Maraykanka Oo Ciidamo Iyo Qalab Milliteri U Diray Syria

0
Monday August 12, 2019 - 22:33:21 in Wararka by
  • Visits: 345
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka Oo Ciidamo Iyo Qalab Milliteri U Diray Syria

    Marayaknaka ayaa la sheegay inuu sii wado inuu Ciiddan iyo Qalab ku taageero Maleeshiyadda YPG ee ka dagalaanta gudaha dalka Syria, isla markaana gacanta ku haysta dhul ka mid ah Bariga Webiga Furaat ee dalkaasi. Kolonyo Milliteriga Maraykanka lee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marayaknaka ayaa la sheegay inuu sii wado inuu Ciiddan iyo Qalab ku taageero Maleeshiyadda YPG ee ka dagalaanta gudaha dalka Syria, isla markaana gacanta ku haysta dhul ka mid ah Bariga Webiga Furaat ee dalkaasi. Kolonyo Milliteriga Maraykanka leeyihiin ayaa la sheegay inay qalabkaasi ka gudbiyeen Albaabka Semelka ee ku yaalla xuduudka laga galo ee uu dalka Iraq la wadaago Syria. Dhinaca kale, afar ka tirsan Dagaalamayaasha isku magacaaba Ciiddanka Dimuqraadiyadda Syria ee SDF ayaa lagu dilay qarax ka dhacay Gobalka Al-xasakah ee W/bari Syria.Arbacadii la soo dhafaay, Dowladaha Maraykanka iyo Turkiga waxay isku raaceen in Goob Ammaan ah laga sameeyo Waqooyiga Syria iyo in la dhiso Xarun Iskaashi oo ay labada dhinac ka maamulaan Deegaanka Nabadda. Milliteriga Maraykanka ayaa waxay taageeraan Maleeshiyadaasi ka soo jeeda Qowmiyadda kurdishka ee ku xooggan W/bari ee Syria.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip