Madaxweyne Waare oo gaaray Beled weyne iyo Banaanbax ka bilowday

0
Wednesday June 12, 2019 - 18:46:45 in Wararka by
  • Visits: 380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Waare oo gaaray Beled weyne iyo Banaanbax ka bilowday

    Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Safar deg deg ah oo uu ka soo laabtay dalka Kenya maanta ku gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Madaxweyne Waare ayaa garoonka Diyaaraddaha ee Magaalada Beledweyne waxaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Safar deg deg ah oo uu ka soo laabtay dalka Kenya maanta ku gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Madaxweyne Waare ayaa garoonka Diyaaraddaha ee Magaalada Beledweyne waxaa kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Caraale.

Madaxweynaha ayaa sheegay in sababta uu u tagay Magaalada in ay tahay soo Afjaridda Xiisadda ka dhalatay xilka qaadistii Gudoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed.

Markii uu soo gaaray Magaalada ayaa waxaa bilowday Banaanbax xooggan oo looga soo horjeedo, islamarkaana lagu taageerayo Gudoomiyihii xilka laga qaaday Yuusuf Dabageed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip