War Deg Deg ah:Xerada Barakacayaasha Rajo oo dab gaystay dhimasho iyo khasaare dhaliyay ka kacay

0
Thursday February 11, 2016 - 20:38:08 in Wararka by
  • Visits: 638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah:Xerada Barakacayaasha Rajo oo dab gaystay dhimasho iyo khasaare dhaliyay ka kacay

    Dab ayaa wuxuu goordhow uu ka kacay Xerada Rajo, kaasi oo dhimasho iyo Dhaawac geeystay . Waxaa la sheegayaain saddex Ruux ay ku dhimatay 4 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray Dabka ka kacay Xerada Barakacayaasha ee Rajo oo ku taalla Degmada Wadajir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dab ayaa wuxuu goordhow uu ka kacay Xerada Rajo, kaasi oo dhimasho iyo Dhaawac geeystay . Waxaa la sheegayaain saddex Ruux ay ku dhimatay 4 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray Dabka ka kacay Xerada Barakacayaasha ee Rajo oo ku taalla Degmada Wadajir.

Khaasaaro Hantiyadeed ayaa la sheegayaa inay soo gaartay Xeradaas, waxaana Bas beelay Guryo badan oo ka sameysan Baco iyo Cooshado oo Xeradaas ka dhisnaa.

Dhanka kale dadka ku dhintay Dabka ka kacay Xerada Barakacayaasha Ee Rajo ayaa la sheegay inay isku qoys yihiin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip