Tibor Nagy, kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee arrimaha Afrika ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay isha ku heyso Xaaladda Suudaan ayna ka walaacsan in uu haleelo burburkii Soomaaliya oo kale.
Nagy ayaa xusay in Mareykanka uu kala shaqeyn doono dalalka Afrika badbaadinta Suudaan.
In ka badan 100 qof ayaa la dilay ku dhowaad 500 oo qofna dhaawac ayaa soo gaaray intii lagu guda jiray howlgal culus oo laga fuliyay goob ay leeyihiin Banaanbaxyeyaasha oo ku taalla caasimadda Sudan ee Khartoum maalmihii ugu dambeeyay.
Suudaan oo laga digay in ay noqoto sidda Soomaaliya oo kale
Dowladda Mareykanka ayaa ka digtay in dalka Suudaan ay ka bilowdaan Xasaraddo Siyaasadeed oo sababi kara Burburkii ku dhacay Soomaaliya iyo Liibiya oo kale in dalkaasi uu haleelo. Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay haddii Golaha Milatariga iyo Shacab