Soomaaliland oo ka hadashay Shacab lagu dilay Ceel-Afweyn

0
Monday August 12, 2019 - 22:48:25 in Wararka by
  • Visits: 323
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliland oo ka hadashay Shacab lagu dilay Ceel-Afweyn

    Maamulka degmada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay ka hadleen dil Maanta Maleeshiyaad hubeysnaa ay dad Shacabka ugu geysteen bartamaha degmadaas. Maleeshiyaadka ayaa rasaaseeyay dadka Shacabka ahaa oo ku sugnaa Kaalin shidaal,waxaana la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka degmada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay ka hadleen dil Maanta Maleeshiyaad hubeysnaa ay dad Shacabka ugu geysteen bartamaha degmadaas. Maleeshiyaadka ayaa rasaaseeyay dadka Shacabka ahaa oo ku sugnaa Kaalin shidaal,waxaana la xaqiijiyay inay halkaasi ku geeriyoodeen ilaa 5 ruux halka Afar kale ay weerarkaasi ku dhaawacmeen. Guddoomiyaha degmada Afweyn ee Gobolka Sanaag Cabdiraxiin Aw-Yuusuf Axmed ayaa sheegay in dadka dhintay ay kala yihiin saddex Haween ah iyo lab rag ah,halka 4-ta Ruux ee dhaawacantay laba ka mid ah uu yahay dhaawacooda mid culus. Waxaa uu sheegay in beel ka mid ah maleeshiyaadkii horay ugu dagaalamay degmada Ceel-Afweyn ay weerarka soo qaaday,hayeeshee Ciidamo ka tirsan Soomaaliland la geeyay halka uu weerarka ka dhacay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip