Madaxweyne Trump oo weerar Afka ah ku qaaday Duqa London

0
Sunday June 16, 2019 - 16:01:45 in Wararka by
  • Visits: 407
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Trump oo weerar Afka ah ku qaaday Duqa London

    Madaxweynaha Mareykan ka Donald Trump ayaa markale cambaareeyay Duqa magaaladda London Sidiq Khan, waxaana uu ku tilmaamay qoomamo Qaran oo dumineysa awoodda UK.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Mareykan ka Donald Trump ayaa markale cambaareeyay Duqa magaaladda London Sidiq Khan, waxaana uu ku tilmaamay qoomamo Qaran oo dumineysa awoodda UK.

Hadaladdiisu waxay imaanayaan shan malmood kadib markii ay weerarro ka dhacay London ay ku dhinteen Sedax ruux Sedax kalena ay ku dhawacmeen.

Hoggaamiyaha Xisbiga Shaqaalaha Jeremy Corbyn ayaa sheegay in ay " aad u fool xuntahay” in Trump uu "musiibadda dadka ku adeegsado in uu weeraro duqa”.

Qoraaladda Madaxweyne Trump ayaa daba socda isqoonsi u dheexeeyay labada nin in muddo ah.

Wuxuu yiri Khan waa musiibo magaaladuna Mayor cusub ayey u baahantahay.

Jawaab ahaan, Afayeenka Khan ayaa sheegay in duqu uu ka fikirayo dhibaneyaasha iyo qoysaska, islamarkaana "uusan dooneeyn in uu waqtigiisa ku lumiyo in uu ka jawabo qoraaladda nuucaas ah”.

Duqu waxaa uu diiradda saaray in nuu taageero bulshadda magaaladda iyo adeeg gurmad oo isku xiran, ayuu hadalkiisa ku sii daray Afhayeenka Khan u hadlay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip