KA HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIOLY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 16-KA JUUN 2019-KA

0
Sunday June 16, 2019 - 12:02:04 in Wararka by
  • Visits: 389
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KA HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIOLY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 16-KA JUUN 2019-KA

    ABWAAN SAXARDIID JABIYO OO TIRIYEY SU UGAANTII UGU BADNAYD EE GUMAYSI DIID KA AHAA OO SHALAY KU GEERIYOODAY HARGEYSA Alle Ha u Naxariisto Abwaan Saxardiid Maxamuud Jabiye oo ka mid ahaa Abwaa nadii ka qaybqaatay halganka gumaysi dii dka ee hal abuu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ABWAAN SAXARDIID JABIYO OO TIRIYEY SU UGAANTII UGU BADNAYD EE GUMAYSI DIID KA AHAA OO SHALAY KU GEERIYOODAY HARGEYSA Alle Ha u Naxariisto Abwaan Saxardiid Maxamuud Jabiye oo ka mid ahaa Abwaa nadii ka qaybqaatay halganka gumaysi dii dka ee hal abuurkii su sababay inuu xo ri yadii lixdankii So omaali ka heshay In giriiska ayaa maan ta ku geeriyooday M Hargeysa. Abwaan Saxardiid Jabiye ayaa wuxuu hal abuurey heeso iyo suug aan badan oo caanka ka ah gayiga Soomaalida, waxaa na lagu xasuu staa heesti caan baxday ee "aynu maalno hasheenna Maandeeq. Sida ay sheegeen dadkii taariikhda Ab waanka ururiyey waxay sheegeen in Abw aan Saxardiid Maxamud Cilmi (Jebiye) uu ku dhashay M/Hargeysa xilli ku beegan 1938kii. Waxa uu yaraantiisii, caan ku ah aa kubbadda cagta, oo uu u ciyaari jirey koox la odhan jiray (kooxda Hargeysa). Si da uu Saxardiid sheegay, mar uu waraysi siiyey "kaydka suugaanta Somaliland", he estiisii ugu horraysay ee laxan la saaray waxa la odhan jiray "Ka sara kaca" waxa ana ku luuqayn jirtay Faa dumo Cabdila ahi (Maandeeq). Sababtii ay ku dhalatay heestaasina waxa ay ahayd markii Ingir iisku bixiyey deegaankii loo ya qaanay "Reserve Area iyo Hawd" ee uu ku wareej iyey xukuumaddii Xayle Salaase 1954kii. Cadhadii ka dhalatay ayuu hees taa ka sa meeyey Saxardiid. Rawaayaddii, ugu horr aysay ee uu sameeyey, waxa ay ahayd GARDIID WAA ALLA DIID oo ku beegn ayd 1959, kuna saabsanayd xorriy addii oo soo dhawaatay. Heesaheeda wa xa ka mid ahaa "Aan Maallo Hasheena Maande eq." Saxardiid Maxamuud Cilmi (Jebiye) wa xa uu ka mid ahaa Abwaanadii xilligaa su ugaantooda ku dagaalamay, kuna tusay dadka in midaysnaan loo baahan yahay. Heesaha qiirada xanbaarsan, ee qofka so omaaliyeed ay xaaddu istaagi jirtay waxa ka mid ahaa: Kadabaa Kadabaa dh aha!. Heestan oo uu qaadi jirey ALH.Ntee hees aagii caanka ahaa Maxamed Yuusuf Cab di, waxa ay ka mid ahayd heesaha aad ka loo dhegaysto maalmaha ku beegan xor riyaddii lixdankii. "Waakii aynu rabnee, kifaaxiisa galnee, soomaalaay kulligaa, kulmiyaa la sudhee, kadabaa dhaha'ee. Korodhsiimo helloo, kaalinteenii galnee, soomaalaay kulligaa kulmiyaa la sudhee, kadabaa dhaha,ee. Gaajadii kuliliyo, kuud udkii ka kacnee, so omaalaay kulligaa, kul miyaa la sudhee, ka dabaa dhaha'ee. Kunfacii la cadaab, kufrigii erinee, soom aalay kuligaa kulmiyaa la sudhee, ka da baa dhaha'ee.Kadabaa, kadabaa, Kada baa kadabaa.... Waakii aynu rabnee, kifaaxiisa galnee, soomaalaay kulligaa, kulmiyaa la sudhee, kadabaa, kadabaa. " Abwaan Saxardiid waxa uu ka mid aha a, suugaanyahannadii, xilligaas ugu caan sanaa. Waxa uu mar la jaanqaaday da'dii noqotay tiirarka fanka soomaalida, oo aan ka xusi karo IHNtee Cabdilaahi Qarshe, Xuseen aw Faarax iyo Cali Sugulle oo xilli gan nool ahna abwaanada taariikhda dhe er ku leh soomaalida Geeska Afrika degg en oo dhan. Heesaaga, inta badan qaad ay heesaha Saxardiid waxa ka mid ahaa, Axmed M Good (Shinbir), Maxamed Yuu suf Cabdi, Hibo Maxamed (Nuura) Cisma an (Gacanlow), Maxamed Axmed (Kuluc) iyo Faadumo Cabdilaahi (Maandeeq). Dhaaxaan murugiyo, harraad mudannee, Shalayy curatoo, mataanaysee. Ma gawdo Candhadii, gollaha marisee, aan maallo, hasheenna Maandeeq. "Waa maalin murankiyo, makeeki hadhee, aan maallo hasheenna Maandeeq. Waa maalin duco iyo bil mawliide, aan maallo hasheenna Maandeeqe. Waxa heestan korka ku xusan qaaday, Maxamed Axmed (Kuluc) oo ay la jiibin jir een hablihii idaacaddii Hargeysa. Inbadan oo bulshada ka mid ah ayaa iiga markha ati kacaysa in heestani ku lammaan tah ay, xasuusta maalmaha loo debbaaldego xorriyaddii lixdankii. Malaa haddaan la qa adin lamaba xusin xorriyaddii. Waa dhaxal uu ku saxeexany ahay Saxardiid Maxam ed Cilmi, Bahda Wargeyska M.Times ee ugu hor eyso Maamulaha wargeyska Habiibo Ah med Jim'ale [Biibto] ayaa waxay tacsi tiira anyo leh u dirayaan qoyskii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu Abwaanku ka geeriy ooday, waxaanay ilaahay u waydiinaynaa inuu janno fardawsa ka waraabiyo, inaga samir iyo iimaan inaga siiyo AAMIIN AAMIIN.

   NIN MADAXWEYNE DHAAWAC HALIS AH U GEYSTAY OO DEMBI LAGU WAAYAY

    Booliska ayaa Adélio Bispo de Oliveira ka badbaadiyay taageerayaasha caraysan ee Jair Bolsonaro     Nin toori ku dhaaw ac ay madaxweynaha Brazil, Jair Bolsonaro, intii uu socday olol ihii doorashada ee Seb tembartii hore ayaa wax dembi ah lagu wa ayay, kadib markii uu gorsoore dalkaasi u dhashay xukumay in ninkaasi uu maskax da ka xanuunsan yahay.

     Sharciga Brazil ayaa dhigaya in Adélio Bispo de Oliveira aan la xukumi karin, ma adaama aanu si buuxda u ogeyn waxa uu ku kacay marka uu falkaasi geysanayay, sida uu sheegay garsooraha.

     Haseyeeshee waxa uu amray in Mr de Oliveira xabsiga lagu hayo intii muddo ah si looga daweeyo xanuunka dhimirka.

Madaxweyne Bolsonaro ayaa sheegay in uu go'aankaasi racfaan ka qaadan doo no.   "Waxaan xukunka kala hadli doonaa qareenkayga, anigoo samayn doona wax kasta oo macquul ah," ayuu madaxweyna ha la dhaawacay u sheegay warbaahinta.

Wiilal iskuulkoodii hore arday badan ku laayay

       Madaxweyne Bolsonaro ayaa qalliin lagu sameeyay kadib dhaawaca kasoo ga aray tooridda uu ninka kusoo weerarray. Waxa uu rumaysan yahay in falkaasi uu ahaa mid ay siyaasadi ka dambeyso oo ay soo maleegeen shakhsiyaad kale.

     "Waxa ay iskudayeen inay i dilaan. Wa an hubaa cidda ay ahaayeen, balse ma sheegi karo, waayo ma doonayo cid gaar ah go'aan ka gaaro," ayuu intaa raaciyay.

Garsooraha ayaa dhowr todobaad ka hor amray in baaritaan caafimaadka maskax da ah lagu sameeyo Mr de Oliveira ka hor inta aan go'aan laga gaarin kiiskiisa.

Maxaa ku dhacay madaxweynaha?

     Mr Bolsonaro oo 64 jir ah ayaa toori la ga geliyay caloosha, waxaana uu dhaaw ac halis ah kasoo gaaray xiidmaha, oo wax aaba ka baxay boqolkiiba 40 dhiggi isa. Xil ligaasi waxa uu ku sugnaa isu soo bax uu taageerayaashiisa kula hadlayay oo ka   dhacayay Minas Gerais.

       Cisbitalka ayaa loola cararay, waxa ana intii muddo ah uu ku jiray qeybta dad ka xaaladoodu liidato, isagoo ay colaasha uga jirtay bac wasakhda looga guro, taa soo markii dambe laga bixiyay bishii Jan u ary ee sanadkan.

       Mr Bolsonaro, oo hogaanka Brazil la wareegay horraantii sanadkan ayaa aam insan siyaasadda midig fog, waxaana qa ar kamid ah xeel dheerayaasha siyaasad da dalkaasi ay barbar dhigaan madaxwey naha Maraykanka, Donald Trump.

Adélio Bispo de Oliveira, ayaa dhanka ka le aaminsan afkaarta garabka bidix, wax aana uu si weyn u dhaliili jiray siyaasada ha Mr Bolsonaro. Markii uu falkaasi geyst ay ayaa waxaa gacanta ku dhigay oo gara acay taageerayaasha madaxweynaha, ka hor inta aanay la wareegin booliska Brazil.

MADAXWEYNE XAAF OO KA HADLAY DADKII LAGU LAAYAY GAALKACYO

    Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxw eyn aha dowlad goboleedka Galmudug ay aa ka hadlay dilkii loogu geystey Magaala da Gaalkacyo 13 ruux oo kasoo jeeday de gaanada maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

     Madaxweyanaha ayaa sheegay in ga canta lagu dhigay dad lagu tuhmaayo dil ka dadkaasi in ay ka dambeeyeen.

    "Dadka ka dambeeyay dilka waxa ay ah aayeen dad weyraxsan ka dib markii maqr ibnimadii la diley sarkaal.”ayuu u sheegay Xaaf laanta afka soomaaliga ah ee BB Cda.

      Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dad ka Shacabka ee Koonfur Galbeed in ay is dejiyaan, islamar kaana dadkaasi dhibaa tadda geystay Sharciga la marsiin doono.

Illaa 13 ruux oo ka soo kala jeeda deegaa nad Koofurgalbeed iyo Hirshabelle ayaa la gu diley Habeen hore magaalada Gaa lkacyo iya goo dadkaasi la sheegay inay ahaayeen dad xoogsato ah oo laga soo saaray gur yo ay ka degenaayeen magaa lada Gaal kacyo.

KOONFUR GALBEED OO GUDDI XAQIIQO RAADIN AH U DIRAYSA GALMUDUG

     Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cab dicasiis Xasan Maxamed ayaa sheegay in maamulka Koonfur Galbeed ay Magaca abeen Guddi Xaqiiqo raadin ah oo loogu tala galay in ay taggaan Magaalada Gaalk acyo.

     Guddiggaan ayuu sheegay in ay ka shaqeyn doonaan sidii loo baari lahaa dad kii Shacabka ah ee Habeen hore lagu xas uuqay Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

      Madaxweynaha waxaa uu sheegay in maamulada Koonfur Galbeed iyo Galm udug ay si wadajir ah uga shaqeyn doona an in la dhameeyo Wixii ka dhacay Magaa lada Gaalkacyo, islamarkaana lasoo qab to dambileyaasha. Ugu dambeyntii waxaa uu Madaxda Galm udug ugu baaqay in ay Maxkamad soo taaggaan kuwii dhibaateeyay Shacab ka Masaakiinta aph ee kasoo eedda degaa nada maamulka Koonfur galbeed.

MUXUU KA YIRI XASAN SHEEKH MAXAMUUD DADKII LAGU LAAYAY GAALKACYO?

   Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xa san Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u ca mbaareeyay dad Shacab ah oo Habeen hore lagu laayay Magaalada Gaalkacyo qeybta Ga lmudug ka dib markii Koox degaanka ah ay ku eedeeyeen in ay dileen Sarkaal ka tirsan Ciidanka Galmudug.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaq ay laamaha Amniga Galmudug in ay si deg deg ah baaritaano ugu sameyaan dad kaasi, islamarkaana Caddaaladda la hork eeno Cidii  ka dambeysay dilka.

    "Waa wax laga naxo in dad gaarayo 10 qofood lagu dilay magaalada Gaalkacyo hal habeen sabab kasta oo loo tiiriyo e, waana cambaareynayaa falkaas foosha xun iyo dadkii ka dambeeyayba. Waxaan u tacsiyeynayaa eheladii ay ka geeriyood een dadkaas. Waxaan ku adkeynayaa maamulka Galmudug iyo waxgaradka reer Galmudug guud ahaan iyo gaar ahaan kuwa reer Galkacyo iney ka wada shaq eeyaan sidii gacan ku dhiiglayaaaha loo hor keeni lahaa sharciga si cadaaladu u shaqeyso” ayuu yiri Xasan Sheekh Ma xamuud

     Saraakiisha Ciidanka Galmudug ee Ga alk acyo ayaa Risaala u sheegay in dilka dadkaasi uu yimid ka dib markii Kooxo hu beysan ay Magaalada Gaalka cyo ku dil een Sarkaal ka tirsan Ciidanka Nabad sug gida Galmudug, islamarkaana dadka dega anka ay ceyradeen labo ka mid ah Kooxihi dilka geystay ka dibna gurigii ay galeen la ga soo saaray 10 ruux ayna dileen 9 ka mid ah Koox degaanka ah oo ka careysan dilka Sarkaalka Nabad suggida ka tirsa naa.

MADAXWEYNIHII HORE EE GALMUDUG OO KA HADLAY DADKII LAGU LAAYAY GAALKACYO

      Madaxweynihii hore ee maamulka Galmu dug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa si weyn u cambaareeyay dad Shac ab ah oo Habeen hore lagu laayay Magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug ka dib markii Koox deg aanka ah ay ku eedeeyeen in ay dile en Sarkaal ka tirsan Ciidanka Gal mudug. Gu uleed ayaa ugu baaqay laam aha Amniga Galmudug in ay si deg deg ah baaritaano ugu sameyaan dadkaasi, isl amarkaana Caddaaladda la horkeeno Ci dii  ka dambeysay dilka.     Saraakiisha Ciidanka Galmudug ee Gaa lkacyo ayaa Risaala u sheegay in dil ka dadkaasi uu yimid ka dib markii Kooxo hubeysan ay Magaalada Gaalkacyo ku dil een Sarkaal ka tirsan Ciidanka Nabad sug gida Galmudug, islamarkaana dadka dega anka ay ceyradeen labo ka mid ah Kooxihi dilka geystay ka dibna gurigii ay galeen laga soo saaray 10 ruux ayna dileen 9 ka mid ah Koox degaanka ah oo ka careysan dilka Sarkaalka Nabad suggida ka

FAAHFAAHIN DAD LAGU XASUUQAY DULEEDKA GAALKACYO

     Fahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan dil Habeen hore Magaalada Gaa lkacyo loogu geystay 9 ruux oo la sheeg ay in ay kasoo jeeddaan degaanada maa mulka Koonfur Galbeed.

     Gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug Cabdirashiid Haashi Cartan ayaa warba ahinta u xaqiijiyay in dilka uu ka dhacay duleedka Magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug.Saraakiisha Ciidanka Galmud ug ee Gaalkacyo ayaa Risaala u sheegay in dilka dadkaasi uu yimid ka dib markii Ko oxo hubeysan ay Magaalada Gaalkacyo ku dileen Sarkaal ka tirsan Ciidanka Nab ad suggida Galmudug, islamarkaana dad ka degaanka ay ceyrasadeen labo ka mid ah Kooxihi dilka geystay ka dibna gurigii ay galeen laga soo saaray 10 ruux ay na dileen 9 ka mid ah Koox degaanka ah oo ka careysan dilka Sarkaalka Nabad suggi da ka tirsanaa.  Saraakiisha Booliska wa xa ay sheege en in dadka la dilay wali ay san xaqiijin kar in inay yihiin kuwii dilay Sarkaalka, islamar kaana ay jiraan xubno gacanta lagu dhigay baaras ayaa socoto

SUUDAAN OO LAGA DIGAY IN AY NOQOTO SIDA SOOMAALIYA OO KALE

     Dowladda Mareykanka ayaa ka digtay in dalka Suudaan ay ka bilowdaan Xasa rado Siyaasadeed oo sababi kara Burbur kii ku dhacay Soomaaliya iyo Liibiya oo kale in dalkaasi uu haleelo.      Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay haddii Golaha Milat ariga iyo Shacabka ay ku guuldareystaan inay soo dhisaan dowlad KMG ah oo dalka Hoggaamisa in ay dhici karto Fowdo Sababi kartaan in Khala laaso uusan xalkiisa Fududeyn in uu dal kaasi ka bilowdo.

        Dowladda Mareykanka ayaa si deg deg ah ugu baaqday dhinacyadda Suuda an heshiis muhiim ah in ay gaaraan, kaa soo ku aadan dhismaha Dowlad KMG ah oo ku timaada rabitaanka Shacabka.

Tibor Nagy, kaaliyaha Xoghayaha Arrima ha Dibadda Mareykanka ee arrimaha Afr ika ayaa sheegay in dowladda Mareykan ka ay isha ku heyso Xaaladda Suudaan ayna ka walaacsan in uu haleelo burburkii Soomaaliya oo kale.

      Nagy ayaa xusay in Mareykanka uu kala shaqeyn doono dalalka Afrika bad baadinta Suudaan.     In ka badan 100 qof ayaa la dilay ku dhowaad 500 oo qofna dhaawac ayaa soo gaaray intii lagu guda jiray howlgal culus oo laga fuliyay goob ay leeyihiin Banaanb axyeyaasha oo ku taalla caasimadda Sud an ee Khartoum maalmihii ugu dambee yay.

KALFADHIGA 44AAD EE BAARLAMAANKA PUNTLAND OO FURMAY

    Madaxweynaha Puntland Mudane Sic iid Cabdullaahi Deni ayaa furay Kalfadhi ga 44aad ee Gollaha Wakiillada maam ulka Puntland.

      Munaasibadda furitaanka waxaa Mad axweyanaha ku wehelinaayey Madax weyne Kuxigeenka Puntland Mudane Ax med Cilmi Cismaan Karaash, waxaa sidoo kale kasoo qeybgalay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Madaxwey nihii Hore ee Puntland, Ahna Sanator ka tirsan Aqalka Sare ee BDFS Mudane Ca bdiraxmaan Maxamed Maxamuud    Far oole, Madaxda Dhaqanka, wakiillada uru rada bulshada rayidka ah, wakiilladda hey’ addaha caalamiga ah, Qunsuliyadda Dawl adda Itoobiya ee Puntland, bahda Saxaa fadda iyo masuuliyiin kale.

       Madaxweynaha Puntland Md.Siciid Cabdullaahi Deni oo si rasmi ah u furay Kalfadhiga 44aad ee Baarlamaanka Pu ntland, waxa uu jeediyey khubad taariikh iya. Ka akhriso lifaaqa hoose khudbadda Madaxweynaha.

MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE OO KA HADLAY DADKII LAGU DILAY GAALKACYO

       Madaxweynaha Hirshabeelle Dr Max amed Cabdi Waare ayaa ka hadlay falka Magaalada Gaalkacyo loogu dilay Dad rayid ah oo aan waxba galabsan, islamark aana ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya, isagoo cambaareeyay falkaasi kuna tilm aamay mid argagax ah oo laga naxo

"Anigoo ku hadlaya afka Golayaasha Dow ladda Hirshabeelle Waxaan cambaareyn ayaa falkani lagu laayay dadkaasi masaak iinta ah, Dadka Soomaaliyeed waa walaal, xidid, iyo ehel intuba meel kasta oo ay joo gaan, waxaana uga tacsiyeynayaa ehelka ay ka geeriyoodeen dadkaasi, waxaana u rajeynayaa in eebe uu ka waraabiyo janatul Fardowsa” Ayuu yiri Madaxweyne Waare.

      Madaxweynaha  Hirshabeelle Dr Max amed Cabdi Waare oo sii hadlay ayaa mu ujiyay sida uu uga xunyahay falkaasi lagu dilay 13 ruux oo dad shacab ah xoogsata ahaa, waxaana uu ugu baaqay Dowladda Goboleedka Galmudug in baaritaan dhab ah ay ku sameeyso Falkaasi islamarkaa na dadkii ka dambeeyay, cadaaladda la marsiiyo.

      Dhanka kale, falkan dilka ah oo aad lo oga xumaaday ayaa maamulka Galmudug loogu baaqay iney baaritaan dhab ah ku sameeyaan cadaaladana la horkeeno dad kii ka dambeeyay.

HOWLGALLO CULUS OO KA SOCDA HABEEN HORE GAALKACYO

Wararka inaga soo gaaraya M/Gaalkacyo ee xarunta G/Mudug ayaa waxa ay sheeg ayaan in halkaasi ay ka socdaan Howlg allo amniga lagu xaqiijinayo.

     Howlgaladan oo ay sameynayaan Ciid anka Amaanka ee Maamulka Galmu dug ayaa waxa ay ka socdaan xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Gaalkacyo qeybta Galmudug. Ciidanka ayaa guri guri u baaraya, waxaana shacabka ay weydii nayaan aqoonsi iyo cida taqaana, sida uu soo sheegayo wariye ku sugan M/Gaal kacyo.

    Weli howlgaladan lama sheegin cid si rasmi ah loogu soo qabtey, hase ahaatee Ciidamada ayaa galaya inta badan gu ryaha ku yaalla Gaalkacyo.

     Saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay in ay ku daba jiraan qaar ka mid ah Kooxdii Shacabka Habeen hore ku xasuuqday Koonfur Magaalada Gaalkacyo.

       13 ruux oo Habeen hore Koox hubeysan ay ku dishay Duleedka Magaalada Gaalkac yo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kasoo jeeday degaanada maamulada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle.

      Kooxda dilka geysatay ayaa ka careys naa Sarkaal ka tirsan NISA oo lagu dilay Bartamaha Magaalada Gaalkacyo.

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO GAARAY KUWAIT

  Wafdi Sare oo uu hoggaaminayo Taliya ha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Dahir Aden Cilmi, ayna qeyb ka yi hiin Taliyaha Ciidanka Badda Admiral Cabaas Amin Cali, iyo Taliyaha Hoggaan ka Howlgalada Col. Ciise Ahmed Wehliye ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray Dalka Kuwait.

Waxaa  ku soo dhaweeyay garoonka diy aaradaha magaalada Kuwait City e ca asimadda Dalkaasi,Madax Sare oo ka ti rsan Wasaaradda Difaaca Kuwait, Danj iraha Soomaaliya ee Kuwait Mudane Max amed Cabdullahi Odawaa iyo saraakiil kale oo Safaaradda JFS ee Kuwait ka ka tirsan.

     Wafdigan Sare ee Wasaaradda Difa aca Soomaaliya ayaa inta ay booqashada ku joogaan kuwait waxa ay la kulmi do onaan Madaxda Wasaaradda Difaaca Ku wait, gaar ahan Taliyaha Ciidanka Xooga Kuwait S/Gaas Mohammed Khalid Al Kha dar, iyo Saraakiisha kale ee dhiggooda ah, iyadoo hadafka socdaalkoodu la xiriiro xoojinta iskaashiga difaaca labada dal ee walaalaha ah.

     Dowladda Kuwait waxa ay ku jirtaa Do wladaha garab istaagay Soomaaliya intii ay burburka ku jirtay, waxaana sii xooge ysanaya xiriirka laba geesoodka ah ee wal aalnimo, iyadoo haatan Kuwait ay xubin ka tahay Golaha Amaanka Qaramada Mid oobey, halkaas oo ay mar walba ka muuji so garab istaag diblomaasiyadeed marka laga hadlayo amuuraha Soomaaliya.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO KA HADASHAY DADKII LAGU LAAYAY GAALKACYO

      Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa Cambaareesey dadkii Shacabka ahaa ee lagu laayey Magaalada Gaalkacyo ee xar unta gobolka Mudug.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa sheegay in falkaasi uu yahay Mid naxdin badan, islamarkaana ay baari doonaan sidda ay wax u dhaceen.

Waxaa uu sheegay in gacanta lagu soo dhigi doono Cidii ka dambeysay falkaasi, islamarkaana maamulka Galmudug uu u gu baaqayo in ay gacanta kusoo dhiggaan dambiliyeyaasha.

     Saraakiisha Ciidanka Galmudug ee Ga alkacyo ayaa Risaala u sheegay in dilka dadkaasi uu yimid ka dib markii Kooxo hu beysan ay Magaalada Gaalkacyo ku dil een Sarkaal ka tirsan Ciidanka Nabad suggida Galmudug, islamarkaana dadka degaanka ay ceyradeen labo ka mid ah Kooxihi dilka geystay ka dibna gurigii ay galeen laga soo saaray 10 ruux ayna dileen 9 ka mid ah Koox degaanka ah oo ka careysan dilka Sarkaalka Nabad sugg ida ka tirsanaa.

QM OO DALBATAY IN LA BAARO WEERARKII LAGU QAADAY MARAAKIIBTA

     Sucuudiga ayaa doonaya in jawa ab "degdeg ah oo go’aan leh” laga bixiyo we erarradii dhawaan lagu qaaday maraa kii bta saliidda ee gobolkaa marayey.

    Wasiirka tamarta, Khaalid AlFaalix, ay aa sheegay khatarta arintaasi ku yeelan karto shidaalka iyo suuqiisa dunidaba.

     Khamiistii ayaa laba markab oo kuwa saliidda qaada ah lagu weeraray gacanka Cummaan, bilk a horna afar kale ayaa me el ka baxsan xeebaha Imaaraadka lagu beegsaday.

    Maraykank ayaa arint ku eedeeyey Ir an, hase yeeshee Iran way beenisay in ay wax lug ah ku leedahay.

     Weerarradaasi waxay dhaceen iyadoo ay xiisadda labada dal dhex taal sii koox gaysanays. Qiimaha shidaalkuna wuxu tan iyo dhacdadii Khamiistii kor u kacay 4%.            Xoghaya guud ee Qaramada Mid oobay, Antonio Gutteres, ayaa ku baaqay inay lama huraan tahay in baaritaan ma dax bannaan oo dhacdaa caddeeya la sameeyo.

      Ururka ugu weyn ee ay ku mideysan yihiin milkiilayaasha maraakiibta caalamka ee BIMCO, ayaa ka digay xaaladda ka sii daraysa ee marinka Hormuz iyo Khaliijka Carabta kadib weerarradii ugu dambee yay ee halkaa lagula beegsaday maraaki ibta shidaalka.

GALMUDUG OO KA HADASHAY SIDDA AY WAX UGA DHACEEN GAALKACYO

       Duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf bare iyo Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Galmudug ColCabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb oo si wadajir ah Warbaahinta kula hadlay Gaalkacyo she egay in ay socdaan baaritaano sidda ay wax u dhaceen.

      Waxa ay sheegeen in ay si weyn uga  xun yihiin dil wadareedkii Habeen hore Ga alkacyo loogu geystay dad Shacab ah oo la sheegay in ay kasoo jeeddaan degaan ada maamulka Koonfur Galbeed.

      Taliyaha ayaa sheegay in ku raadjoo gaan kooxii ka damabeyay falkaasi lagu di lay 9 qof iyo dilkii kale ee Habeen hore loo geystay Cali Dhiif oo ka tirsana ciidamada    Nabadd Sugid Galmudug.

       Ugu dambeyntii Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in aysan dhici doonin in Kooxihii geystay dilka Cali Dhiif iyo Shacabka inta badan aysan ku dhuumaaleysan Gaalkac yo, islamarkaana Ciidanka Galmudug ay ku jiraan howlgal weyn oo ka socda Gaal kacyo.

SODDON KUN OO ARDAY OO IMTIXAAN U FA DHIISATAY DEGAANADA SOMALILAND

     Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daahfuray qay binta imtixaanka shahaadiga ah ee fasa llada siddeedaad ee dugsiyada dhexe iyo kuwa Afraad ee dugsiyada sare oo si ras mi ah Shalay uga bilaabmay guud ahaa nba Somaliland.

      Imtixaankan oo ay u fadhiisteen arday tiradoodu gaadhayso 30,000 (soddon kun) oo arday, ayuu madaxweynuhu ka daahfuray dugsiga Sheekh Cali Ibraahim ee bartamaha caasimadda Hargeysa ah dug sigii kasoo baxay 53 sano ka hor, waxana uu Ardayda Imtixaanka gelaysa, bahda waxbarashada iyo cid kasta oo imtixaanka gacanta ku haysaba kula dardaarmay inay u hoggaansamaan shuruucda Imtixaanka oo uu tilmaamay inuu qaranku geliyey waqti badan iyo tamarba.

      Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu Ardayda la wadaagay xadantada uu imtixaanku leeyahay iyo culayskiisa, isaga oo la wadaagay dareenkiisii ardaynimo xilligii uu heerkan taagnaa oo ay kasoo wareegtay in ka badan nusqarni, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, "Shalay halkan waxaan u imi laba qodob mid waa Hambalyadiina midna waxaan u dabaal degayaa sannad guuradii kasoo wareegtay maalintii Imtixaanka shaahaa diga ah ee dhexe aan u fadhiistay 53 oo ahayd 1966kii subaxdan oo kale aan sidi inaa u wararsanaa oo aanan soo quraa

 can oo aanan habeenkii seexan 

URURADDA BULSHADDA OO WAR KASOO SAARAY DADKII LAGU DILAY GAALKACYO

         Ururadda Bulshadda rayidka ah ayaa war kasoo saaray 13 ruux oo Habeen hore Koox hubeysan ay ku dishay Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Kooxda dilka geysatay ayaa ka careysnaa Sarkaal ka tirsan NISA oo lagu dilay Bartamaha Magaalada Gaalkacyo.

RA'IISUL WASAARE KU XIGEENKA OO SHIRWEYNE KA FURAY ISTANBUL

    Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya mudane Mahdi Ma xamed Guuleed (Khadar) ayaa Shalay si rasmi ah u furay shirka qurbajoogta Soomaaliyeed oo ka dhacaya M/Istaanbuul ee Dalka Turkiga. Shirkaan oo soconaya muddo Afar maalin ah ay aa waxaa looga hadlayaa dibuheshiisiinta, ganacsiga iyo arri maha degaanka, iyada oo si gaar ah diiradda loo saarayo ca qabadaha jira iyo fursadaha laga faa'iidaysan karo.

    R/W.kuxigeenka Dalka oo khudbad ka jeediyay furitaanka shi rka ayaa sheegay inay aad muhiim u tahay in qurba joogtu ay La ba jibbaaraan dowrka ay ku leeyihiin dibudhiska Dalka, ganac siga iyo horumarinta degaanka.

    Shirka qurba joogta Soomaaliyeed oo ay maalgelisay shirk adda Isgaarsiinta Hormuud ayaa waxaa ka qeyb gelaya mawa addiniin Soomaaliyeed oo ka kala yimid daafacaha caalamka, waxaana la filayaa in laga soo saaro natiijo iyo talooyin kaabaya horumarinta mustaqbalka ummaadda Soomaaliyeed.

TALIYAHA BOOLISKA OO FAAHFAAHIYAY KHASAARAHA QARAXYO KA DHACAY MUQDISHO

 Qaraxyo maataano ah ayaa shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaana Qaraxyaddaan ay kala dambeeyeen Daq iiqo kooban.

    Qaraxa Koowaad ayaa ka dhacay Isgoyska Sayidka goob ay ku sugan yihiin Ciidanka Ilaaladda Madaxtooyadda Soomaaliya, islamarkaana laga ilaaliyo Golaha Shacabka, waxaana Qara xaasi loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa.

     Goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa ah meel inta badan Ma shquul ah oo ay isticmaalaan Mas’uuliyadda dowladda Soomaa liya, waxaana sidoo kale halkaasi ku yaalla Wasaaraddaha Arri maha Gudaha iyo Amniga iyo Xarunta Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.

      Qaraxa Labaad ayaa ka dhacay  agagaarka KM4 , waxaana loo adeegsaday  gaari noociisa yahay Toyota NOHA oo qalin ah, ciidamada amniga ayaa ku guleeystay in ay gacanta ku soo dhig aan wadihii gaarigaas wax qasaarana ma uusan geysan qara aas.

     Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ay aa sheegay in 9 ruux ay ku dhinteen Qaraxyadda sidoo kalena ay ku dhaawacmeen ku dhaawaad 25 ruux.

XILDHIBAANADA LABADDA AQAL OO WAR KASOO SAARAY DADKII LAGU DILAY GAALKACYO

Xildhibaanada 2Gole ee baarla maan ka Soomaaliya ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa codsaday in si deg deg ah baaritaano loogu sameeyo dadkii lagu dilay Magaalada Gaalkacyo.

Xildhibaanada labadda Aqal ayaa shee gay in falkaasi u ahaa Mid si weyn looga naxay, islamarkaana loo baahan yahay in maamulka Galmudug in ay gacanta kusoo dhiggaan Kooxihii ka dambeeyay dilka.

Waxaa ay sidoo kale tilmaameen in loo baahan yahay baaritaano dheeraad ah la gu sameeyo dadkaasi oo ay dileen Mal eeshiyo hubeysan oo ka careysan Sarkaal Habeen hore lagu dilay Gaalkacyo.

      Saraakiisha Ciidanka Galmudug ee Gaalkacyo ayaa Risaala u sheegay in dil ka dadkaasi uu yimid ka dib markii Kooxo hubeysan ay Magaalada Gaalkacyo ku dil een Sarkaal ka tirsan Ciidanka Nabad gida Galmudug, islamarkaana dadka deg aanka ay ceyradeen labo ka mid ah Koo xihi dilka geystay ka dibna gurigii ay gal een laga soo saaray 10 ruux ayna dileen 9 ka mid ah Koox degaanka ah oo ka car eysan dilka Sarkaalka Nabad suggida ka tirsanaa.

SENATOR FAROOLE OO KHILAAF UGA DIGAY XUKUUMADDA IYO BAARLAMAANKA PUNTLAND

faroole-696x397     Cabdiraxmaan Maxamed Maxmauuf (Faroole) oo ka mid ah Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ay aa ka dalbaday Xildhibaannada Golaha Wakiilada Puntland iyo Xukuumadda Puntland in dhexd ooda uu soo kala dhex galo khilaaf.

     Waxa uu sheegay Senatorka in Xildhibaanada dhalinyara da ah ee ku jira Baarlaamnka Puntland ay muhiim tahay inay barta an Dastuurka Puntland iyo kan Soomaaliya si looga foga do khil aaf,isla markaana dadka ay ku hoggamiyaan wadada sax da ah.

      Dhinaca kale Senotar Cabdiraxmaan Maxamed Maxmauuf (Faroole) oo u jawaabayay Odayaal dhawaan ku shiray Gaalka cyo,kuwaas oo sheegay inay qaateen ku dhaqanka Shareecada Islaamk,waxaana uu ka codsaday inaysan u yeeran dadka dhi baatada ka abuuraya deegaanada Maamulka Puntland.

     Hadalkaan ayaa  Cabdiraxmaan Maxamed Maxmauuf (Fa roole) Madxweynihii hore ee Puntland ahna Xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ayaa waxaa uu ka jeediyay furitaankii shalay ee Kul ankii 44aad ee Golaha Wakiilada Puntland.

            


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip