Sawiro:-Mas'uuliyin kormeeray halka ay ka socoto diyaarinta natiijada Imtixaanaadka

0
Thursday July 11, 2019 - 15:07:35 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro:-Mas'uuliyin kormeeray halka ay ka socoto diyaarinta natiijada Imtixaanaadka

    Wasiirka Waxbarashada hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa sheegay in ay shaqada Imtixaanaadka u socoto si habsami leh, isla markaana uu bogaadinayo howsha ay wadaan shaqaalaha Wasaarad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Waxbarashada hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa sheegay in ay shaqada Imtixaanaadka u socoto si habsami leh, isla markaana uu bogaadinayo howsha ay wadaan shaqaalaha Wasaaradda. "Waxaan Maanta kormeeray xarunta ay ka socoto shaqada Imtixaankii la qaaday ee Sannad Dugsiyeedka 2018/2019 oo ay shaqaalaha wasaaraddu si habsami leh u wadaan dardargelinta shaqadii loo idmaday" ayuu yiri Wasiirku. Sixidda Imtixaanka ayuu sheegay in uu soo maray wajiyo badan, isla markaana hadda uu taagan yahay heerkiisa gaba-gabada oo ah xareynta Imtixaanka la saxay, isagoo intaa raaciyay in dhowaan la shaacin doono natiijada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip