Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen dad ku sugna goobtaasi, waxaana Qaraxaasi ka dhashay Khasaare isugu jira iyo dhimasho iyo dhaawac.
Goobtaan ayaa horay dhowr jeer loo Qarxiyay, waxaana sidoo kale Al-Shabaab ay ku qaadeen Weerar toos ah.
Qaraxa Labaad ayaa ka dhacay agagaarka KM4 , waxaana loo adeegsaday gaari noociisa yahay Toyota NOHA oo qalin ah, ciidamada amniga ayaa ku guleeystay in ay gacanta ku soo dhigaan wadihii gaarigaas wax qasaarana ma uusan geysan qaraxaas.
Faahfaahin Qaraxyo ka dhacay Muqdisho
Qaraxyo maataano ah ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaana Qaraxyaddaan ay kala dambeeyeen Daqiiqo kooban. Qaraxa Koowaad ayaa ka dhacay Isgoyska Sayidka goob ay ku sugan yihiin Ciidanka Ilaaladda Madaxtooyadda Soomaaliya, islamarkaana la