Al-Shabaab oo sheegtay inay qabsadeen Ciidamo Kenyan ah

0
Friday June 14, 2019 - 22:51:41 in Wararka by
  • Visits: 533
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab oo sheegtay inay qabsadeen Ciidamo Kenyan ah

    Al-Shabaab ayaa shaaciyay in howlgallo ay ka fuliyeen deegaano hoostaga Magalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ay kusoo qabteen Maleeshiyaad u Shaqeyneysay Ciidamada Kenya. Qoraal ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al-Shabaab ayaa shaaciyay in howlgallo ay ka fuliyeen deegaano hoostaga Magalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ay kusoo qabteen Maleeshiyaad u Shaqeyneysay Ciidamada Kenya. Qoraal ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka ayaa waxaa ay ku sheegeen in howlgalka ay ka fuliyene deegaan lagu Magacaabo 50 (Konton) oo hoos tagta Wajeer,isla markaana howlgalka uu u dhacy sida ay doonayeen.

Sidoo kale Al-Shababa waxa ay sheegeen Mooto oo ay maleeshiyaadka lahaayeen,hayeeshee faah faahin dheeraad ah intaasi badan kama sii bixin Al-Shabaab howlgalkaas.

Todobaadkaan gudihiisa ayay aheyd markii Al-Shabaab ay meel u dhow deegaanka Amuuma oo hoos taga Gaarisa ay ku weerareen Kolonyo ay wateen ciidamada Kenya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip