VIDEO: Weligaa ma aragtay qof Jinni laga saarayo, hadana ka jawaabaya su'aasha la weydiiyo?!!

0
Monday February 15, 2016 - 12:26:53 in Wararka by
  • Visits: 584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    VIDEO: Weligaa ma aragtay qof Jinni laga saarayo, hadana ka jawaabaya su'aasha la weydiiyo?!!

    Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanaya xarumaha dadka looga saaro Jiniga, iyadoo xarunta ugu shaqada badan ee ay ku xiran yihiin dadweyne fara badan ay iminka bilowday howl aad u culus oo dadka Jiniga looga saarayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanaya xarumaha dadka looga saaro Jiniga, iyadoo xarunta ugu shaqada badan ee ay ku xiran yihiin dadweyne fara badan ay iminka bilowday howl aad u culus oo dadka Jiniga looga saarayo.

Dadweynaha Jiniga laga saarayo oo isugu jira Rag iyo Haween ayaa waxaa muuqaalkaan waxa uu ku saabsan yahay nin ganacsade ah oo Muqdisho ku leh dukaan weyn oo ganacsigiisu aad u kordhay isla markaana lagu bacleelay amaba lagu qumayeystay mihnadiisa.

Sheekha xaruntaasi oo ku taala magaalada Mudisho ayaa isagu la sheekeysanaya Jiniga, isagoona weydiinaya su’aalo qofka Jiniga uu hayo, isla markaana qofkii ka jawaabeysa su’aalaha Sheekha.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip