Gudoomiyaha G/Banaadir: "Taliye inuu dadka dantiisa ka dhex fuliya raba, Hadduu ka waayana Marduuf Jaad ama Majin luuq la galaaya,

0
Sunday February 14, 2016 - 18:06:55 in Wararka by
  • Visits: 557
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha G/Banaadir: "Taliye inuu dadka dantiisa ka dhex fuliya raba, Hadduu ka waayana Marduuf Jaad ama Majin luuq la galaaya,

    "Taliye inuu dadka dantiisa ka dhex fuliya raba, Hadduu ka waayana Marduuf Jaad ama Majin luuq la galaaya, waxba nooma qaban karo" waxaa sidaasi yiri Yuusuf Xuseen Jimcaale, gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Taliye inuu dadka dantiisa ka dhex fuliya raba, Hadduu ka waayana Marduuf Jaad ama Majin luuq la galaaya, waxba nooma qaban karo" waxaa sidaasi yiri Yuusuf Xuseen Jimcaale, gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho.

"Mar kasta cabsi miyaan ku jireynaa, Nimankii (Alshabab) ayaa weerar soo wada, Gaari Qarax ayaa soo socda, wax lagu jiri karo maahan sidaasi” ayuu mar kale yiri.

"Intey anaga na cabsi gelin lahaayeen, waa inaan ayaga cabsi gelinaa oo meelaha ay joogaan aan ugu tagno” ayuu yiri gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in magaalada oo la kala xir xiro aan amaan lagu sugi Karin, loona baahan yahay in magaalada la isu furo.

madaal

"Hay’adaha amaanka waxaan ka codsanayaa in kala qeybsanaanta ku jirta ay xaliyaan, walaahi inta la kala qeybsan yahay wax la qaban karo ma jirto” ayuu yiri Gudoomiyaha oo sheegay in loo baahan yahay in shacabka loo shaqeeyo, balse aan laga shaqeynsan.

XIGASHO:-DULQAADKA.COOM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip