Ra'isul-Wasaare Kheyre Oo Boqolaal Shacab Ah Kula Dukaday Masaajidka Isbahaysiga

0
Sunday August 11, 2019 - 21:27:59 in Wararka by
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'isul-Wasaare Kheyre Oo Boqolaal Shacab Ah Kula Dukaday Masaajidka Isbahaysiga

    Ra'iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa boqolaal shacab ah waxa uu kula dukaday Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho. Boqolaal shacab ah ayaa ku dukaday Masaajidka xili ay maanta ku beegantah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa boqolaal shacab ah waxa uu kula dukaday Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho. Boqolaal shacab ah ayaa ku dukaday Masaajidka xili ay maanta ku beegantahah maalinta koowaad ee Ciiddhl-adxa oo ay u dabaal degayaan muslimiinta caalamka oo shan. Qaar ka mid ah xubnaha golaha Wasiirada iyo Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka ayaa ka mid ahaa dadka Salaadda Ciidda kula dukaday Shacabka Masaajidka Isbahaysiga Islaamka. Boqolaal shacab ah ayaa ku dukaday Masaajidka xili ay maanta ku beegantahah maalinta koowaad ee Ciiddhl-adxa oo ay u dabaal degayaan muslimiinta caalamka oo shan.

 

      




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip