Al-Shabaab oo sheegatay inay Madaafiic ku graaceen Xarunta AMISOM ee Xalane.

0
Thursday February 11, 2016 - 23:54:01 in Wararka by
  • Visits: 609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab oo sheegatay inay Madaafiic ku graaceen Xarunta AMISOM ee Xalane.

    Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa goordhow shaacisay in Al-Shabaab ay Madaafiic ku garaaceen Xarunta ugu weyn ee Ciidamada Midawga Afrika ee AMISOM ee Xalane.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa goordhow shaacisay in Al-Shabaab ay Madaafiic ku garaaceen Xarunta ugu weyn ee Ciidamada Midawga Afrika ee AMISOM ee Xalane.

Al-Shabaab ayaa sheegay in ugu yaraan 10 Madfac ay ku garaaceen gudaha Xarunta AMISOM Xalane, iyagoo sheegay in Weerarkaasi uu ahaa mid qorsheysan.

hoobiye

Dhanka kale AMISOM iyo Laamaha ammaanka Soomaaliya wali kama hadlin Wararka sheegaya in Al-Shabaab ay Duqeeyeen Xarunta Ciidamada AMISOM ugu weyn ee Xalane oo iyadu ku taala Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip