Weriye Lagu Xiray Magaalada Dhuusa-Mareeb

0
Saturday August 10, 2019 - 19:49:12 in Wararka by
  • Visits: 189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weriye Lagu Xiray Magaalada Dhuusa-Mareeb

    Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee maanta halkaas lagu xiray mid ka mid ah weriyaasha ka howlgala Magaalada. Ciidamo ku sugan magaalada ayaa la sheegay gelinkii dambe ee maa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee maanta halkaas lagu xiray mid ka mid ah weriyaasha ka howlgala Magaalada. Ciidamo ku sugan magaalada ayaa la sheegay gelinkii dambe ee maanta in ay xabsiga u taxaabeen Maxamed Cabdi Weli Tooxoow oo wakiil wareed u ahaa Talafa shinka Universal iyo mid ka mid ah Idacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho. Ilaa haatan lama oga u jeeddada ka dambeysa xaraggiisa hase'ahaatee Suxufiyiinta ka howlvala deegaanada kala duwan ee maamuk gobaleedyada ayaa loo geystaa tacadiyo Kala duwan

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip