Wasaaradda Waxbarshada oo Amar ku bixisay Hirgelinta Manhaj Cusub

0
Sunday June 16, 2019 - 15:28:23 in Wararka by
  • Visits: 418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Waxbarshada oo Amar ku bixisay Hirgelinta Manhaj Cusub

    Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay Amar ku bixisay in la hirgelinayo Manhajka Cusub ee Qaranka ee Fasalada 1aad ilaa 8aad. Warqad kasoo baxday Wasaaradda Waxbarshada ayaa lagu amray , dhamaan Howlwadagta Waxbarashada, Dala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay Amar ku bixisay in la hirgelinayo Manhajka Cusub ee Qaranka ee Fasalada 1aad ilaa 8aad. Warqad kasoo baxday Wasaaradda Waxbarshada ayaa lagu amray , dhamaan Howlwadagta Waxbarashada, Daladaha Waxbarashada iyo Iskuulada gaarka loo leeyahay dhaqangelinta Manhanka Cusub.

Sidoo kale Wasaaradda waxaa ay sheegtay in laga bilaabo Bisha Agoosto ee Sanmadkaan la hirgelin doono Manhajka Cusub,isla markaana cidii ka hortimaada tallaabo laga qaadi doono.

Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeedka Wasaaradda Waxbarashada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip