Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 44-aad ee Baarlamaanka Puntland, waxa uu jeediyey khubad taariikhiya. Ka akhriso lifaaqa hoose khudbadda Madaxweynaha.
Kalfadhiga 44-aad ee baarlamaanka Puntland oo furmay
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay Kalfadhiga 44-aad ee Gollaha Wakiillada maamulka Puntland.