Ninkii weeraray masjidkii Oslo oo maxkamad la soo taagay

0
Monday August 12, 2019 - 22:49:44 in Wararka by
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ninkii weeraray masjidkii Oslo oo maxkamad la soo taagay

    Maxkamad maanta la soo taagay ninkii weerarka ku qaaday masjidka soomaalida ee Norway. Ninkan oo 21 jir ah luguna magacaabo Philip Manshaus ayaa maalintii sabtida isagoo qoryo ku hubeeysan galay masjidka Al Nour Islamic Center, kaas oo isku dayey in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamad maanta la soo taagay ninkii weerarka ku qaaday masjidka soomaalida ee Norway. Ninkan oo 21 jir ah luguna magacaabo Philip Manshaus ayaa maalintii sabtida isagoo qoryo ku hubeeysan galay masjidka Al Nour Islamic Center, kaas oo isku dayey in gumaad ka geesto, base dadkii masjdka ku cibaadeeysanayey ayaa ka hortagy ninkaas oo gacanta ku dhigay una dhiibay booliska markii dambe. Ra'iisal wasaaraha dalkaasi Erna Solberg, oo shalay gelinkii hore booqatay masjidka soomaalida ee magaalada Baerum, ayaa sheegtay dowladeeda damaano qaadeeyso ammaanka goobaha lugu cibaadeeysto, qof kastana xaq u leeyahay in ammaan ku jirto u caabudo diintiisa. Waxeey sidoo kale sheegtay in ay ka xun tahay falkaas naxdinta leh. Sawirka: Wargeyska VG



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip