Saraakiisha Booliska waxa ay sheegeen in dadka la dilay wali aysan xaqiijin karin in ay yihiin kuwii dilay Sarkaalka, islamarkaana ay jiraan xubno gacanta lagu dhigay walina ay ku socdaan baaritaano.
Faahfaahin dad lagu xasuuqay Duleedka Gaalkacyo
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan dil xalay Magaalada Gaalkacyo loogu geystay 9 ruux oo la sheegay in ay kasoo jeeddaan degaanada maamulka Koonfur Galbeed.
Gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug Cabdirashiid Haashi Cartan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dilka uu ka dhacay duleedka Magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug.
Faahfaahin dad lagu xasuuqay Duleedka Gaalkacyo
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan dil xalay Magaalada Gaalkacyo loogu geystay 9 ruux oo la sheegay in ay kasoo jeeddaan degaanada maamulka Koonfur Galbeed. Gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug Cabdirashiid Haashi Cartan ayaa warbaahi