soc da in lagu qabto gudaha magaalada Ksim aayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland. Tan iyo shalay markii la dhaari yay xubnaha baarlamaanka maamulkaas waxaa soo ifbaxayay walaac la xiriira do orashada iyo qaabka ay ku qabsoomi kar to maadaama xildhibaano kale ay ku dhaw aaqeen siyaasiyiinta mucaaradka ah ee danaynaysa madaxtinimada ee maamul kaas.

Dhinaca kalana warar soo baxaya ayaa sheegaya in shalay garoonka diyaarada ha magaalada Kismaayo ay ka degeen sa raakiil dhinaca Sirdoonka ah oo ka socota dowladda Itoobiya kuwaas oo danaynaya in ay galaan gal ku yeeshaan doorashada.

Saraakiishaan ayaa la sheegay in shalay qaab qarsoodi ah ay ku yimaadeen M/Muqdisho isla markaana ay kulamo kula qaadan doonaan Kismaayo madaxweyna ha maamulka Jubbaland Ax med Maxam ed Islaam Axmed Madoobe.

Doorashada Jubbaland ayaa la rumays anyahay in walaac fara badan ku gadaa man yahay marka loo eego hanaanka ay wax ku socdaan dowaladda fedraalka iyo Beesha caalamkuwax war ah kama soo saarin liiska xildhibaanada ay ku dhawaaq een guddiga doorashooyinka sidoo kalana shalay lagu dhaariyay isla Kismayo.

WASAARADDA H/GUUD & DIB U DHISKA XF S OO LA WAREEGTAY NUQUL KA MID AH HAB RAACYADA AY KU SHAQAYN LAHAYD HEY ’ADDA DHISMAHA WADDOOYINKA

Shir Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta ay kulla waree gaysay Nuqulo ka mid ah Habraacyada ay ku shaqayn lahayd Hey’adda Jidadka So omaaliyeed (Somali National Highway Aut hority) ayaa shalay lagu qabtay M/Muqd isho.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Md. Jamaal Xasan Ismaciil, Madaxa Haayadda GIZ, Xubno kasocda Midowga Yurub (EU), Xafiiska Madaxwaynaha, Agaasimaha Gu ud & Qaar kamid ah Agaasime Waaxeedy ada Wasaaradda ayaa kaqayb galaya.

Intii uu shirku Socday ayaa Christoph Schmidt oo kasocda Haayadda GIZ & Ab diwali Mohamed oo kasocda Haayadda Ji dadka Soomaaliyeed SNHA Waxa ay mad asha ku soobandhigeen Wax qabadka ha ayadda Waddooyinka Soomaaliyeed intii ay jirtay.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Hawla ha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Md. Jamaal Xasan Ismaciil oo sooxiray shi rka ayaa u mahadceliyey kasooqayb gala yaasha Shirka iyo Shaqadii adkayd ee la soo qabtay "Runtii aad baan ugu farax san ahay in GIZ, EU & Wasaaraduba oo Haw shan (Somali National Highway Authority) aan iskala shaqaynay, Sidaa darteed Shi rkeenii shalay kalawareejinta ahaa qalab kii inoo dhinaa iyadoo hawshu ay wali inoo sii socondoonto aynan intaa uga hadhay nin, Anaguna wixii kale ee kadhiman aya an dhamaystiri doonaa” . Ayuu yiri wasiir kuxigeenka

Hayadda Jidadka Soomaaliyeed ayaa kamid ah Haayadahii madaxa banaanaa ee hoos imaanjiray Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhowaan ayaa dib loo hawlgaliyey waxaana wali socda dhamaytirka Shaqa da haayadda.

ALSHABAAB OO MARKALE LOOGA ADKAADAY DAGAAL ROGAAL CELIS AH OO AY KUSOO QAADEEN AWDHEEGLE

Awdheegleeeeeeeeeeeeeeeeee Shalay kooxda alShabaab ayaa wee rar rogaal celis ah kusoo qaaday deegaan ka Awdheegle ee G Sh/Hoose. Kooxda ayaa laba baabu ur oo wal xo qar xa laga soo buu xiyay kusoo wee rartay bar koont orool oo ay ku sug naa yeen ciidamada DFS

Qaraxyadan ayaa loo adeegsaday ba abuur la ga soo buuxiyey wax ya abaha qarxa, waxaana lala beegsaday kontor ooll ada ciidanka ee Awdheegle, iyadoo sidoo kalana halkaas laga soo wariyey da gaal toos ah oo labada dhinac dhexmaray.

Taliyaha ciidamada lugta Soomaaliya Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in meydad ay ka carareen kooxda weerarka soo qaadday ay haatan yaallaan Awdhe egle sidoo kalena ay jiraan kuwo kale oo ay ciidamadu gacanta ku dhigeen iyaga oo nool.

Sida ay ku warrantay VOA ugu yaraan 3 ka tirsan ciidamada dawladda iyo suxufi u shaqaynayey idaacadda ciidamada dow ladda Soomaaliya ayaa ku dhintay weerar kaas laba kalena ay ku dhaawacmeen. Ciidamada dowladda ayaa haatan gacan ta ku haya Awdheegle.7baadkii hore ayay ahayd markii ciidamada dowladda Soom aaliya ay si xoog ah ay kooxda alShbaab uga faramaroojiyeen deegaanka Awdhee gle ee G/Sh/Hoose oo 70 km dhanka koof ur kaga beegan caasimadda Muqdisho


WASIIR CAWAD "KULANKII ANNAGA IYO MAD AXWEYNAHA SOMALILAND WAX SIYAASAD AH SHAQO KUMA LAHEYN”

wasiirka arrimaha dibadda soamliya mdWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaal iya Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa ka ha dlay kulan ay la yee sheen wafdi uu hogg aaminay ay Mada xwey na ha Somali land Muu se Bi ixi Cabdi intii la gu guda jiray waa jibaadka Xajka.

Amb. Cawad ayaa wareysi uu siiyay la anta afka Soomaa liga ee VOA ku sheegay in Hal Qasri ay wada deganaayeen wa fdiga Wasiirada ee ka socday DF iyo wafdi ga uu hogga aminayay Madaxweynaha So maliland.

Waxaa uu sheegay in isaga iyo Wasii rada kale ee dowl adda Federaalka ay u ta geen Madaxweynaha Somaliland ayna sa laameen, isagana si soomaal in imo uu u soo dhoweeyay, una sallaamay. "Kulanka as wuxuu ku yimid annaga iyo Wafdiga Ma daxweyna ha So maliland wax aa wada de ganeyn hal qasri, masaajid ay aa isku ara gnay aniga iyo wa siirada kale DFS ayaa u tagay oo sala amay, isagana si qurux bad an oo sooma alinima da iyo walaalo isu soo hiloobay ayuu noo soo dhoweeyay oo sha raf ku jir to waan isa salaamanay waa is marxab eynay, ka dib waxaa isku arkey nay meel aha muslimiinta tagaan sida Ca rafo iyo Mina”ayuu yiri Axmed Ciise Ca wad.

Sidoo kale waxaa uu shee gay in is araggooda uu kaliya ahaa sall aan oo aan wax kale dhex marin, balse uu arkayay dad siy aasadeynayay kulankaas iyo sall aantaas 2da dhinac dhex martay. "Wax aa arkay dad Soomaaliyeed oo me elo kala duwan ku sugan oo siyaasadeyn ay ay kulankaas, wax gaar ah kama wada hadal, siyaasad shuqul kuma laheyn, mad axweynaha waa xaji nayay, anaga waa xaj ineynay, anaga ma aanan heysan fasax in aan arrimaha Somaliland iyo Soomaali ya aan ka hadalno, marka ku aragnay Xaj ka waa u tagnay waana sallaanay”ayuu yiri Axm ed Ciise Cawad.

Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ee Waddani C/raxmaan Cirro oo shalay war baahinta kula hadlayay Hargeysa ayaa dur ay kulanka Madaxweynaha Somalil and la yeeshay Wasiirada ka socday DFS, isagoo xusay in wixii Xisbiga Kul miye ay dadka ku caayayeen ay iyaga wax caadi ah la noqotay.

ISBEDDEL LAGU SAMEEYAY JADWALKA DOOR ASHADA MAAMULKA JUBBALAND

Qoraal kasoo baxay Guddiga madax bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyin ka Dowlad Gobole edka Jubnaland ayaa waxaa isbedel lagu sameeyay jadwalka xilliga ay dhici laheyd doora shada Madax weynaha Jubbaland & tan guddoonka Ba arlamaanka. Qoraalka Guddiga ayaa lagu sheegay in Shalay oo Khamiis ah ay bila abaneyso diiwaangelinta musharixiinta Gu ddoonka Baarlama anka, maalinta berito ahna ay ta hay Maalinta hadaljeedinta mu sharixiin ta,isla markaana jimcaha oo ku beegan 16ka Bisha Agoosto la qabanayo doora shada guddoonka Baarlamaanka Jubbal and.

Sidoo kale Guddiga doorashada Jub bal and ayaa waxa ay shaaciyeen in Maa linta Sabtida ah ee soo socota taariikhdu na ku beegan tahay 18 Bisha Agoosto ay khudb aadahooda jeedin doonaan mushar ixiinta Madaxweynaha Jubbaland,isla mar kaana Axada ay dhaceyso doorashada Madaxwe ynaha Jubbaland.

Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa 4tii Bishii July ee sanadkaan waxaa ay soo saareen jadwalka doorashada jub baland kaas oo qorshuhu ahaa in doora shada Guddoonka Baarlamaanka Jubbal and ay dhacdo 18 Agoosto halka doora shada Madaxweynaha la qabto 24ka Bi shaan ,hayee shee waqtiyada la soo horm ariyay.

BAARITAANKII LA XIRIIRAY "ARAGTI KU TOOGO 50 CENT” OO LA JOOJIYAY

Baaritaanka la xiriiray in sarkaal sare oo booliska New York ka tirsan uu askar tii sa u sheegay in "aragtida ay ku toogta an” fannaanka caanka ah ee 50 Cent ayaa la joojiyay. Taliye ku xigeen Emanuel Go nzalez waxaa lagu eedeeyay inuu had al kaas ka sheegay munaasabad la filayay in uu fann aanka ka qeybgalo.

50 sentiEedahaas waxaa "loo arkaan kuwo aan sal layan” galdacwadeedkana waa la xir ay, sida uu sheegay Thomas Antonetti.

50 Cent ayaa yiri: "Waan ogaa in aysan arrintan waxba ka qaban doonin.”

"Haddaba, waan joojiyay ka hadalkee da. NYPD waxay gacan hoose la wada ag taa burcadda ugu xun ee New York,” ayuu ku qoray bartiisa Instagram. Waxaa la she egay in Taliye ku Xigeen ka Gonzalez uu hadalkaasi sheegay uuna isku deyay inuu u gudbiyo hadalka si kaft an ah, balse wax aa lagu dacweeyay waax ba arrimaha gud aha ee booliska New York.

Bil ka hor dhacdadaas, sarkaalka la dac weeyay wuxuu gudbiyay ashtako ah inuu "ku xadgudbay” 50 Cent oo magaciisa dha bta ah uu yahay Curtis Jackson.

Wuxuu sheegay in fannaanka uu han jabaad usoo mariyay Instagram – taas oo jawaab u ahayd arrinta ah in Taliye Go nz alez si aan cadaalad ahayn wax looga we ydiiyay middii baarka ee 50 Cent oo isaga loo eexday.Xigasho:BBCSomali

SARAAKIIL ITOOBIYAAN AH OO KISMAAYO TAGAY, LAGANA DIIDAY LABA QODOB OO AY HORDHIGEEN AXMED MADOOBE

Wafdi ka socday dowladda Itoobiya oo ka koobnaa lix sarkaal ayaa shalay tagay magaalada Kism aayo, halkaasi oo ay kula kulmeen madaxweyne Axmed Madoobe iyo madaxda kale ee maamulka, sida ay ilowareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiiji yeen Caasimada Online.

Wafdigan oo horey usoo maray M/Mu qdisho, ayaa maamulka Jubaland kala ha dlay xiriirka xumaaday ee dowlad da iyo doorashada madaxweynaha ee dhowaan ka dhaceysa Kismaayo.

Sida aan xogta ku helnay, wafdiga ay aa madaxweyne Axmed Madoobe hordhi gay oo laba qodob oo kala ah:

1 – In mas’uuliyiinta DF oo horey looga ma mnuucay Kismaayo loo ogolaado inay yi maadaan, islamarkaana wasaaradda arri maha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ku lug yeelato hanaanka door ashada Juba land.

2–In dib loo dhigo doorashada madaxwey naha Jubaland si musharaxiinta mucaarad ka ah loo siiyo waqti dheeri ah oo ay isku diiwaan geliyaan, kadib markii uu dhamm aaday waqtigii horey loo qabtay, ayaga oo diiday inay isdiiwaan geliyaan.

Ilowareedyo ka tirsan maamulka Ju ba land, ayaa Caasimada Online u sheegay in wafdiga Itoobiya loo sheegay in labada qodobba ay yihiin kuwa ka baxsan gacan ta madaxweynaha, oo uusan wax ka qaban karin

Waxaa lagu wargeliyey in go’aanka ka dhanka ah dowladda lagu qaatay kulan kii golaha wasiirada, sidaas darteedna ays an ahayn arrin uu wax ka beddeli karo ma daxweynaha, halka go’aanka la xiriira waq tiga doorashada loo sheegay inuu yahay mid u yaalla guddiga doorashada, oo had dii ay doonayaan ay kala hadli karaan.

Wafdiga Itoobiya ayaa isla shalayba isaga tagay Kismaayo, kuna laabtay Add isAbaba, waxaana la sheegay inay ahaa yeen isku daygii ugu dambeeyey ee DFS ay ku horistaagi lahayd doorashada Juba land, taasi oo hadda u muuqata inaysan

shaqeyn. Caasimada Online

YAXYAA HINDHISAY!!!! U GAAR AH ASAXAABTA KU XIRAN BOGGAAN FBGA & ADIGA

Aniga iyo Adigu maxaan isku heysanaa?

1 Haddaan Hindhiso waxaa la leeyahay Siyaasad ayaad ka hadashay. (F.S 1aad)

2 Haddaan Qunfaco, waxa la leeyahay, Madaxda ayaad dhaaj inee. (F.S 2aad)

3 Haddaan iraahdo war Maamulka naga saxa, waxa la leeya hay waa Mucaarad.

4 Haddaan iraahdo taa waad ku saxan ta hihiin, waxaa la lee yahay waa Muxaafad.

5 Hadaan Qurba joog la kaftamo, waxa la leeyahay Qurba joo gta ayaad necebtahay.

6Haddaan Daljoog Xaqooda ka hadlo, waxaa la leeyahy, iyaga ayuu la nool yah ay waana Mooryaan.

7 Haddaan sameeyo Cilmi baaris aan wa xku saxayo, waxaa la leeyahay waa daca ayad Siyaasadeed. ( F.S: 3aad)

8 Haddaan Midigta ku salaamo , waxa la leeyahy Bidixda max aad u reebatay. ( F.S: 4aad)

Yayaa hindhisay qoraal cajiib ah9 Haddaan wax Murti iila muuqdo qoro, waxaa la leey ahay waa Majaajilo.

10 Hadaan Majaaj ilo qorana, waxaa la leeyahay waa Murti. ( F.S: 5aad)

11 Haddaan Qoro Nasashada Jimca ha waxaa la leeyah ay, Annaga Jimco nooma ahan.

12 Haddaan iraa hdo ma ogi, waxaa la le eyahay hadaa dan og eyn maxaad noogu sheegee. ( F.S: 6aad)

13 Haddaan qoro Taariikhda Halgamaa Somali ah, waxaa la lee yahay Awoowgeey ayaad ka tagtay.

14 Haddaan Darsi Aqooneed bixiyo oo aanan darajo sheegan, waxaa la leeyahay Qofkaas ayaa Aqoonyahan sheeganayo.( F.S: 7aad)

15 Haddaan Aamuso waxaa la leeyahay, Duqii waa cabsaday.( F.S: 8aad)

16 Haddaan Dayaadad raaco, waxaa la leeyahay Duqii waa tah riibay.( F.S: 9aad)

17 Haddaan iraahdo hebel xilkiisa si fii can ha u guto, waxaa la leeyahay Qabiil nimo ayaad ku dhaliilee.( F.S: 10aad)

18 –Haddan iraahdo Dowladaa Ajnabiga ah, ama Ururkaa Caa lmiga ah Dani noogu ma jirto, waxaa la leeyahay shaqa doon aya ad tahay.( F.S: 11aad)

19 Haddaan iraahdo xil ma rabo, waxa la leeyahay Hagar ayaad ka wadaa.

20 Haddaan iraahdo arragtidaada XUR ayaad u tahay, waxaa la leeyahay XUR ma ahan ee waa XOR.

21 Haddaan Buuggaagteyda qaato, wax aa la leeyahay, hadduu wax barasho aad ay Jaahilkii.( F.S: 12aad)

22 Haddaan Qalin qaato, waxaa la leeya hay, hadduu sida wax loo qoro barana yaa.( F.S: 13aad)

23 Hadaan Sawir ku cabiro Qoraal, wax aa la leeyahay waa Anshax xumo ee Bul shada ha tusin.

24 Haddaan Diinta ka hadlo, waxaa la lee yahay, Urur diimeed kuu ka tirsan yahay ,ma kuwii hore mise kuwa cusub.

25 Haddaan Lugta iska xoqo, waxaa la le eyahay Jeebkiisa faar uqaa ayuu na tu saa.( F.S: 14aad)

26 Haddaan Telephone keyga Niiclahaa la soo baxo, waxaa la leeyahay, I phone miyuu u maleeyaa.

27 Haddaan Biibito ama Bush Shaah ka cabayo, waxaa la leey ahy Duqii waa shi iday.

28 Hadaan Timaha soo jarto, waxaa la le eyahya, Duqii waa is dhalin yareeynayaa.

29 Haddab bajaaj raaco, waxaa la leeya hay, busaadadaa ku raagtay.

30 Haddan TV ka hadalo, waxaa la leeya hay, Xawayaan miyuu la hadlayaa. ( F.S: 15aad)

Waan ogahay:

Dadka dunida ku nooli wax iskuma wada raacaan, waa kala Aragti, kala da’. kala Aqoon, kala Xaalad Nololeed, kala Garaad. Waan ogahay sida beni Aadamka Wajigoodu u kala duwan ya hay, iney Gud ahana uga kala duwan yihiin, haddana waa is fah maan oo wad noolyihiin.

Nafteeyda iyo Naftaada in aan been u sheego ma rabo, sida ey ila tahay ayaan arragtideyda u cabirayaa,…Adigaa walaal ke ey/walaasheey ah, wixii iga khaldan iga sax, waxa aan ogahay, oo aan hubaa in Aqoonteeydu aad u yar tahay, waxaan ogahay oo aan hubaa in wax badan oo aanan Annigu aqoon aad Adigu taqaan, taasi waa hubaal, ee aan kala faa’iidey sano.

Yaxyaa hindhisay, in hargab i hayo ayaa dhici karto ee ha siyaasadeeyn hindhisya da.

Qore: Yahya Amir

(LAYAABKA): CARRUUR JEEBKOODA KA SOO IIBIYEY NEEF AY UGU TALA GALEEN UDXIYADDA

CARRUUR-JEEBKOODA-KA-SOO-IIBIYEY-NEEF-LOOGU-TALAGALAY-UDXIYADDA7 carruur oo u dhalatay dalka Indone sia ayaa la sheegay inay isku darsadeen Laca ay ku soo iibiyeen Neef Lo’ ah, si loo qalo Ciiddan AlAdxa. Carru urtaasi waxay mud do hal sanno ah kaydinay een Lacagt aai, oo ay u gu talagaleen inaymar uun ku soo iibiyeen Neef la qalo maalmaha ciidda ee Udxiyadda.

Wiilashaasi waxay ku nool yihiin maga alada Bogor ee Gobalka Galbeedka Java, waxayna 60KM dhanka Koonfurta kaga to osan tahay Caasimadda dalkaasi ee Jakar ta. Wiilashaasi oo ay da’dooda u dhex ey so 8 jir ilaa 18jir waxay isku raaceen in ay maalin kasta bar ka jaraan Kharjka loo sii yo Bas Raaca muddo 10bilood ah, ta asi oo ugu dambayntii noqotay Lacag bad an oo u goyn karta Neef Lo’ ah. Waxaana Wiilashaasi u rumowday Riya doodii ahayd inay iibi yeen hal Neef, oo loo gu talagalay Munaasabadda Ciidda Alad xa ee Udxiyadda ee Xoolaha la gawraco, si loogu deeqo hilibka dadka Muslimiinta Fadliga Munaasabadda Ciidda

Wiilasha Talada Wanaagsan isku raac ay ee soo iibiyey Neefka Lo’da ayaa wax aa lagu kala magacaabaa Abu Bakar Sadiiq oo 13jir ah, Antoni 12jir ah, Zuhail oo 11jir aj. Sayuqi oo 11jir ah, Fauzan oo 11jir ah, Sukatma oo 12jir ah iyo Yudi oo 18jir ah.

Antoni oo ka mid ah Wiilashaaasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka Turkiga ee Anadolu waxa uu sheegay inay Fikradd aasi ka timid saaxiibkiisa Abu Bakar Sadiiq mar ay ku kulmeen Masjid ka AsSalaf oo ku yaalla Tuulladda Ardio ee magaalladda Bogor bishii September ee 2018kii . Waxa uu intaasi ku daray inay ku ra aceen Talabadaasi, isla markaana uu qof ka sta bilaabay inuu kalabar lacagta ay Waal idkiisa siiyaan maalin kasta meel lagu kay diyo, taasi oo lacag badan noqotay 10bil ood kadib, kuna soo iibiyeen Neef Lo’ ah.

NOOC CUSUB OO CUDDURKA MALAARIYADA OO KA DILAACAY QEYBO KA MID AH ISMAAMULKA SOOMAALIDA EE ETHIOPIA

cudurka dunga ooDowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo lagu doonayo in lagu xa kameeyo cudurka Malaariyadda nooca Chikungunya oo ka dilaacay qeybo ka mid ah Bariga dalkaasi.

Ismaamulka magaalladda 2aad ee u gu weyn dalkaasi ee Diridhabe waxay sha lay shaaciyeen inay socdaan olole looga hor tagayo cuurkaasi, iyadoo ay in ka ba dan 3,750 Kiisaska cuddurkaasi laga he lay magaalladdaasi

Madaxa Xafiiska Caafimaadka ee Dir edhabe, Fu’aad Kadiir oo la hadlay Idaac adda FANA waxa uu sheegay in aan weli la xaqiijinin inay dhamaan Kiisaskaasi xiriir la la leeyihiin nooca cusub ee cuddurka Mal aariyadda

Lama soo werinin dad u geeriyooday cudd urkaasi, iyadoo dadka ku nool Diridhabe loo qeybiyey in ka badan 179,000 oo ma rokaneecadda looga gaashaanto qaniinyada Kaneecadda.

Sidoo kale, Cuddurka Kaneecadda ee nooca Chikungunya waxaa kaloo la shee gay inuu waxyeelo ka geystay Ismaamul ladda Qowmiyadaha Soomaalida, Cafarta iyo kuwa Gobalka Koonfureed ee dalka asi.

Sida laga soo xigtay Hay’adda Caafim aadka Adduunka ee WHO waxa cuddurka nooca Kaneecadda ee Chikungunya waa Fayris ay Kaneecadda Dhedig faafiso, mar ka ay soo qaniinto qof la xanuunsanaa cuddurkaaasi oo Xumad daran leh.

Calaamadaha lagu garan karo Bukaanka uu ku dhaco cuddurka nooca Malaariyad aasi waxaa ka mid ah Matag Joogto ah, cirid dhiig, Neefsasho degdegsiimo leh iyo hunqaaco uu dhiig la socdo.

Hay’adda WHO waxay kaloo sheegtay in cuddurka Malaariyadda ee nooca Chiku ngunya laga helo Deegaanadda ay ku bad an tahay Kaneecadda Dheddiga ee faafisa Fayriska loo yaqaano Dengue.

KORNEYL CAARRE OO KA HADLAY WADAHAD AL LADA UU KULA JIRO SOMALILAND

Caare Korneyl Siciid Cawil Jaamac oo loo ya qaano (Caare) horayna uga mid ahaa Sar aakiisha Ciidam ada Soomaaliland, hayee she e xilligaan dagaal kula jiro ayaa ka had lay dhex dhexaadin maalmihii la soo dhaaf ay laga dhex waday isaga iyo Soom aali land.

Korneelka oo hoggaamiyo Jabhad la ma gac baxday Dulmi Diid ayaa sheegay in wadahadallada intooda badan guul laga gaarin,isla markaana la isla gartay ilaa 3 qodob oo saldhig u noqona ya in xabada la joojiyo. Qod obada ayuu ku sheegay inay kala yihiin in marka hore Xabada la joojiyo in nabad la raadiyo inta asi kadibna uu bila awdo wadahadal toos ah oo u dhaxeeya Soomaaliland iyo Jabha dda korneyl Caa rre.

Hadalkaan kasoo yeeray Korneyl Siciid Cawil Jaamac oo loo yaqaano (Caare) oo madax ka ah jabhad hubeysan oo dagaal kula jirta Soomaaliland ayaa kusoo aadey sa xilli maalmihii la soo dhaafay ay u kala dab qaadayeen isaga iyo Soomaaliland waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sanaag.

KENYA OO SHEEGTAY SHABAAB INAY DILEEN IMAAM MASAAJID

K enya ayaa sheegtay rag ka tirsan Sha baab inay dileen Imaamka Masaajid ku yaallo deegaanka lagu magacaabo Msam bw eni oo ka tirsan gudaha dalka Kenya.

sida ay kuwaramayso Warbaahinta The Star ee dalka Kenya oo warb ixintaan qortay rag sheegtay inay horay uga bax een Shabaab, una dhashay dalka Kenya ayaa fuliyay dilka ninkaan Imaamka loo gaystay.

Omar Shehe oo Imaam ka ahaa Masa ajidka deegaanka Mabokoni iyo Bakari Dondo, ayaa la dilay Sabtigii markii ay too gteen shan qof oo ka mid ahaa Dhalliny arada Kenyaanka ah ee ka baxay Alshabaab.

Ragga ninkaan dilay ayaa la sheegay in illaa Shan mar farriin ay u direen Ima amka, iyaga oo uga digaya wada shaqeyn ta uu la leeyahay Hay’addaha ammaanka Kenya iyo sidoo kale inuu basaaso rag Shabaab ah.

Digniintii ugu dambeysay ee la sheegay raggaan inay u direen Imaamka ayaa wa xa ay u qornayd sidan "Waxaan hubin doo naa in madaxiinna aan gooyno.” Waxaa Wargeyska The Star uu sheegay Farriin taasi in Imaamka loo diray 7dii Bishii June.

Imaamka & ruuxa kale ee lala dilay, ay aa dilkooda waxaa loo adeegsaday too rey, Budad iyo Baangado, kadibna ay bax sadeen raggii dilkaasi gaystay.

Ciidamada Kenya ayaa hawlgalo ay sameeyeen kadib waxa ay soo qabteen 10 ruux oo lagu tuhmaayo inay Shabaab la shaqeeyaan, sidoo kalena lagu eedeynaayo ku lug lahaanshaha dilkii dhacay.

SHABAAB OO WEERAR KA GAYSTAY DALKA KENYA

Shabaab-oo kenya weerar ka geysatayDabley hubaysan oo ka tirsan Al Shab aab ayaa waxa ay weerar ka gaysteen deegaano ka tirsan Gobo lka Waqooyi Bari ee guda ha dalka Kenya.

Raggaan hubays an ee Shabaab ka tirsan ayaa weeraray deegaan ka tirs an Garisa & deegaan hoostagga M/Mandhera.

Weerarka koowaad ayaa wuxuu ka dhacay deegaanka Yunbis oo dhaca dule edka Magaalada Garisa, waxaana halk aasi ay ku beegsadeen gaadiid ay leeyi hiin Hay,addaha Qaramada Midoobay ee ka hawlgala Gobolka Waqooyi Bari.

AlShabaab oo sheegatay mas’uul iyada weerarkaas, waxa ay sheegeen inay ku gubeen mid ka mid ah Gawaarida UNka sidoo kalena ay gacanta ku dhigeen la ba Nin oo mid ka mid ah uu ahaa Dar awalka Gaariga.

Ma jirto war ka madax banaan Shabaab oo xaqiijinaya sheegashada ku aadan inay gubeen gaariga UNka ay leeyihiin.

Sidoo kale dagaalyahano ka tirsan Shabaab ayaa weerar ku qaaday deegaan lagu magacaabo Sinow oo ku yaallo dul eedka Mandhera waxa ay sheegteen Sha baab halkaasi inay ku dileen wiil & Aabi hiis oo Ciidamada Kenya ka tirsan.

Weeraradan oo Shabaab ay fuli yeen saacadihii la soo dhaafay ayaa Sar aakiisha Kenya wali aysan ka hadlin.

DAGAAL KHASAARE GEYSTAY OO XALAY KA DHACAY GOBOLKA HIIRAAN

Wararka idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in saqdii dhexe ee xalay ay ka dhaceen dagaalo xooggan oo u dhaxeeyay Alshabaab iyo dadka deegaanka.

Abaaro 10:00 habeenimo ee xalay ayaa dad is abaabulay oo la magac baxay Macawuusley ay weerar ku qaadeen fariisin dagaalamayaasha Shabaab ay ku leeyihiin deegaanka LuuqJeelow halkaas oo uu ka dhacay dagaal qaraar.

Mid ka mid ah kooxda Macawisleyda oo la hadlay dalsan ayaa sheegay in iyagu ay weerarka qaadeen isla markaana ay Shababaab ka dileen 7 ka mid ah dagaal yahanadoodii halkaas ku sugnaa.

Dhinacadooda ayuu tilmaamay in uu jiro dhimashada hal qof iyo dhaawaca mid kale waxaana uu sheegay in ay dib ugu soo laabteen deegaankii ay weerarka ka qaadeen.

Dhowr jeer ayay sidaan oo kale Alshabaab iyo dadka deegaanka oo la magac baxay Macawisley waxa ay ku dagaalameen deegaano ka tirsan gobolka Hiiran iyaga oo gacan ka helayo ciidamada dowladda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip