Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Morsi ayaa geeriyooday kadib xilli uu maanta ka soo muuqday maxkmad.
Dowladda ayaa sheegtay inuu suuxay ku dhex dhintay maxkamad horteeda oo maanta la soo taagay. Allaha u naxariisto oo jannada ha ka waraabiyo.
Maxamed Morsi ayaa 67 sano jir ahaa markii uu geeriyooday sida ay sheegtay warbaahinta qaranka dalkaasi.
Sannadkii 2012-kii ayaa loo doortay Madaxweynaha Masar, ka dib markii xukunka laga tuuray Maxamed Xusni Mubaarak.
Allaha u naxariisto madaxweyne Mursi.
Eheladiisa ayaa dhawaan ku eedeeyeen dowladda in laga jaray dawooyin uu qaadanayay taas oo ay xkuumaddu beenisay.
Maxamed Morsi oo geeriyooday Markii uu maxkamadda dhaxdeeda ku miirbeelay (suuxay)
Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Morsi ayaa geeriyooday kadib xilli uu maanta ka soo muuqday maxkmad. Dowladda ayaa sheegtay inuu suuxay ku dhex dhintay maxkamad horteeda oo maanta la soo taagay. Allaha u naxariisto oo jannada ha ka waraa