Waqooyiga Kuurya Oo Ka Digtay Wada-Xaajoodkii Hubka Nukliyeerka

0
Wednesday July 17, 2019 - 18:47:51 in Wararka by
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waqooyiga Kuurya Oo Ka Digtay Wada-Xaajoodkii Hubka Nukliyeerka

    Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Waqooyiga Kuurya ayaa sheegtay inuu Wada-xaajoodkaasi wajihi karo khatar, haddii ay Milliteriga Maraykanka iyo kuwa Koonfurta Kuurya sii wadaan Carbiska Milliteri ee ay sida wadajirka ugu sameeyaan Gacanka Kuurya. Waka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Waqooyiga Kuurya ayaa sheegtay inuu Wada-xaajoodkaasi wajihi karo khatar, haddii ay Milliteriga Maraykanka iyo kuwa Koonfurta Kuurya sii wadaan Carbiska Milliteri ee ay sida wadajirka ugu sameeyaan Gacanka Kuurya. Wakaalladda Wararka Waqooyiga Kuurya eeKCNAoo baahisay warkan ayaa sheegtay inaysan is-qaadan Karin inay iyaga joojitaan Tijaabaddii Nukliyeerka iyo Gantaalladda Balaastikada ee iska kala gudbi kara Caalamka, isla markaana ay Maraykanka iyo K/Kuurya sii wadaan Dhoolatuska Milliteri. Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Waqooyiga Kuurya waxay xustay inay Diyaar-garow Dagaal u qaadan doonaan haddii ay Milliteriga Maraykanka iyo K/Kuurya sameeyeen Dhoolatuska Milliteri eeDong Maenge dhici doona Xilligan Xagaaga. Dhinaca kale, Afhayeen u hadlay Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa sheegay inay diyaar garow ugu jiraan Dhoolatuskaasi, inkasto ola dhimayo tirada Ciiddanka labada dal ee ka qeyb geli doona.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip