Xiisad ka dhalatay Xildhibaanad loo gacan qaaday

0
Friday June 14, 2019 - 22:44:31 in Wararka by
  • Visits: 437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiisad ka dhalatay Xildhibaanad loo gacan qaaday

    Dhammaan xildhibaannada dumarka ah ee ku jira Baarlamaanka Kenya ayaa ku dhawaaqay in aysan soo xaadiri doonin,islamarkaana isaga baxay aqalka, iyadoo uu socday kulan muhiim ah oo ku saabsan miisaaniyad sanadeedka dalka Kenya. Tallaabadan ayey mudan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan xildhibaannada dumarka ah ee ku jira Baarlamaanka Kenya ayaa ku dhawaaqay in aysan soo xaadiri doonin,islamarkaana isaga baxay aqalka, iyadoo uu socday kulan muhiim ah oo ku saabsan miisaaniyad sanadeedka dalka Kenya. Tallaabadan ayey mudanayaasha ku muujinayeen carada ay ka qaadeen weerar gacan qaad ah oo maanta loo geystay haweeneyda baarlamaanka u matashada Dumarka ismaamulka Wajeer oo lagu Magacaabo Faadumo Geeddi.

Falka lagu weeraray xildhibaanadda ayaa lagu eedeeyay mudane kale oo ka tirsan baarlamaanka, oo isagana laga soo doortay Wajeer.

Rashid Amin, oo ah xildhibaanka bariga Wajeer ayaa lagu eedeeyay inuu Faadumo Geeddi ugu gacan qaaday dhismaha baarlamaanka gudihiisa.

Wararka ayaa sheegaya in Mr Amin uu xildhibaan Faadumo ku eedeeyay inaysan deegaankiisa wax dhaqaale ah u qoondeynin, maadaama ay ka mid tahay guddiga miisaaniyadda ee Baarlamaanka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip