Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Wada Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sh/ Hoose

0
Sunday August 11, 2019 - 21:39:38 in Wararka by
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Wada Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sh/ Hoose

    Ciidamada dowladda ayaa howlgallo waxa ay ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka Shabellaha hoose gaar ahaana deegaano hoos tags degmada Awodheegle iyo Bariire oo dhowaan laga saaray Al-shabaab. Sida ay sheegen saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka So

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada dowladda ayaa howlgallo waxa ay ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka Shabellaha hoose gaar ahaana deegaano hoos tags degmada Awodheegle iyo Bariire oo dhowaan laga saaray Al-shabaab. Sida ay sheegen saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa ayaa Howlgal Qorsheysan oo ay ku qaadeen deegaanka Shaam ee dhaca galbeedka inta u dhaxeysa Bariire iyo Awdheegle iyaga oo sheegay in khasaaro uu ku gaaray Alshabaabkii ku sugnaa deegaanadaas. Muddooyinkii dambe ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgallo wax ay ka wadeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose waxaana howlgaladii ugu dambeeyay ay kula wareegeen degmada Awdheegle iyo tuulooyin hoostaga.

    




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip