Sawirro:-Madaxweynaha Puntland Oo Shacab Badan Kula Dukaday Fagaaro Ku Yaalla Garoowe

0
Sunday August 11, 2019 - 21:33:18 in Wararka by
  • Visits: 203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Madaxweynaha Puntland Oo Shacab Badan Kula Dukaday Fagaaro Ku Yaalla Garoowe

    Madaxweynaha Maamulka Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka Magaalada Garoowe kula dukaday Salaadda Ciidul Adxaha, Gar ahaan Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sidoo kale la oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka Magaalada Garoowe kula dukaday Salaadda Ciidul Adxaha, Gar ahaan Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sidoo kale la oogey salaadda ciidda. Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa sheegay in uu hambalyo u dirayo dhammaan ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay adduunka ka joogan gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed, kuwa reer Puntland waxaan ugu hambalyaynayaa munaasibadda ciidul Adxa fadligeeda oo ah munaasibad ku weyn dadka muslimiinta. Garoonka Mire Awaare ayaa waxaa ku dukaday Salaadda Ciidda boqolaal shacabka reer Puntland ah oo iskaga kala yimid xaafadaha kala duwan ee Magalada Garoowe ee Caasimadda maamulkaas.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip