Ururadda Bulshadda oo War kasoo saaray dadkii lagu dilay Gaalkacyo

0
Saturday June 15, 2019 - 20:25:54 in Wararka by
  • Visits: 439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururadda Bulshadda oo War kasoo saaray dadkii lagu dilay Gaalkacyo

    Ururadda Bulshadda rayidka ah ayaa war kasoo saaray 13 ruux oo xalay Koox hubeysan ay ku dishay Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Kooxda dilka geysatay ayaa ka careysnaa Sarkaal ka tirsan NISA oo lagu dilay Bartamaha Magaalada G

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururadda Bulshadda rayidka ah ayaa war kasoo saaray 13 ruux oo xalay Koox hubeysan ay ku dishay Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Kooxda dilka geysatay ayaa ka careysnaa Sarkaal ka tirsan NISA oo lagu dilay Bartamaha Magaalada Gaalkacyo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip