Ciidamada Amaanka Galmudug oo fashiliyay Qarax loo waday Dhuusamareeb

0
Wednesday June 12, 2019 - 21:09:40 in Wararka by
  • Visits: 419
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Amaanka Galmudug oo fashiliyay Qarax loo waday Dhuusamareeb

    Ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa ku guuleystay in ay fashiliyaan Jaakad lagusoo xiray waxyaabaha qaraxa oo lagu qariyay meel duleedka ka ah Magaalada Dhusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Sawirro laga soo qaaday ayaa muujinaya Saraaki

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa ku guuleystay in ay fashiliyaan Jaakad lagusoo xiray waxyaabaha qaraxa oo lagu qariyay meel duleedka ka ah Magaalada Dhusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Sawirro laga soo qaaday ayaa muujinaya Saraakiil Boolis ah oo ku howlan furfuridda Jaakada qaraxyada lagu soo xiray oo taalla meel u muuqata duleedka magaalada.

 0
ciidamada amaanka ee magaalada Dhuusamareeb ay ku guuleystn in qaraxaas oo aan geysan wax khasaare ah ay gacanta kusoo dhigaan, sidoo kale saraakiisha ayaa sheegay in ay ku daba jiraan cidii goobtaas qaraxa galisay.

Wararka aan haatan ka heleyno Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada amaanku ay baaritaano ka wadaan xaafadaha Dayax iyo Hodan oo dhaca galbeedka magaalada Dhuusamareeb.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip