Gudomiyaha G/Banaadir:"Haweenka Sacuudiga loo diraayo Qeybka aan ku leenahay ha nalaga siiyo"

0
Saturday February 13, 2016 - 07:40:55 in Wararka by
  • Visits: 553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudomiyaha G/Banaadir:"Haweenka Sacuudiga loo diraayo Qeybka aan ku leenahay ha nalaga siiyo"

    Gudoomiyaha Maamulka Gobolka banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa codsadey in haweenka shaqaale ahaan ay u qaadan doonto dowlada Sacuudiga ee laga dalbey Soomaaliya in qeyb laga siiyo maamulka Gobolka Banaadir.".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa codsadey in haweenka shaqaale ahaan ay u qaadan doonto dowlada Sacuudiga ee laga dalbey Soomaaliya in qeyb laga siiyo maamulka Gobolka Banaadir.".

‘Waxaa soo socota shaqooyin badan, Shaqaalaha Haweenka ah ee dowlada Sacuudiga loo dirayo, waxaan codsaneynaa in qeybteena nala siiso” ayuu yiri Gudoomiyaha.

Halkan ka Dhegeyso Hadalka Gudoomiyaha.

 
War-Saleymaan-Sacuudi-00:07
 

Dulqaadka Media (Dulqaadka.com)

Muqdisho, Soomaaliya

XIGASHO:-DULQAADKA.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip