Madaxweynaha KG oo Guddi u saaray dilalkii ka dhacay Magalada Baydhabo

0
Monday August 12, 2019 - 22:35:10 in Wararka by
  • Visits: 313
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha KG oo Guddi u saaray dilalkii ka dhacay Magalada Baydhabo

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) aya guddi soo baara u Magacaabay dhacdadii dadka lagu dilay ee 9-kii Bishaan ka dhacday Magaalada Baydhabo. Guddiga oo ka kooban 9 xubnood ayaa isgu jira Wasii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) aya guddi soo baara u Magacaabay dhacdadii dadka lagu dilay ee 9-kii Bishaan ka dhacday Magaalada Baydhabo. Guddiga oo ka kooban 9 xubnood ayaa isgu jira Wasiiro ka tirsan koonfur Galbeed, taliyeyaal Ciidan & Maamulka gobolka Baay iyo kana degmada Baydhabo. Dilalkii ka dhacay Magalada Baydhabo ayaa waxaa ka mid ahaay dadkii lagu dilay Cali Aadan Marguus oo ka mid ahaa Ganacsatada ugu Caansan deegaannada Maamulka Koonfur Galbeed.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga uu Magacaabay Madaxweynaha KGS




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip